-
“Kulmiye Waxay Ugu Necbaayeen Golaha Guurtida, Waxayna Odhan Jireen Golahaa Xun ee Meesha Ku Abaaday Kuwa Mucaaradka Maanta Ahna Haday Yimaadaan Golaha Guurtida Saaxiibkood Ayuu Noqonayaa”Profesor Cabdi Cali Jaamac”Daawo Muuqaal
“Kulmiye Waxay Ugu Necbaayeen Golaha Guurtida, Waxayna Odhan Jireen Golahaa Xun ee Meesha Ku Abaaday Kuwa Mucaaradka Maanta Ahna Haday Yimaadaan Golaha Guurtida Saaxiibkood Ayuu Noqonayaa”Profesor Cabdi Cali Jaamac"Daawo Muuqa...
Saturday, August 19, 2023
-
Sheekh Siciid Maxamed Faarax Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xumaa Ee Maydka Askarta Loogu Gaystay Gacan Libaax.
Sheekh Siciid Maxamed Faarax oo kamid ah culimada reer somaliland ayaa maanta salaadii jimce kaga hadlay dilkii foosha xumaa ee askarta ciidanka booliska katirsan loogu gaystay deegaanka gacan libaax iyo falkii foosha xumaa ee loo...
Saturday, August 19, 2023
-
Maraykanka oo Duqaymo Cusub La Beegsaday Kooxda AlShabaab Iyo Khasaaraha Lasoo Wariyay Inuu Ka Dhashay”Daawo Muuqaal
Maraykanka oo Duqaymo Cusub La Beegsaday Kooxda AlShabaab Iyo Khasaaraha Lasoo Wariyay Inuu Ka Dhashay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/uJYBn6-CpCc
...
Friday, August 18, 2023
-
Xisbiga kulmiye Oo Shaaciyay Tirada Musharixiinta Isku Diwaangaliyay In Ay Utartamayaan Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga.
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye axmed cabdi dheere ayaa ka hadlay halka ay marayso qaban qaabada shirka golaha dhexe oo 20bisha lagu wado in uu ka qabsoomo magaalada burco.
Sidoo kale axme...
Friday, August 18, 2023
-
Xukuumada Somaliland Oo War kasoo Saartay Dilkii Magaalada Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa cambaaraysay dilka loo gaystay Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo ka mid ahaa hal abuurka iyo haldoorka dalka oo kooxaha aragagixisada iyo huwanta ku sugan magaalada ...
Friday, August 18, 2023
-
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Oo Kormeer Xog-ogaal Unoqosho Ah Ku Tegay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kormeer ku sameeyay xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL iyo Machadka Shaqaalaha Dawlada, Isaga oo u kuur...
Friday, August 18, 2023
-
Daawo Muuqaalka”Qaabkii Burco Iyo Deegaamada Ka Sokeeya Loogu Soodhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Daawo Muuqaalka"Qaabkii Burco Iyo Deegaamada Ka Sokeeya Loogu Soodhaweeyay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
https://youtu.be/ixRldUYJcHU
&...
Friday, August 18, 2023
-
“Habeen oodhan Mobile-lo Hadaynu Ku Mashquulsanahay Asxaabtu Cibaadada Rabbi Ayay…”Sheekh Maxamed Shugri”Daawo Muuqaal
"Habeen oodhan Mobile-lo Hadaynu Ku Mashquulsanahay Asxaabtu Cibaadada Rabbi Ayay..."Sheekh Maxamed Shugri"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/f0wzvRdBrJc
Berb...
Friday, August 18, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco Iyo Deegaannada Ku Teedsan.
Burco(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer oo uu safar shaq...
Friday, August 18, 2023
-
Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Dilka Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye Iyo Dareenada Uu Kala Kulmay Qoraal Uu Ka Baahiyay Geeridiisa
Yuusuf Shaacir Oo Ka Hadlay Dilka Laascanood Loogu Gaystay Abwaan Jaamac Kadiye Iyo Dareenada Uu Kala Kulmay Qoraal Uu Ka Baahiyay Geeridiisa.
...
Friday, August 18, 2023
« Previous Page — Next Page »