-
“Waxaan Ku Soconaa Laascaanood Orad Iyo Allabari Ayaanu Kutagaynaa Waxanu Nahay Ergo Nabadeed”Suldaanka Guud Ee Beellaha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi”Daawo Muuqaal
"Waxaan Ku Soconaa Laascaanood Orad Iyo Allabari Ayaanu Kutagaynaa Waxanu Nahay Ergo Nabadeed"Suldaanka Guud Ee Beellaha Habar Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8KdW1uOFdOQ
...
Monday, February 20, 2023
-
Salaadiin.Ugaasyo.Boqoro,Cuqaal,Waayeel Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Beelaha Garxajis oo Sheegay Inaan Bayaankii Shalay Ay Sooaareen Gudidii Suldaan Cade Gude Hogaaminayay Beesha Kumatalin, Raalin Galina Kabixiyay Bayaankaas”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Salaadiin.Ugaasyo.Boqoro,Cuqaal,Waayeel Iyo Waxgarad Kasoo Jeeda Beelaha Garxajis oo Sheegay Inaan Bayaankii Shalay Ay Sooaareen Gudidii Suldaan Cade Gude Hogaaminayay Beesha Kumatalin, Raalin Galina Kab...
Monday, February 20, 2023
-
Dawlada Taiwan oo Somaliland Ku Wareejisay Qalab Caafimaad Ugaara Dadka Lafaha Ka Jabay ee Kabniinka Ubaahan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Taiwan oo Somaliland Ku Wareejisay Qalab Caafimaad Ugaara Dadka Lafaha Ka Jabay ee Kabniinka Ubaahan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AmAZXmfGY78
 ...
Monday, February 20, 2023
-
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigtay Goob Caruurta Loo Dalxiis Gayn Doono!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan dawlada hoose Iyo wasiirka ciyaaraha iyo xubno kale oo katirsan xukuumada dhexe ayaa dhagax dhigay goob loogu talo galay in caruurta yar ...
Monday, February 20, 2023
-
“Salaadiintu Hadii Ay Yidhaahdeen Tagi Mayno Laascaanood Macanheedu Waa Dhiiga Daadanaya Dan Kama Lihin…”Siyaasi Ibraahim Mahdi Buubaa”Daawo Muuqaal
"Salaadiintu Hadii Ay Yidhaahdeen Tagi Mayno Laascaanood Macanheedu Waa Dhiiga Daadanaya Dan Kama Lihin..."Siyaasi Ibraahim Mahdi Buubaa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VtvZ3VvEEvc
&nbs...
Monday, February 20, 2023
-
Hogaanka Ciidanka Booliska Somaliland Ee Gobolka Sool Oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo Ee Magaalada Laascanood.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Hogaanka ciidanka booliska Somaliland ee gobolka sool ayaa ka hadlay xaalada nabadgalyo ee magaalada laascanood labadii cisho ee udanbeeyay oo uu sheegay in ay degan tahay islamarkaana aanay jirin wax ...
Monday, February 20, 2023
-
Liyuu Booliska Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Oo La baabi,in Doono Iyo Sababta
"Qoraal Twitterka lagu soo qoray ayaa sheegaya in Liyuu Police Dawllad Deegaanka Somalida Itoobiya la baabiin doono lagana dhigi doono Ciidamada Kaydka Ethiopia"
Warqad la sheegay inay ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaara...
Sunday, February 19, 2023
-
“Suldaankii Xalay Hadlay Iyo Suldaanka Guud ee Suldaan Daa,uud Waxan Leeyahay Berbera Ayaad Maraysaane Iska Noqda Anaga Nalamaydaan Soo Hadal Diyaarina Idiinma Nihin”Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil”Daawo Muuqaal
"Suldaankii Xalay Hadlay Iyo Suldaanka Guud ee Suldaan Daa,uud Waxan Leeyahay Berbera Ayaad Maraysaane Iska Noqda Anaga Nalamaydaan Soo Hadal Diyaarina Idiinma Nihin"Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil"Daawo Muuqaal
https://youtu.be...
Sunday, February 19, 2023
-
Gudida Beelaha Garxajis oo Sheegay Inaanay Qeyb Ka Noqonayn Salaadiintoodu Xal Uhelida Xiisada Dagaal ee Ka Aloosan Laascaanod”Daawo Muuqaal
“Qayb kama nihin ergada Madaxwaynu sheegay in uu Laascaanood udiraayo” Beesha Garxajis oo diiday nabadaynta Laascaanod Sulaadiintu utagayso Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xukumadiisana eedo culus ujeediyay.
https://youtu.be/t1d...
Sunday, February 19, 2023
-
Madax Dhaqameedka Somaliland Qeybo Kamida Oo Hada Ka Baxay Harageysa Una Socda Nabadaynta Laascaanod”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax Dhaqameedka Somaliland Qeybo Kamida Oo Hada Ka Baxay Harageysa Una Socda Nabadaynta Laascaanod"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zxg3sBcV5eY
&nb...
Sunday, February 19, 2023
« Previous Page — Next Page »