-
Waxgaradka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Fariina Udiray Mucaaridka!
Gabiley(Berberatoday.com)-Waxgaradka,odoyaasha Iyo haweenka gobolka gabiley ayaa geero umuujiyay xukuumada madaxwayne biixi iyagoo fariin udiray xisbiyada mucaaridka oo iyagu kazoo horjeestay mudo kordhinta loo sameeyay.
...
Sunday, November 20, 2022
-
Siyaasi Axmed Sandoon Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka, Fariin Toosana Udiray Madaxwayne Biixi.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiya Axmed Sandoon oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan iyo muranka arimaha doorashada ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka.
...
Sunday, November 20, 2022
-
“Xisbiyada Mucaaridku Waa Odayaal Muxtarima, Oo Dalka In Badan Usoo Shaqeeyay, Waxaan Leeyahay Ka Laabta…”Siyaasi Shucayb .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore ee wasaarada warshadaha Xukuumadii Axmed Siilaanyo siyaasi shucayb maxamed muuse ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo go,aanka xisbiyada mucaaridku qaateen
Sidoo ka...
Sunday, November 20, 2022
-
Muwaadin Somalilander Ah Oo Dalka Mareykanka Ku Nool Oo Kawaramay Qaabkii Loo Xidhay Loona Qabtay Korneyl Tuke”Daawo Muuqaal
Muwaadin Somalilander Ah Oo Dalka Mareykanka Ku Nool Oo Kawaramay Qaabkii Loo Xidhay Loona Qabtay Korneyl Tuke"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ciPO7DJQJCk
...
Saturday, November 19, 2022
-
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbiga Waddani.
Gabiley(Berberatoday.com)-Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani oo xili uu madaxwayne biixi la hadlay gabiley la masaalay garbahaaraydii ...
Saturday, November 19, 2022
-
“Madaxwayne Maanta Maaha Maalintaad Faras Fuuli Lahayd Xaalada Dalka Ka Jirta Awgeed”Xoghayaha Arimaha Bulshada Xisbiga Wadani Maxamed Sidiiq Dhame”Daawo Muuqaal
"Xaaladdi Xummadda aan sida dhabta loo Caddayn waxay maraysaa meel daran, waxay gaadhay Miyigii waxa ugu liita dadka reer Guuraaga ah, dadkaasi waa dadka jilicsan oo Abaaro is xigay saameeyeen, Kuwa ku Mgacaaban ee aan Tallaabo qa...
Saturday, November 19, 2022
-
Korneyl Yusuf Cabdi Cali Tuke Oo Xasuuq Badan Ugeystay Dadka Somaliland Oo Xabsi Mareyakanka Kuyaala Lagu Xidhay
Ciidamada amaanka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Colonel Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidamadii milatariga Soomaaliya ee dawladdii kacaanka .
Tuke oo lagu xidhay magaalada Springfield oo ka tirsan go...
Saturday, November 19, 2022
-
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa!
Jabuuti(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Hilaac Prof Ahmed Ismaaciil Samater ayaa shalay galinkii danbe safar ugu Kicitimay dalka jabuuti halkaasi oo lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha magaalada Jabuuti.
...
Saturday, November 19, 2022
-
Sheekh Xasan Cali Warsame Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan!
Sheekh xasan Cali Warsame oo kamid ah culimada magaalada burco ayaa khudbadii salaada jimce ee maanta kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan xili bulshadu ku sugan tahay duruufo nololeed ee adag
Sheekh Xasan Cali ...
Saturday, November 19, 2022
-
Gabadh Uu Dhalay Halgamaa Maxamed Mooge Liiban Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay”Daawo Muuqaal
Gabadh Uu Dhalay Halgamaa Maxamed Mooge Liiban Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/fjVF9kTvl1s
Berberatoday.com...
Saturday, November 19, 2022
« Previous Page — Next Page »