-
Komishanka Tacliinta Sare Iyo Xafiiska Imtixaanaadka Oo Si Wada Jir Ah Ushaaciyay Liiska Ardaydii Ku Guulaysatay Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Itoobiya. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Komishanka Qaranka ee Tacliinta Sare Prof Salebaan Dirir Cabdi iyo Guddoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa”uud Axmed Faarax ayaa maanta si wada jir ah u shaaciyey liiska ardayda ku...
Friday, January 13, 2023
-
Wasaaradda Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Raashin Uqaybisay Qoysas Dan Yar Ah Ee Ku Dhaqan Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada shaqada iyo arimaha Bulshada somalland ayaa deeq raashin uqaybisay dadka danyarta ah eek u dhaqan xaafadaha magaalada hargaysa.
Waxaana qaybinta raashinkan oo a siiyay 250qoys ...
Friday, January 13, 2023
-
Qoomiyadaha Geelayda Iyo Saameynta Uu Ku Yeesho Dhaqankoogu Talada Iyo Hogaaminta Umadda! W/Q Maxamed Dhimbiil
Siyaasada Soomaalida Iyo Dhaqanka Geel-jiraha!
Nolosha dabiiciga ahi binu-adamka waxa ay bartay hab nololeedyo ay u noolaadaan oo ku qotoma hadba waxa ay gacanta ku hayaan , tusaale ahaan qofka beer qotaha ahi waxa uu yaqaanaa ...
Friday, January 13, 2023
-
Xog Uu Bixiyey Gacan-yarihii Saraakiishii Inqilaabka Somaliya Samaysay Halkan Ka Daawo Q/1AAD
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xog Uu Bixiyey Gacan-yarihii Saraakiishii Inqilaabka Somaliya Samaysay Halkan Ka Daawo Q/1AAD
https://youtu.be/UvdVpVEq5L0
&nbs...
Thursday, January 12, 2023
-
Raisal Wasaarihii Hore Ee Pakistan Imran Khan Oo Ka Digay Dagaal Ka Dhex Qaraxa Pakistan Iyo Taalibaan”Daawo Muuqaal
Raisal Wasaarihii Hore Ee Pakistan Imran Khan Oo Ka Digay Dagaal Ka Dhex Qaraxa Pakistan Iyo Taalibaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Yj_XKdqZneM
...
Thursday, January 12, 2023
-
Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Oo War Kasoo Saaray Halkay Marayso Diwaangalintii Codbixiyaha”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Qaranka Oo War Kasoo Saaray Halkay Marayso Diwaangalintii Codbixiyaha"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Je-MS52ev8I
...
Thursday, January 12, 2023
-
“Waxaanu Gacanta Ku Haynaa, Nidaam Aanu Ku Xakamaynayno Sharifle Kasta Oo Reer Somaliland Ah, Oo Uu Liisan Siiyay Baanka Dhexe”Agaasime Quule. H
Hargeysa(Berberatoday.copm)-Agaasimaha Guud ee Baanka dhexe Somaliland Mukhtaar Quule ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada qorshaha baanka ee sedexda sano iyo tiirarka bud dhiga u ah.
Sidoo kale Agaasimaha baanka dhexe ayaa ...
Thursday, January 12, 2023
-
Profesor Maxamed Siciid Gees oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inay Nabad Galiyada Iyo Wadajirka Ilaashaadaan Qabyaaladana Iska Daayaan”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Profesor Maxamed Siciid Gees oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay Inay Nabad Galiyada Iyo Wadajirka Ilaashaadaan Qabyaaladana Iska Daayaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/qSFgvkqpAFE
...
Wednesday, January 11, 2023
-
Khabiir Sharaxaad Ka Bixiyay Heerarka Uu Maro Soo Saarida Shidaalku Iyo Waxyaaaha Loo Baahan Yahay Ka Hor Intaan La Soo Saarin..Daawo Muuqaal
Khabiir Sharaxaad Ka Bixiyay Heerarka Uu Maro Soo Saarida Shidaalku Iyo Waxyaaaha Loo Baahan Yahay Ka Hor Intaan La Soo Saarin..Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TnVQ3yAjjKg
&nb...
Wednesday, January 11, 2023
-
Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Guud Ururkaasi, Hadalkaasi Oo Gef Iyo Meel Kadhac Ku Ah Bulshada Gobolka Sool”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Guud Ururkaasi, Hadalkaasi Oo Gef Iyo Meel Kadhac Ku Ah Bulshada Gobolka Sool"Daawo Muuqaal
https://you...
Wednesday, January 11, 2023
« Previous Page — Next Page »