-
“Madaxweynuhu Wuxuu Ubaahan Yahay Qof Kaaba”Wasiir Hore Cawaale Shirwac oo Shaaciyey Inuu Tartamayo Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye”Daawo Muuqaal
"Madaxweynuhu Uuxuu Ubaahan Yahay Qof Kaaba"Wasiir Hore Cawaale Shirwac oo Shaaciyey Inuu Tartamayo MusharaxaMadaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/aS5F9oU9AMQ
&nbs...
Thursday, August 17, 2023
-
“Waxan Ku Baaqayaa In La Mideeyo Ergooyinka Nabada Isku Xilqaamay”Gudoomiyaha Dalada Sosan Anwar Warsame
"Iyada oo ay socdaan dedaalo kala duwan oo lagu doonayo in xal nabadeed oo kama-dambays ah loogu helo xiisadda ka taagan Buurta Gacan Libaax iyo ismariwaaga siyaasadeed ee dalka ka jira, waxa aan ku baaqayaa:
1. In la mideeyo e...
Thursday, August 17, 2023
-
“Xukuumadda Hada Jirtaa Waa Tii Ugu Xadhiga Iyo Tacadiga Badnayd”Cabdiraxmaan Cirro”Daawo Muuqaal
"Xukuumadda Hada Jirtaa Waa Tii Ugu Xadhiga Iyo Tacadiga Badnayd"Cabdiraxmaan Cirro"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/vsfWoIxMzlM
...
Thursday, August 17, 2023
-
“Waxaad Aniga Iisoo Sidiyo Saafka Iyo Goolka, Adiguba Saboolbaad Tahee, Siiso Ubadkaaga” Hooyada Dhashay Wariye Bushaaro Baanday Oo Tooshka Ku Qabatay Beentii Afhayeen Buuni.
Hooyada dhashay wariye bushaaro cali baandey ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalo been ah oo uu afhayeenka xisbiga kulmiye cabdinaasir buuni ka sheegay xadhiga inanteeda iyadoo ku tilmaamtay in afhayeen buuni beenta uu ku macaash...
Thursday, August 17, 2023
-
Dr Gaboose Oo Booqday Ehelada Sarkaalkii Kamidkaa Ah Askartii Lagu Dilay Deegaanka Goda Yar.
-Dr Maxamed cabdi gaboose ayaa booqday ehelada sarkaalkii kamid ahaa ciidamadii booliska ee jabhada buurta gacan libaax ku laysay deegaanka goda yar.
...
Thursday, August 17, 2023
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Siyaasi Samaale Oo Usharaxan Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Kulmiye.
Gabiley(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa taageero balaadhan umuujiyay siyaasi cabdicasiis samaale oo u tartamaya gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye iyagoo fariin udiray xubna...
Thursday, August 17, 2023
-
“Go,aanka Xukuumiga Ah Ee Madaxwaynuhu Nagu Hogaaminayaa Maaha, Buurta Gacan Libaax Madaafiic Halagu Garaaco”Wasiir Siciid Sulub”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliand siciid sulub ayaa sheegay tan iyo intii ay dilaacday jabahada buurta gacan libaax in ay hoos utuur tuuraan wasiirada ay saaxiibada yihiin ee kazoo jeeda beel...
Thursday, August 17, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi oo Xadhiga Kajaray Haamaha Kaydka Shiidaalka Shirkada Dahabshiil Haamo Kaloo Gaasta Lagu Keydin Doonana Dhagax Dhigay
Berbera(Berberatoday.com)-Madaxweyne Muuse Biixi oo Xadhiga Kajaray Haamaha Kaydka Shiidaalka Shirkada Dahabshiil Haamo Kaloo Gaasta Lagu Keydin Doonana Dhagax Dhigay
https://youtu.be/3d4...
Wednesday, August 16, 2023
-
Ergadii Iyo Gudidii Maalmahnba Ku Sugnaa Buurta Gacan-libaax oo Hargeysa Dib Ugu Soo Laabtay
Ergadii iyo Gudidii maalmahnba ku sugnaa Buurta Gacan-libaax ayaa Hargeysa dib ugu soo laabtay, ergada oo dhawr maalmood kulamo la qaatay Jabhad dhawaan dil iyo dhaawac u gaysatay Ciidamada booliska Somaliland ayaa la sheegaya in ...
Wednesday, August 16, 2023
-
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Xadhigga Ka Jaray Haamaha Keydka Shidaalka ee Dahabshiil, Kuwo Gaastana Dhagax Dhigay
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa safar shaqo ku joogaan, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray Keydka Haamaha shidaalka ee shirkadda DAHABHIIL ka...
Wednesday, August 16, 2023
« Previous Page — Next Page »