-
“Culimada Qaar Waxay Qabaan In La Dilo Qofka Kufsi Gaysta”Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye”Daawo Muuqaal
"Culimada Qaar Waxay Qabaan In La Dilo Qofka Kufsi Gaysta"Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/i8FjAj_2fnI
...
Sunday, February 19, 2023
-
Af-hayeen Cabdinaasir Buuni oo Si Adag Ugu Jawaabay Afhayeenka Xisbiga Wadani oo Ku Baaqay In Ciidamada Qaranka Laascaanod Laga Soo Saaro”Ciidanka Laascaanood Hadii Laga Saaro Ma Gurigaaga La Keenayaa…”
Af-hayeen Cabdinaasir Buuni oo Si Adag Ugu Jawaabay Afhayeenka Xisbiga Wadani oo Ku Baaqay In Ciidamada Qaranka Laascaanod Laga Soo Saaro"Ciidanka Laascaanood Hadii Laga Saaro Ma Gurigaaga La Keenayaa..."
https://youtu.be/e4Enx...
Sunday, February 19, 2023
-
Ciidamada Qaranka Ee Ku Sugan Jiida Tukaraq Oo Ka Hadlay Xaalada Nabadgalyo Deegaanka, Beeniyayna In Ay Kasoo Guureen Tukaraq!
Tukaraq(Berberatoday.com)-Ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan jiida hore ee gobolka sool gaar ahaan deegaanka tukaraq ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee nabadgalyada deegaanka.
Sidoo kale taliyaha qaybta ee ciidamada tukar...
Sunday, February 19, 2023
-
Xisbiga Wadani oo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa Ku Dhaliilay Maamul Xumo Keentay Xiisada Dagaal ee Laascaanod”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Wadani oo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa Ku Dhaliilay Maamul Xumo Keentay Xiisada Dagaal ee Laascaanod"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/gEKhFURb3zM
 ...
Sunday, February 19, 2023
-
Shirkii Beelaha Irir Samaale ee Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya oo Lagaga Dhawaaqay Laba Dawlad Deegaan Oo Cusub
SHIRKI BEELLAHA IRIR SAMAALE EE DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA OO LAGAGA DHAWAAQEY, LABA DAWLAD DEGAAN OO CUSUB.
Odayasha, aqoonyahanka, haweenka iyo dhalinyarada beesha irir samale ayaa go'aamo ka so saarey shirkan wax...
Sunday, February 19, 2023
-
Boqor Cismaan Buurmadow Oo Sheegay In Xukuumada Somaliland Ku Fashilantay Xalinta Xaalada Laascanood, Madaxwayne Biixina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo!
Nairobi(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee magaalada laascanood isagoo sheegay in xukuumada Somaliland ku fashilantay xal uhelida xaalada g...
Sunday, February 19, 2023
-
“Sheekh Umal Waa Qabyaali, Waakii Lahaa Xasan Sheekh Waa Murtad,Farmaajana Waa”Siyaasi Cismaan Kujare”Daawo Muuqaal
"Sheekh Umal Waa Qabyaali, Waakii Lahaa Xasan Sheekh Waa Murtad,Farmaajana Waa"Siyaasi Cismaan Kujare"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/OZHIvtd0A7E
...
Saturday, February 18, 2023
-
“Xaal Iyo Raagligalin Ayaan Siinaya Xildhibaan Mubarak Xeeldheere Iyo Hooyadiiba”Siyaasi Cali Dhagoole oo Lasoo Gole Joojiyay”Daawo Muuqaal
"Xaal Iyo Raagligalin Ayaan Siinaya Xildhibaan Mubarak Xeeldheere Iyo Hooyadiiba"Siyaasi Cali Dhagoole oo Lasoo Gole Joojiyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/1WsavRdoyQQ
 ...
Saturday, February 18, 2023
-
Madax Dhaqameedka Beelaha Gabooye oo Ugu Baaqay Dadkooda Ku Dhaqan Gobolka Sool Inaanay Dagaalka aanay Qeyb Ka Noqon”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Madax Dhaqameedka Beelaha Gabooye oo Ugu Baaqay Dadkooda Ku Dhaqan Gobolka Sool Inaanay Dagaalka aanay Qeyb Ka Noqon"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/VPd6aZtHCH8
...
Saturday, February 18, 2023
-
Malayshiyaadka Ka Dagaalamaya Laascaanod Isimada Dhaqanka ee Ku Sugan Laascaanood oo Amar Lagu Siiyay Inay Ka Baxaan Magaalada Iyo Sababta?
Isimada dhaqanka ee ku sugan Laascaanood oo amar lagu siiyay inay ka baxaan magaalada Laascaanood.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Warar aanu helay oo ku dhaw dhaw isimada ayaa sheegay in Taliyayaasha ciidamada jabhadda SSC ...
Saturday, February 18, 2023
« Previous Page — Next Page »