|
Warar
-
Dawlada Jabuuti Oo Cambaaraysay Weerarkii Israa,iil Ku Laysay Shacabka Reer Falastiin.
Dawladda Jabbuuti ayaa cambaaraysay weerarkii Israa’iil ku qaaday Cisbitaal ku yaalla Qasa oo ay ku dishay boqolaal shacab ah oo u badan carruur iyo haween.
“ Waxa ay Israa’iil ka gaysatay Qaza waxa loo arkaa weerar argag...
Thursday, October 19, 2023
-
“Saylac Somaliland Baa Iska leh, Wayna Ahaan Doontaa Ilaa Weligeed,”.Wasiirka Warfaafinta Somaliland”Daawo Muuqaal
Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday in dekedda Saylac ay weligeed ahaan doonto Somaliland,isla markaana jawaab ka bixisay warar dekeda Saylac ka soo saartay Itoobiya
Raysal-wasaaraha Itoobiya oo khudbad ...
Thursday, October 19, 2023
-
Wiil Dhalinyaro Ah Oo Dhawaan Lagu Diley Wajaale Oo Maanta La Aasay Iyo Fariinta Ay Direen Waxgaradku!
Wiil dhalinyaro ciyaartoy ahaa oo dhawaan si fool loogu dilay magaalada wajaale kadib markii ay dileen dhalinayaro kale oo kooxaha kubada ah ayaa maanta lagu aasay magaalada wajaale
Odayaasha iyo waxgaradkii kasoo qaybgalay aas...
Thursday, October 19, 2023
-
“Madaxwaynuhu Nagama Xishoon, Qarankana Kamuu Xishoon, Waana Axmaq Aan Damiir Lahayn, Maxamed Kaahina Waxaan Leeyahay 9jeer, Ayaad Dagaal Sokeeye Na Galisay..”Boqor Cismaan Buurmadow”Daawo Muuqaal
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa eedihii ugu cuslaa ujeediyay madaxwayne bixi oo uu sheegay in aanu ka xishoon beesha uu kazoo jeeda oo uu doonayo xiligan in uu galiyo dagaal kadib m...
Thursday, October 19, 2023
-
Gudida Gurmadka Suuqii Gubtay Ee Magaalada Wajaale Oo Baaq Diray!
Gudida gurmadka ee suuqii gubtay ee magaalo ganacsiyeedka Tog wajaale ayaa baaq udiray ganacsatada, xukuumada iyo Guud ahaan shacabka Somaliland oo ay ugu baaqeen in ay ka qayb qaaataan gurmad lagu taakulaynayo dadkii hantidoodu k...
Wednesday, October 18, 2023
-
“Qarankan Heeso Ayaanu Kusoo Xoraynay Anaga oo Kaman Iyo Shirkaan Sidana, Huwantana Waxan Leeyahay”Sahra Halgan”daawo Muuqaal
"Qarankan Heeso Ayaanu Kusoo Xoraynay Anaga oo Kaman Iyo Shirkaan Sidana, Huwantana Waxan Leeyahay"Sahra Halgan"daawo Muuqaal
https://youtu.be/TPvCKFZ1qL4
...
Wednesday, October 18, 2023
-
Shirkada Telesom Oo Ka Qaybgashay Shir Caalamiya Oo Lagaga Hadlayo Arimaha Tiknoolajiyada!
Kampala(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka socda shirkada telesom ayaa dalka Rwanda kaga qaybgalaya shir caalamiya oo lagaga hadlayo arimaha tiknoolajiyada kaasi oo ay kazoo qaybgaleen madax kala duwan oo ka socota qaarada Africa iy...
Wednesday, October 18, 2023
-
Yuhuuda oo Kun Qof oo Falstiniiyina Ku Dishay Gataalo Ay Ku garaacday Cisbataal Qasa Kuyaala
1000 qof ayey gaadhay Dhimashada Caawa shacabka Falastiin kadib Gantaalkii Yuhuuda ku dhufteen isbitaalka Gaza.
Boost this post to reac...
Wednesday, October 18, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Mid Kamida Wasiirada Xukumadiisa Mid Cusubna Magacaabay
Wareegto Madaxweyne-17-10-2023.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga kuna magacaabay wasiir cusub.
...
Tuesday, October 17, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Xadhiga ka Jaray 130 dhisme Oo Lagu Kordhiyey Goobaha Waxbarashada Ee Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb galay munaasibada xadhig ka jarka dhismayaasha lagu soo kordhiyey dugsiyada waxbarashada oo ka qabsoontay Xarunta Wasaar...
Tuesday, October 17, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|