-
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo kulan La Qaatay Wafti ka Socday Dawlada Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen!
Musharaxa madaxwayne ee xisbiga Waddani cabdiraxmaan cirro ay kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya dalka somaliya kaasi oo safar ku yimid caasimada Somaliland, kaasi oo ay ka wada hadleen xaal...
Friday, November 3, 2023
-
Abwaan Siyaasi Cismaan Ku Jare Oo Runta Usheegay Reer Awdal”Daawo Muuqaal
Abwaan Siyaasi Cismaan Ku Jare Oo Runta Usheegay Reer Awdal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/dl_WfYt3Z-8
Berberatoday.com...
Friday, November 3, 2023
-
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Waftigii Ka Socday dawladda Ingiriisku?
Madaxwaynaha Somaliland ayaa kulan la qaatay wafti uu hogaaminayay safiirka dawlada ingiriiska ufadhiya muqdisho kaasi oo ay ka wada hadleen xaalada gobolka sool iyo qabsoomida doorashada jsl.
...
Friday, November 3, 2023
-
Maayarka Burco oo Ka Hadlay Khilaafka Golihiisa Degaanka Iyo Eedaymaha Loo Soo Jeediyey”Daawo Muuqaal
Maayarka Burco oo Ka Hadlay Khilaafka Golihiisa Degaanka Iyo Eedaymaha Loo Soo Jeediyey"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4UmPx0J2KOw
&nb...
Thursday, November 2, 2023
-
Xildhibaan Guruuje Oo Sheegay In Somaliland Xaalad Adag Ku Jirto Iyo Sida Lagaga Bixi Karo!
Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada uu dalku marayo iyo siyaabaha lagaga bixi karo.
...
Thursday, November 2, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo Dil Qisaas Ah Ku Fulisay Shan Gacan Kudhiigle
Xukuumada somaliland ayaa maanta dil toogasho ku fulisay qof kuwaasi oo hore dilal ugaystay lagu fuliyay qisaastii
Qoraal kasoo baxay xafiiska xeer ilaalinta guud ee qaranka ayaa faah faahin laga bixiyay shanta qof ee dilka lag...
Thursday, November 2, 2023
-
Abwaan Cali Seenyo oo Gabay Ka Tiriyay Colaadda Dabada Dheeraatay ee Ceel-afwayn”Daawo Muuqaal
Abwaan Cali Seenyo oo Gabay Ka Tiriyay Colaadda Dabada Dheeraatay ee Ceel-afwayn"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Qqc9gzvWCp8
...
Thursday, November 2, 2023
-
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan la Qaatay Masuuliyiinta Baanka Dhexe
Guddida joogtada iyo anshaxa ee Golaha wakiilada JSL ayaa maanta oo (Arbaca) ah waxay kulan xog-waraysi la qaateen masuuliyiinta BAANKA DHEXE JSL oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baanka DHexe Md. Dr. Cali C.laahi Daahir…..
Kulan...
Thursday, November 2, 2023
-
Daawo Quruxda Subaxda Hore Magaalada Saylac ee Gobolka Selel ee Somaliland”Daawo Muuqaal
Daawo Quruxda Subaxda Hore Magaalada Saylac ee Gobolka Selel ee Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/xMn8sWlf_h0
...
Thursday, November 2, 2023
-
“Xildhibaanada Gollaha Deegaanka Burc Runtii Waa La Dhufaaney,Aniga Hada Waa Laysoo Soo Doortay Deegaankii Layga Soo Doortay Mayarka Ayaa Ka Taliya Maaha Inuu Ka Taliyo”Axmed Xiis Dharbaan”Daawo Muuqaal
"Xildhibaanada Gollaha Deegaanka Burc Runtii Waa La Dhufaaney,Aniga Hada Waa Laysoo Soo Doortay Deegaankii Layga Soo Doortay Mayarka Ayaa Ka Taliya Maaha Inuu Ka Taliyo"Axmed Xiis Dharbaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/29dwiyL...
Thursday, November 2, 2023
« Previous Page — Next Page »