|
Warar
-
“Ismaan Lahayn Waxaad Noqon Doontaa Dhakhtar, Ismana lahayn Waxaad Noqon Doontaa Wasiir..”Dr Edna Aden
Marwo Drs Adna Aadan ismaaciil ayaa ka waramay filashooyin badan oo aanay is lahayn in ay gaadhayso iyadoo sheegtay in ay islahayn waxaad noqon doontaa dhakhtarad.
...
Thursday, November 2, 2023
-
Qeybo Kamida Waayeelka Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal oo Inay Beel Ahaan Ka Go,antay Inay Xisbi Siyaasiya oo Deeganooda Matala Helaan’daawo Muuqaal
Qeybo Kamida Waayeelka Iyo Waxgaradka Gobolka Awdal oo Inay Beel Ahaan Ka Go,antay Inay Xisbi Siyaasiya oo Deeganooda Matala Helaan'daawo Muuqaal
https://youtu.be/QUlYxf-Rg4Q
...
Wednesday, November 1, 2023
-
Somaliland Waatan Qooqaysee Ciise Maxaa Helay, Rag Aamusay Iyo Riyo Aamusayba Reerkoda Way Gabene”Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Ciise”Daawo Muuqaal
Somaliland Waatan Qooqaysee Ciise Maxaa Helay, Rag Aamusay Iyo Riyo Aamusayba Reerkoda Way Gabene"Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beelaha Ciise"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/n2LxeJ_i-EQ
&...
Wednesday, November 1, 2023
-
Roobab Lafilayo In Ay Ka Da,Aan Gobolada Somaliland Iyo Fariinta Loo Diray Bulshada!
Wasaarada beeraha somaliland qaybteeda saadaasha hawada ayaa war kasoo saaray roobab waawayn oo lafilayo in ay da,aan qaybo kamid ah gobolada somaliland
Sidoo kale wasaarada beeraha ayaa digniin udiray dadwaynaha ku dhaqan gobo...
Wednesday, November 1, 2023
-
Ganacsade Ay Dawlada Hoose Ee Hargaysi Qufushay Meheradiisii Oo Wacad Ku Maray In Uu La Dagaalamayo
Ganacsadaha qaadka keena ee ina faras ayaa si cadho leh uga hadlay meherad uu ku iiibiyo qaadka oo maanta quful ay ku dhufatay dawlada hoose ee hargaysa ayaa sheegay in lagu xidhay meharadiisa qalad islamarkaana uu iska celin doon...
Wednesday, November 1, 2023
-
Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Gobolka Awdal Oo Shaaciyay Inay Barbar Taaganyihiin Dawladooda Somaliland Iyo Fariin Ay Udireen Qurba Joogta Fidmo Wadayaasha Ah”Daawo Muuqaal
Qaarkamid ah dhalinyarada iyo aqoonyahanka gobolka Awdal ayaa ka hadlay xaalada Gobolka Iyo Shakhsiyaadka dibad Wareega ah ee la baxay Awdal State iyagoo sheegay in ay meel uga wada soo jeedaan abniga gobolka islamarkaana aanay ka...
Wednesday, November 1, 2023
-
Haayada Dhawrista Tayada Somaliland Oo Shaacisay Natiijada Baadhitaan Ay Ku Samaysay Sonkorta Shacabka Ka Shakiyeen Fayo Qabkeeda”Daawo Muuqaal
“In Taariikhada kiishka Sonkortu 25kg Ah, Dib Loogu Cabeeyey Ay Khaldan Tahay Oo Ay Tahay 1/10/2023 Halkii Ay Ka Ahaan Lahayd july/2023/ june 2023”Haayada Dhawrista Tayada jsl.
Haayada dhawrista tayada somaliland ayaa s...
Wednesday, November 1, 2023
-
“Haddii Saamiga Qabaliga Ah Lagu Qaybsado, Dowladnimada Maku Gaadhaynaa Horumar, Sinaan Iyo Caddaalad? Gudoomiyaha Ururka SPP.
Kacdoonada Siyaasadeed Ee Ku Salaysan beelaha Somaliland wada dagaa waxay inta badan salka ku hayaan waa saami qaybsi beeleed.
Somaliduna waxa kaliya ee waqtigu kaga lumay, dagaalada iyo burburka Somalidana sababaa waa saami qa...
Wednesday, November 1, 2023
-
Guddida Xakamaynta HIV/AIDS oo Kulan Wacyigelin Uqabtay Ardaya Dugsiyada Degmada Dilla
Guddida Xakamaynta HIV/AIDS oo Kulan Wacyigelin Uqabtay Ardaya Dugsiyada Degmada Dilla
https://youtu.be/K9BnGXd1V1c
...
Tuesday, October 31, 2023
-
Sadex Iyo Tobanka Urur Waa In Ay U Tartamaan Madaxtinimada Afhayeenka Ururka Hilaac Maxamed Cumar”Daawo Muuqaal
Sadex Iyo Tobanka Urur Waa In Ay U Tartamaan Madaxtinimada Afhayeenka Ururka Hilaac Maxamed Cumar"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/tVumy6hDEOE
&nb...
Tuesday, October 31, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|