Ma Laga Yaabaa In Ethiopia Uu Mar Kale Dagaal Gudaha Ahi Ka Dhaco?
Dalka Ethiopia ayaa dhowaan la soo afjaray colaadii dawlada Dhexe ee Ethiopia iyo Tigray oo dalkaasi gaadhsiisay halis weyn Oo amni oo qarka u saartay in burbur dhaco , kaasi oo werwer Ku hayey dalalka mandaqada Geeska Africa oo d...