-
Xukuumada JSL Iyo Safaaradda Taiwan oo Sagootiyay Arday Deeq Waxbasho Ka Helay Dalka Taiwan”Daawo Muuqaal
Xukuumada JSL Iyo Safaaradda Taiwan oo Sagootiyay Arday Deeq Waxbasho Ka Helay Dalka Taiwan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/rJ0MSMsygsk
Berberato...
Saturday, August 26, 2023
-
“Waxaa la Gaadhay Xiligii Ciidanka Laga Barbar Dagaalami Lahaa, Qof Waliba Waa Inuu Tuutaha Uxidho Difaaca Qaranka, Ana Tuutaha Waan Soo Xidhanayaan.”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali warabe ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka sool ee ciidamada qaranka iyo udhexeeyay kooxaha kuwanta ah isagoo shaabka Somaliland ugu baaqay in ay ba...
Saturday, August 26, 2023
-
“Shacbi Waynaha Somaliland Waxaan Leeyahay Maalmaha Adag Waxaa Loo Baahan Yahay In Dhibta Dhacda Iyo Guuldarada Timaada Xamil Iyo Deganaan Lagaga Jawaabo”Musharax Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gobolka sool iyo dhibtii kasoo gaadhay ciidamada qaranka somaliland isagoo tcsi udiray ciidamadii ku g...
Saturday, August 26, 2023
-
Fitnada Iyo Astaamaa Ay Leedahay uu Ka Fadwooday Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
Fitnada Iyo Astaamaa Ay Leedahay uu Ka Fadwooday Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Barbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/emfIlPg5Jlw
Berberatod...
Friday, August 25, 2023
-
Suldaan Magaalada Hargaysa Ku Toogtay Suldaan Kale.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Saleebaan oo loo garan Ogyahay Suldaan “Habaar” ayaa galabta huteelka kaah ee magaalada hargaysa ku toogtay suldaan mahad Careesh kaasi oo uu soo gaadhay dhaawac lugta ah
Wararka laga ...
Friday, August 25, 2023
-
Shacabka Berbera oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Talaabadii Golaha Wakiiladu Kula Kaceen Wasiir Cali Xoorxoor”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Shacabka Berbera oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Talaabadii Golaha Wakiiladu Kula Kaceen Wasiir Cali Xoorxoor"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2gjldy58CQI
&nbs...
Thursday, August 24, 2023
-
Madaxweynaha Dalka Taiwan oo Marti Qaad Khaasa Ufidisay Drs Edna Aadan Ismaaciil”Daawo Muuqaal
Madaxweynaha Dalka Taiwan oo Marti Qaad Khaasa Ufidisay Drs Edna Aadan Ismaaciil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/0aolu6z-_bU
Berberatoday.com...
Thursday, August 24, 2023
-
Soomaaliya oo Joojisay Isticmaalka Tiktok, Telegram,1XBET Iyo Jawaabta Somaliland
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xukuumadda Soomaaliya, ayaa shaacisay inay joojinayso isticmaalka qaar ka mid ah baraha bulshada, sida Tiktok, Telegram iyo 1xbet sababo la xidhiidha Dhaqanka, Diinta iyo Anshaxa wanaagsan oo ay ...
Thursday, August 24, 2023
-
Itoobiya oo Baadhaysa In Ciidanka Sucuudigu Dilay Muhaajiriin Itoobiyaan Ah
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay si degdeg ah u baadhi doonto Warbixin ay Hay’adda Human Rights Watch soo saartay oo lagu sheegay in Ciidanka ilaalada xudduudaha ee Sucuudigu ay Dil iyo tacad...
Thursday, August 24, 2023
-
Fanaanada Reer Jabuuti ee Faduun Ducaale Suldaan oo Iyadoo Borama Joogta Kawarantay Taariikhdeeda Fanka”Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.com)-Fanaanada Reer Jabuuti ee Faduun Ducaale Suldaan oo Iyadoo Borama Joogta Kawarantay Taariikhdeeda Fanka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/5uVq019iLYg
&n...
Thursday, August 24, 2023
« Previous Page — Next Page »