-
Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Warfaafinta Jsl Oo Xilkii La Wareegay.
Agaasimaha cusub ee wasaarada warfaafinta somaliland mustafe cabdi ciise shiine ayaa maanta sirasmi ah xilkii ugala wareegay agaasimihii hore ee wasaarada warfaafinta.
Wasiirka wasaarada warfaafinta cali mareexaan ayaa xilk...
Wednesday, December 6, 2023
-
Safiirka Somaliland Ufadhiya Kenya Oo La Kulmay Guddoomiyaha Aqalka Odayaasha Dalka Kenya.
Safiirka Somaliland ee dalka Kenya Amb. Mohamed A. Mohamud Barwaani iyo madaxda Safaaradda jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Senate ka dalka Kenya Mudane Hon. Amason Kingi oo a...
Wednesday, December 6, 2023
-
Laba Haween oo Reer Somaliland Ah oo Kamid Noqday Dadka Ugu Saameynta Badan Muslimiinta Caalamka.
Laba Haween oo Reer Somaliland Ah oo Kamid Noqday Dadka Ugu Saameynta Badan Muslimiinta Caalamka.
https://youtu.be/_f5qeKcYuU0
...
Wednesday, December 6, 2023
-
“Qaramadda Midoobay Waxa Aan U Sheegaya In Dalkayga Somaliland Yahay Dal Ku Suntan Dimiqaraadiyad, Doorashooyin Iyo Deganaansho Balse Beesha Caalamki Aaney Na Siin Mudnaanta Aanu Laheyn”Xildhiban Barkhad
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Khudbad Dheer Ka Jeediyay Xarunta Qaramada Midoobay Ee Geneva Ayaa Yidhi,
“dadkayagu Madaxbanaanidii Ay U Dagalaamen 1991-kii Oo Ay Dib Ugu La Soo Laabteen Dhulkoodi Xuduudaha Ingiriska Ku Fad...
Wednesday, December 6, 2023
-
Fanaanad Reer Somaliland Oo Fashilisay Shirqoolada Is Huwan Ee Ku Socda Jsl.
Fanaanad Halgamaa Shamis Cali Faarax “Shamis Qarda-Jeex” oo kamid ah dadkii usoo halgamay dib ulasoo noqoshada jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadashay xaaladaha siyaasadeed ee xiligan ka taagan dalka iyo duulaamada midabada...
Wednesday, December 6, 2023
-
“Barbaarinta Wanaagsani waxay Ilmaha Ka Ilaalisaa Inay Wadada Qaldan Raacaan” Dr. Mascuud Dadaal”Daawo Muuqaal
"Barbaarinta Wanaagsani waxay Ilmaha Ka Ilaalisaa Inay Wadada Qaldan Raacaan" Dr. Mascuud Dadaal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/D3skAxcodac
&nbs...
Tuesday, December 5, 2023
-
”Ha Noqonina Dhegaystayaal Diimeed oo Wanaagsan Ee Waxaad Noqotaan”Sheekh Xuseen Jabuutaawi”Daawo Muuqaal
''Ha Noqonina Dhegaystayaal Diimeed oo Wanaagsan Ee Waxaad Noqotaan''Sheekh Xuseen Jabuutaawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tOGx27bU_zU
...
Tuesday, December 5, 2023
-
Wasiir Ka Tirsan Itoobiya oo Shir Caalami Ah Ka Sheegay Sida Ay Uga Go’an Tahay Inay Bad Yeeshaan”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Wasiir Ka Tirsan Itoobiya oo Shir Caalami Ah Ka Sheegay Sida Ay Uga Go’an Tahay Inay Bad Yeeshaan"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/UFFGl2jXQNU
...
Tuesday, December 5, 2023
-
Profesor Cabdi Ismaaciil Samatar oo Ka Digay Nidaamka Wax Ka Badalka Dastuurka Soomaaliya”Daawo Muuqaal
Profesor Cabdi Ismaaciil Samatar oo Ka Digay Nidaamka Wax Ka Badalka Dastuurka Soomaaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/R3jAlpV474c
&...
Tuesday, December 5, 2023
-
Abagaadhayaashii Oromada Ahaa oo Kawar Bixiyay Socdaalka Ay Somaliland Ku Yimaadeen Iyo Waxa Kala Kulmeen”Daawo Muuqaal
Abagaadhayaashii Oromada Ahaa oo Kawar Bixiyay Socdaalka Ay Somaliland Ku Yimaadeen Iyo Waxa Kala Kulmeen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/sAV9cQa9G8g
 ...
Tuesday, December 5, 2023
« Previous Page — Next Page »