-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Kulan La Yeeshay Garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose Ee Gobolka Maroodi-jeex.
Hargeysa-(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Cali S...
Sunday, November 6, 2022
-
Ciidanka Ilaalada Cashuuraha Abaarso Oo Gacanta Kusoo Dhigay Laba Baabuur Oo Sharaab Kontaraban Ah Soo Galinaayay Dalka
Ciidanka Booliska JSL qaybta Ilaalada Cashuuraha ayaa gacanta ku Soo dhigay Baabuur Siday Kootarabaan.
Ciidanka ilaalinta cashuuraha kastamka abaarso Ayaa gacanta ku soo dhigay laba baabuur Oo sifo sharci daro ah da...
Sunday, November 6, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Taagnaa Deegaanka Lughaya.
Lughaya(Berberatoday.com)-Babadhasaabka gobolka Awdal oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan maamulka gobolka iyo ka ciidanka booliska ayaa soo afjaray khilaaf muran oo udhexeeyay bulshada deegaano katirsan degmada lughaya kaasi oo...
Sunday, November 6, 2022
-
“Xisbiga Waddani Wuxuu Ka Faa’idaysta Dareenka Dadka“Wasiir ku-xigeenka Caafimadka Liiban Gaaxnuug”Daawo Muuqaal
“Xisbiga Waddani Wuxuu Ka Faa’idaysta Dareenka Dadka“Wasiir ku-xigeenka Caafimadka Liiban Gaaxnuug"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kPplFi-XSDY
...
Sunday, November 6, 2022
-
Shirkii Deegaanka Ceel Bardaale Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay”Daawo Muuqaal
Gabiley(Berberatoday.com)-Shirkii Deegaanka Ceel Bardaale Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ZPjLJlPwhS4
...
Sunday, November 6, 2022
-
“Shirkaddo Madaxweynaha Ay Isku Reer Yihiin Uu Ku Naasnuujiyo Ciida Saylac Laga Guro, Ayey Isku Dhaceen Dadka Deegaanka”Farxaan Maxamed Yuusuf Oo KamidMasuuliyiinta Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaala
"Shirkaddo Madaxweynaha Ay Isku Reer Yihiin Uu Ku Naasnuujiyo Ciida Saylac Laga Guro, Ayey Isku Dhaceen Dadka Deegaanka"Farxaan Maxamed Yuusuf Oo KamidMasuuliyiinta Xisbiga Wadani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WnsE9C...
Saturday, November 5, 2022
-
“Hadii Aanu Ku Guulaysano Talada Dalka Masxaf Ayaanu Dhisidoonaa”Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Aadan Xasan Mataan”Daawo Muuqaal
"Hadii Aanu Ku Guulaysano Talada Dalka Masxaf Ayaanu Dhisidoonaa"Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Aadan Xasan Mataan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zQrbwODNFtY
...
Saturday, November 5, 2022
-
Suxufi Hore Maxamed Cadaw Oo Xildhibaan Baarlamaanka Kenya Ah Loo Doortay Oo Kawaramay Nolosha Saxaafada Iyo Mid Siyaasada”Daawo Wareysi
Suxufi Hore Maxamed Cadaw Oo Xildhibaan Baarlamaanka Kenya Ah Loo Doortay Oo Kawaramay Nolosha Saxaafada Iyo Mid Siyaasada"Daawo Wareysi
https://youtu.be/3Ia5ujf_fJ4
...
Saturday, November 5, 2022
-
Madal Kulmisay Culimada Hargeysa Oo Midnimo Muujiyey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa xalay magaalada Hargeysa lagu soo gebo-gabeeyey Duruus Diini ah oo muddo 2 Bilood ah ka socotay Masjidka Ibraahim Dheere, waxaana duruustan lagu baranayey Laba Kitaab oo Fiqi ah.
Kutubta ayaa kal...
Saturday, November 5, 2022
-
Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Kulan La Qaatey Gudiga Dhaqalaha Ee Golaha Wakiiladda”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Kulan La Qaatey Gudiga Dhaqalaha Ee Golaha Wakiiladda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/EzjUG7KOnbQ
...
Saturday, November 5, 2022
« Previous Page — Next Page »