-
“Sistooy Hadaad Been Sheegaysid, Mid Run U Eeg Sheeg, Warqada Aad Soo Goosatay kuuguma Qorna Afar Diyaaradood Ayuu Leeyahay, Ee Waxaa Kuugu Qoran Isaguubaan Qaadka Keeni Kara”Ganacsade Ina Jabuutaawi.
Laascaanod(Berberatoday.com)-Ganacsade maxamed jabuutaawi ayaa markale ka hadlay arinta qaadka miirooga laascanood iyo muranka ka tagan isagoo ka jawaabay hadalkii kazoo yeedhay cabdicasiis sisto oo ah qoladii uu ganacsaduhu ku ee...
Sunday, November 27, 2022
-
“Ma Guulaysanysid Hadaan Ilaahay Ku Kaalmayn”Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi Barbaraawi”Daawo Muuqaal
"Ma Guulaysanysid Hadaan Ilaahay Ku Kaalmayn"Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi Barbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/m3KekTXSBBQ
&nbs...
Saturday, November 26, 2022
-
Madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin Oo Kulan La Qaatay Waalidiinta Askarta Ku Dhintay Dagaalka Ukrain”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Madaxweynaha Ruushka Vladmir Putin Oo Kulan La Qaatay Waalidiinta Askarta Ku Dhintay Dagaalka Ukrain"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/fMh_0R8OVfk
...
Saturday, November 26, 2022
-
Cabdicasiis Siisto Oo Qirtay In Adeerkii Muuse Biixi Kooto Ugu Xidhay Diyaaradaha Jaadka Miirooga Keena Laascaanod Si Qaab Darana Isugudayay Inuu Isu Daafaco”Daawo Wareysi Lala Yeeshay”Daawo Muuqaal
Cabdicasiis Siisto Oo Qirtay In Adeerkii Muuse Biixi Kooto Ugu Xidhay Diyaaradaha Jaadka Miirooga Keena Laascaanod Si Qaab Darana Iskudayay Inuu Isu Daafaco"Daawo Wareysi Lala Yeeshay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/AvKc7ju6rww
...
Saturday, November 26, 2022
-
Somaliland Oo Lga Helay Geedka Laga Sameeyo Looxa Qori Caska Ah
Gabiley(Berberatoday.com)-Gudaha Somaliland ayaa markii uhoraysay la shaaciyay in laga helay geedka laga sameeyo Looxa Qori Caska ah.
Muwaadin ismaacil oo ah muwaadin ku nool gobolka gabiley ayaa deegaanka ceel ba...
Saturday, November 26, 2022
-
Muwaadin Cabasho Ka Muujiyay Dhul Uu Leeyahay Oo Wado Lagu Soo Duway Iyo Fariinta Uu Udiray Maayarka Caasimada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muwaadin ku nool magaalada hargaysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dhul uu leeyahay oo lagu soo duway wado isagoo fariin cabasho ah udiray maayarka caasimada Hargaysa.
...
Saturday, November 26, 2022
-
Milicsiga; Marxaladihii Ay Soo Martay Somaliland Iyo Maxamed Ismaaciil Bulaale Oo ka Hadlay Xaalada Wakhtigaasi! H
-Somaliland ayaa mudadii ay jirtay marxalado kala duwan kuwaasi oo maalinba meel taagaan hadaba xubno badan oo hada badi geeriyooday oo xilal kazoo qabtay Somaliland ayaa maalinta ka hadlay waxa taagan maxamed ismaaciil bulaale al...
Saturday, November 26, 2022
-
“Khilaafka Doorashooyinku Wuu Ka Gudbi Doonaa, Heerka Uu Hadda Joogo, Muusana Waxa ka Go’an, In Tiisa Uu Qasab Ku Meelmarsado”Siyaasi Cali Guray.
“2023: SOMALIYA IYO SOMALILAND”SIYAASI CALI GURAY
Sida laga soo xigtay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay miisaaniyad sanadeedka Dawladda Federaalka Somalia 2023 ayaa lagu qiyaasay in ay noqon doonto ku dhawaad hal bilyan oo...
Saturday, November 26, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Eedaysane Habeenkii Xalay Magaalada Hargaysa ku Dilay Marxuum Baashe Faarax.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanka kusoo dhigay nin habeenkii xalay magaalada hargaysa ku diley Marxuum laga magacaabi Jiray baashe Faarax Nuur sida ay ku sheegeen qoraal ay ku baahiyeen boga ci...
Saturday, November 26, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Jeelka Madheera Ku Booqday 62 Dhalinyaro Ah Oo Xukuumada Kasoo Xidh Xidhay Magaalada Burco.
Madheera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta xabsiga madheera ku soo Booqday 62Dhalinyaro ah oo xukuumadu dhawaan kazoo xidh xidhay magaalada burco kuwasi...
Friday, November 25, 2022
« Previous Page — Next Page »