|
Warar
-
Rajap Tayib Ordagun Madaxwyaanaha Wadanka Turkiga oo Fariin Looga Diray Hargeysa”Daawo Muuqaal
Rajap Tayib Ordagun Madaxwyaanaha Wadanka Turkiga oo Fariin Looga Diray Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CnCJ2yTTrh0
...
Friday, February 24, 2023
-
Dhalinyarada Beelaha Garxajis ee Samotalis oo Ka Horyimi Go,aankii Gudida Garxajis Soo Saareen Cudud Taageerana Umuujiyay Qaranka Somaliland Iyo Ergada Nabadeed ee Laascaanod Usocdaalay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dhalinyarada Beelaha Garxajis ee Samotalis oo Ka Horyimi Go,aankii Gudida Garxajis Soo Saareen Cudud Taageerana Umuujiyay Qaranka Somaliland Iyo ergada Nabadeed ee Laascaanod Usocdaalay"Daawo Muuqaal
...
Friday, February 24, 2023
-
Berbera oo Maanta uu Ka Qabsoomayo Orod Half Marathon Ah oo Orodyahano Caalamiyi Ka Qeyb Galayaan
Maantoo Jimce ah Waxaa Magaalada Berbera Ka Qabsoomi Doona Tartan oo Caalamiya International Half Marathon , oo Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Soo Qaban Qaabisay Oradada Ayaa Uqeybsami Doona Laba 21-km Iyo 10-Km...
Friday, February 24, 2023
-
Taliye Sare Mahad Cambaashe oo Fariin Culus oo Hanjabaada Udiray Garaadada Iyo Kooxaha Abaabulan ee Nabad Galiyo Darada Laascaanod Qeybta Ka Ah
"Waxan Jaamac Siyaad iyo Dhulbahanteba ogaysiinayaa intii aan ka warqabin in argagixiasada Laascaanood ku soo duushey ee magaca Dhulbahante ku dhuumanayaa ay maleegayaan weerar la igu soo qaado. Reer Sool ama dhulbahante...
Friday, February 24, 2023
-
Maayar Mooge oo Hargeysa Ku Xidhay Xaafad Go,doon Ahayd oo La dalaa Dhacaysay Tuug Dad Booba,Dhurwaa Dad Qaada Iyo Doox Nafa Badan Daadkiisu Galaaftay”Daawo Muuqaal
Maayar Mooge oo Hargeysa Ku Xidhay Xaafad Go,doon Ahayd oo La dalaa Dhacaysay Tuug Dad Booba,Dhurwaa Dad Qaada Iyo Doox Nafa Badan Daadkiisu Galaaftay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/O0RwWLZQzP4
...
Friday, February 24, 2023
-
Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo Iskacilay Xil uu Xisbiga WadaniKa Hayay Iyo Sababtoo uu Sheegay.
Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo Iskacilay Xil uu Xisbiga WadaniKa Hayay Iyo Sababtoo uu Sheegay.
"Muddo ku siman 5-sanno oo aan hayey xilka af-hayeenka Xisbiga ballaadhan ee WADDANI waxa maanta la soo gaadhay xi...
Friday, February 24, 2023
-
“Magaca Khaatumo Waxaan U Arkaa Khaatumo Xumo Hadii Calankaas Tawxiidka Leh La Arki Waayay”Xildhibaan Cabdikariim Furre”Daawo Muuqaal
"Magaca Khaatumo Waxaan U Arkaa Khaatumo Xumo Hadii Calankaas Tawxiidka Leh La Arki Waayay''Xildhibaan Cabdikariim Furre"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/7KLko2Y0aiY
...
Friday, February 24, 2023
-
Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Ka Hadlay Sababta Ay Gudida Beeshoodu Udiiday Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)- Caaqil Rashiid Jaambiir Ayaa Ka Hadlay Sababta Ay Gudida Beeshoodu Udiideen Ergadii Nabadeed Ee Loo Diray Colaada Laascaanood.
Sidoo kale Jiif rashiid jaanbir ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland ...
Friday, February 24, 2023
-
Waa Maxay Carqaladaha Cusub ee Dib Udhigaysaa Dib Udhiska Warshadii Sibidhka ee Berbera”Faalo
Waa Maxay Carqaladaha cusub ee dib udhigaysaa samaynta Warshadii Sibidhka ee Berbera,
Marxalado kala duwan ayay soo martay sidii loo dhisi lahaa Warshada sibidhka Berbera loogana fa,iidaysan lahaa khayraadka Buurhaha Cokan ...
Thursday, February 23, 2023
-
Ciidanka Qaranka Somaliland oo Jidgooyo Ugalay islamarkaana Gacanta Kudhigay Gaadhi Hub Iyo Saanad Ciidan Usiday Malayshiyaadka Laascaanod Ka Dagalaamaya
Ciidanka Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa jid-gooyo u galay isla markaana gacanta ku dhigay hub iyo rasaas loo waday maleeshiyaadka ka dagaalamaya.
Gaadhiga siday hubka iyo rasaasta oo ahaa Nooca Qabaalka loo yaqaa...
Thursday, February 23, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|