-
“Dawlada Maraykanka Dan Ayaa Inaga Soo Gashay, Ee Madaxwayne Danteena Ka Horaysii”Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari Oo Hore Uga Sii Digay Arinta Maanta Taagan!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi rashiid jaamac dhari (sheekhul axmar” oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaalada dalka ka taagan iyo kuwa geeska Africa ayaa mudo haan laga jooga 5bilood ka hadlay damac...
Thursday, January 19, 2023
-
“Waxaan Cadaynayaa In Aan Iska Casilay, Ururkii Barwaaqo Ee Aan Kamid Ahaa, Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood Darteed” Prof Ebyan.
Profesor Axmed Cabdi Muuse Ebyan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka sool oo maanta lagu soo dhaweeyay magaalada hargaysa kana mid ah masuuliyiinta sar sare ee Ururka Barwaaqo ayaa sheegay in uu gabi a...
Thursday, January 19, 2023
-
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo La Kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Xisbiyada mucaaradka Somaliland Ee Waddani Iyo UCID ayaa Habeenkii xalay magaalada hargaysa kula kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa Suldaan Siciid Axmed kaasi sida wara...
Thursday, January 19, 2023
-
Dugsiga Farsamada Gacanta Berbera Oo Dufcadii Koowaad Ka Qalinjabisay Xafladana Loo Sameeyay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Dugsiga Farsamada Gacanta Berbera Oo Dufcadii Koowaad Ka Qalinjabisay Xafladana Loo Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/skH68HHAcBU
&n...
Wednesday, January 18, 2023
-
“Wallaahi Reer Berberow Sanad Walba Waxa Inoo Yimaada In Ku Dhow 15 Kun Oo Qof Oo Intey Reer Berbera Kula Noqdaan Kaa Horeynaya Waar Berberadi Horaay Ha Seexanine Fadhiga Ka Kaca”Maayar Cabdishakuur Cidin
“Wallaahi Reer Berberow Sanad Walba Waxa Inoo Yimaada In Ku Dhow 15 Kun Oo Qof Oo Intey Reer Berbera Kula Noqdaan Kaa Horeynaya Waar Berberadi Horaay Ha Seexanine Fadhiga Ka Kaca”Maayar Cabdishakuur Cidin
https://youtu.be/E...
Wednesday, January 18, 2023
-
“Garaadada Reer Laascaanod Ee Sida Maatida Ufikirayaa Yay Xabada Usitaan Ma Naagohooda Iyo Caruurtooda Ay Ku Laynayaan”Siyaasi Ramaax Cali Hayste”Daawo Muuqaal
"Garaadada Reer Laascaanod Ee Sida Maatida Ufikirayaa Yay Xabada Usitaan Ma Naagohooda Iyo Caruurtooda Ay Ku Laynayaan"Siyaasi Ramaax Cali Hayste"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7Uoh_71XfX8
 ...
Wednesday, January 18, 2023
-
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo Socdaal Kutagi Doona Magaalada Laascaanod Iyo Filashada Waxgaradka Iyo Shacabka Gobolkaas Ee Kacsan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif oo Socdaal Kutagi Doona Magaalada Laascaanod Iyo Filashada Waxgaradka Iyo Shacabka Gobolkaas Ee Kacsan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/D4NFPq...
Wednesday, January 18, 2023
-
16 Qof Uu Kamid Ahaa Wasiirka Arimaha Gudahaa Ukraine Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ku Geeriyoday Diyaarada Ladhacaday Oo Burburtay”Daawo Muuqaal
Ukrain(Berberatoday.com)-16 Qof Uu Kamid Ahaa Wasiirka Arimaha Gudahaa Ukraine Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Ku Geeriyoday Diyaarada Ladhacaday Oo Burburtay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/e7pz20yh1eE
&n...
Wednesday, January 18, 2023
-
”Xaaladda Sool Gacmo Shisheeye Ayaa Ku Jira ”Cabdiqaadir Cali Obsiiye”Daawo Muuqaal
''Xaaladda Sool Gacmo Shisheeye Ayaa Ku Jira ''Cabdiqaadir Cali Obsiiye"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fJUU0nWNRJA
Berberatoday.com...
Wednesday, January 18, 2023
-
Warbixin: Kooxo Iska Dhigaya Dawladda Hoose Ee Hargeysa Xoolaha Ka Dhaca Dadka Magaalada Ku Haysta”Daawo Muuqaal
Warbixin: Kooxo Iska Dhigaya Dawladda Hoose Ee Hargeysa Xoolaha Ka Dhaca Dadka Magaalada Ku Haysta"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/nUj-qgLVjmM
Be...
Wednesday, January 18, 2023
« Previous Page — Next Page »