|
Warar
-
Barakacayaasha Duleedka Magaalada Burco oo Ka Cabanaya Duruufo Nololeed oo Qalafsan”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Burco(Berberatoday.com)-Barakacayaasha Duleedka Magaalada Burco oo Ka Cabanaya Duruufo Nololeed oo Qalafsan"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/jcEbImozFeo
&...
Thursday, April 13, 2023
-
Hanti Dhawrka Guud Ee Qaranka Oo Joojiyay Xil Wareejinta Agaasimihii Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaarada Waxbarashada Iyo Sobobta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hanti dhawraha guud ee qaranka Axmed Yuusuf Dirir ayaa joojiyay xil wareejin uu samayn lahaa agaasimihii maamulka iyo lacagta ee wasaarada waxbarashada oo wasiir toorno maalintii shalay umagacaabay gudoo...
Thursday, April 13, 2023
-
Madaxwayne Biixi Oo Loogu Baaqay In Uu Xilka Ka Caydhiyo Wasiirka Beeraha Oo Hadal Qaranka Fadeexad Ku Ah Warbaahinta Kasii Daayay.
“Madaxwaynaha Waxaan Odhan Lahaa Dadka Noocaasi Ah Xilka Ka Qaad, Hadii Aanad La Rayi Ahayn, Ma Istaahilo In Uu Wasiir Noqdo”Gudoomiye kuxigeenka ururka rajo.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka urur siyaasadeed...
Thursday, April 13, 2023
-
Profesor Cabdisalaan Yaasiin Gabay Xad Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Shaqada Looga Baahan Yahay Gudida Doorashooyinka!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo kamid ah halgamayaashii dib uxoraynta Somaliland eek u bahoobay ururka miisaan ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka Somaliland iyo caqabadaha ku xeeran isagoo ku baaqay in loo...
Wednesday, April 12, 2023
-
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Itoobiya Ufadhiya Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache)
Arimaha Am...
Wednesday, April 12, 2023
-
“Waxa Yaab Ah Gurmadada Kusoo Qulqulaya Laascaanood, Waa La Yaqaan Waddada Keliya Ee Ufurani In Ay Tahay Kalabaydh, Adeer Hal Ama Laba Guuto Oo Ka Xidha Miyaa La Waayay”Cali Guray.
Hashu Maankayga Gadaye, Ma Nasaar Bay Liqday!!
Horta dagaalka waxa hogaamiya siyaasad. Ciidanka Qaranku wuu gudan karaa waajib kasta oo ciidan hadii ay leeyihiin ujeedooyin si cad u qeexan, wax-ku-ool ah lana kasbi karo oo ay k...
Wednesday, April 12, 2023
-
“Waxaan Ku Leeyahay Wasiir Toornoow Daa,uud Uu Joogayaaye Waxba Haku Godoboobin”Xildhibaan Jamaal.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Jamaal oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag ua soo horjeestay xilka qaadis uu wasiirka waxbarashadu ku sameeyay gudoomiyihii xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax...
Wednesday, April 12, 2023
-
Odayaal Iyo Xildhibaan Ka Hadlay Dil Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Togdheer Oo Fariin Culus Udiray Xukuumada.
Burco(Berberatoday.com)-Odayaasha iyo waxgaradka deegaanka xangeeya oo katirsan Gobolka Togdheer oo uu weheliyo xildhibaan mubaarik xeeldheere oo mudanayaasha laga soo doortay gobolka saaxil ayaa si adag uga hadlay dil dhawaan ka ...
Wednesday, April 12, 2023
-
Maxaad Ka Taqaanaa Faa’iidooyinka uu Soonku Uleeyahay Caafimaadka Bina,aadamka”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxaad Ka Taqaanaa Faa'iidooyinka uu Soonku Uleeyahay Caafimaadka Bina,aadamka"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/qzeilhPfxJ8
&nb...
Tuesday, April 11, 2023
-
“Cabdirashiid Cali Sharmaake isaga oo Dagaal Kula Jira Itoobiya Ayuu Doorasho Galay”Mujaahidiin Ka Hadlay Xaalada Dalka Somaliland”Daawo Muuqaal
"Cabdirashiid Cali Sharmaake isaga oo Dagaal Kula Jira Itoobiya Ayuu Doorasho Galay''Mujaahidiin Ka Hadlay Xaalada Dalka Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3MDLoXosVbw
...
Tuesday, April 11, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|