-
Wasiirka Beeraha Somaliand Oo Ka Hadlay Ayax Lagu Arkay Dalka Iyo Digniinta Uu Udiray Dadka Beeralayda Ah.
Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka hadlay ayax duulaan ah oo lagu arkay deegaano katirsan somaliland.
Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa digniin ayaxa la xidhiidha udiray shacabka somaliland iyo beer...
Tuesday, November 7, 2023
-
Ciidanka Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Magaalada Hargaysa Ka Dhex Xadi Jiray Baabuurta.
Ciidanka booliska somaliland ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen tuug mudooyinkii udanbeeyay gudaha magaalada hargaysa ka dhex xadi jiray baabuurta ay shacabku meelahaasi dhigtaan
Sidoo kale ciidanka booliska ee saldhiga a...
Tuesday, November 7, 2023
-
Wasiirka Shaqo Gelinta Eng Cali Xoorxoor oo Berbera Kusoo Gabogabeeyay Shirka Dib u Eegista qorshaha Shanta Sanno”Daawo Muuqaal
Wasiirka Shaqo Gelinta Eng Cali Xoorxoor oo Berbera Kusoo Gabogabeeyay Shirka Dib u Eegista qorshaha Shanta Sanno"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/y7DmXsd68J4
...
Monday, November 6, 2023
-
Dagaalka Gaza oo Dhaawac Weyn Ugaystay Sumcaddii Maraykanku Ku Lahaa Bariga Dhexe Iyo Caalamka”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dagaalka Gaza oo Dhaawac Weyn Ugaystay Sumcaddii Maraykanku Ku Lahaa Bariga Dhexe Iyo Caalamka"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/HFwaFNssayk
&nbs...
Monday, November 6, 2023
-
Waa Kuwama Afarta Hogaamiye ee Katirsan Ururka Xamaas ee Israa’iil Raadinayso”daawo Warbixin Muuqaal Ah
Waa Kuwama Afarta Hogaamiye ee Katirsan Ururka Xamaas ee Israa'iil Raadinayso"daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/GmrGwIJ8Wtc
&...
Monday, November 6, 2023
-
Dagaal Ka Dhex Qarxa Itoobiya Iyo Eriteriya oo Laga Cabsi Qabo”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Dagaal Ka Dhex Qarxa Itoobiya Iyo Eriteriya oo Laga Cabsi Qabo"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/LiSpqz6ugig
Berber...
Monday, November 6, 2023
-
Culimada Soomaalida Iyo Siday Uga Hadleen Qadiyadda Falastiin Iyo Xasuuqa Ay Yuhuudu Ku Hayso”Daawo Muuqaal
Culimada Soomaalida Iyo Siday Uga Hadleen Qadiyadda Falastiin Iyo Xasuuqa Ay Yuhuudu Ku Hayso"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XYYFD0MRsAc
...
Monday, November 6, 2023
-
Wasaaradda Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyadda Jsl Oo Daah-furtay Hannaanka Casriga Ah Ee Adeegyada Dawlada Hoose.
Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland ayaa daahfurtay Hanaanka Casriga ee Adeegyada qaarkamid ah Dawlada hoose ee dalka.
Kulan ayaa waxaa daahfuray wasiirka isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Somaliland Dr cabdi...
Monday, November 6, 2023
-
Afhayeenka Xisbiga Waddani Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Wasiirada Xukuumada katirsan Ee Gobolka Awdal Kasoo jeeda.
Afhayeenka xisbiga waddani Maxamed Faarax Cabdi ayaa dhaliilo culus ujeediyay wasiirada xukuumada madaxwayne biixi katirsan ee kasoo jeeda gobolka awdal oo uu sheegay in ay tahli kari waayeen in ay xukuumada usheegeen tabashada re...
Monday, November 6, 2023
-
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM oo Muddo-kordhin Loo Sameeyey
Ney York(Berberatoday.com)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa u kordhiyey illaa 31ka October 2024-ka muddada joogitaanka hawlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Qaraar tirsigiisu yahay 2705 oo ay si w...
Sunday, November 5, 2023
« Previous Page — Next Page »