Kenya oo Qabatay Ajaaniib Usocday inay Al-Shabaab Ku Biiraan
Kenya (aftahannews):- Ciidamada Booliska Kenya oo ilaalo xoogan ka sameeyay xuduudka Kenya iyo Soomaaliya u dhexeeya, ayaa qabtay 6 Qof oo ajaanib ah oo doonayey inay dhanka Soomaaliya u soo gudbaan, isla markaana ku biiraan X...