|
Warar
-
Xildhibaan Guruuje Oo Xil. Maxamed Abiib Kula Taliyay In Aanu Ku Deg Degi Arimaha Qaar Ka Hadalkood.
Xildhibaan Axmed Yuusuf Nuur (Guruuje) ayaa si toosa ula hadlay xildhibaan maxamed abiib oo ay ka wada tirsan yihiin golaha wakiilada kaasi oo uu ugu baaqay in aanu ku hafan siyaasada somaloiland islamarkaana aanu ku deg deign w...
Tuesday, October 17, 2023
-
Sheekh Cabdiraxmaan Bashiir Oo Sheegay In Magaalada Qasa Lagu Riday Hub Halis Ah
Sheikh cabdiraxmaan bashiir oo kamid ah culimada somalida ee ku dhaqan dalka Canada ayaa sheegay in dawlada israa,iil falastiiniyiinta iyo magaalada qasa ku rideen rubuc kamid ah hubka nukniyeerka kaasi oo halis galin kara dadwayn...
Tuesday, October 17, 2023
-
Madaxdii Usareysa Wasaarada Maaliyada oo Berbera Uyimi Ka Gun Gaadhka Fadeexadii Musuqmaasuq ee Ka Dhacday Kastamka Berbera Cashuurta Dawladana Lagu Lunsaday
Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Maxamed Cismaan Xuseen Mu.adinka Iyo Agaasimihii Waaxda Kastamada Maxamed Xasan oo caawa Berbera kusoo hoyday Iyo Wasiirkii Maaliyada Sacad Cali Shire oo beri Subax Kalah...
Tuesday, October 17, 2023
-
Masar oo Dib Ufurtay Marinka Muhiimka Ah ee Rafax ee Qaza Kadib Sanado La Xidhay Iyo Sababta Loo Furay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Masar oo Dib Ufurtay Marinka Muhiimka Ah ee Rafax ee Qaza Kadib Sanado La Xidhay Iyo Sababta Loo Furay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/cKQQN59Ze8w
...
Tuesday, October 17, 2023
-
“Degmo Cidna Maamul Uma Aqoonsanayso, Shiinuhu Dagaalka Laascaanood Gacan Buu Kulahaa…”Guddoomiyaha Ururka Rejo Cabdilahi Dahab”Daawo Muuqaal
"Degmo Cidna Maamul Uma Aqoonsanayso, Shiinuhu Dagaalka Laascaanood Gacan Buu Kulahaa..."Guddoomiyaha Ururka Rejo Cabdilahi Dahab"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qkR1b3tq6NI
&...
Tuesday, October 17, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Damaca Itoobiya Ee Dekeda Saylac
Wasiirka gaashaandhiga somaliland ayaa markii uhoreeyay damaca kasoo yeedhay raysalwasaaraha itoobiya ee dekeda saylac isagoo sheegay in masiirka dekeda saylac ay goyn karto oo kaliya dawlada somaliland waxaana sidaasi ku sheegay ...
Tuesday, October 17, 2023
-
Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay Ay Kala Kulmeen”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Qoysaskii Laga Raray Xaafada lineka Bilayska Oo Ka Waramay Xaalada Nololeed Ee Goobta La Dajiyay Ay Kala Kulmeen"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ZaPIJXjRQNg
...
Tuesday, October 17, 2023
-
Xildhibaan Cabdikariim Maxamed Oo Si Dadban Ugu Jawaabay Dadka Usacaba Tumaya Damaca Raysalwasaare Abiye Ee Dekeda Saylac. “Daawo Muuqaal
“Aqoontaada Oo Gaaban , Aamus Baa Lagu kabaa”Xil. Cabdikariim Maxamed
Dekeda Saylac waa Dekeda 2aad ee Jamhuuriyadda Somaliland , waana Deked taariikhiiya oo ku taal goob Istaraatiiji ah, waxaanay u taagan tahay mid kamida ...
Tuesday, October 17, 2023
-
“Anigu Khudbadaa Madaxwaynaha, Waan Layaabay, Waxaa Looga Fadhiyay In Uu Ka Hadlo, Wixii Ciidamada Looga Soo Saaray Gooja Cade Iyo Siyaasadii Ciidanka Jabisay”Profesor Cabdi Cali“Daawo Muuqaal
“Bil Iyo Dheeraad Intuu Iska Aamusnaado,May Ahayn Shir Dhaqaalaha Lagaga Hadlayay, Intuu Kasoo Dhex Muuqdo, Inuu Waxyaabahaa Inooga Sheekeeyo ”Prof Cabdi Cali.
Prof Cabdi Cali Jaamac oo kamid ah aqoonyahanka reer Somaliland...
Tuesday, October 17, 2023
-
Culimada Somaliland Oo Soo Saaray Bayaan Lagu Taageerayo Falastiin.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah culimo awdiinta somaliland oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa soo saaray bayaan lagu taageerayo muslimiinta falastiin ee dagaalka kula jira israa,iil.
...
Tuesday, October 17, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|