-
Taliye-xigeenka Booliska Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Reer Somalialand Ka Raali Galiyey Dhibaatooyinkii Dawladi Cabdi Ilay Ugeysatay”Daawo Muuqaal
Taliye-xigeenka Booliska Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Reer Somalialand Ka Raali Galiyey Dhibaatooyinkii Dawladi Cabdi Ilay Ugeysatay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ViiAryJxFsg
...
Thursday, November 3, 2022
-
Ciidamada Booliska Somaliland Oo Udabaal Dagay Sanad Guuradoodii 29aad Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland Oo Udabaal Dagay Sanad Guuradoodii 29aad Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/BB4eIHewqAE
...
Thursday, November 3, 2022
-
Madaxwayne Muuse Biixi Oo Si Adag uga soo Horjeestay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garxajis, Kuna Tilmaamay Sharci Jabin”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa si adag uga soo horjeestay go,aamadii kazoo baxay shirkii garxajis sheegayna in aanay beeline xaq ulahayn in ay yidhaahdaan deegaanadayada doorasho kama dhacayso.
...
Thursday, November 3, 2022
-
Dawlada Itoobiya Iyo Jabhada TPLF Oo Wada Gaadhay Heshiis Nabadeed
Johnsburg(Berberatoday.com)-Dawlada itoobiya iyo jabhada tplf oo wada hadal ufurmay ayaa heshiish ka gaadhay colaada mudada badan socotay ee udhaxaysay jabhada gobolka tigrey iyo xukuumada raysalwasaare abiye
...
Thursday, November 3, 2022
-
Hogaanka Sare Ee Xisbiga Wadani Oo Safar Diyaaradeed Ceerigaabo Kutagay Laguna Soodhaweeyay Iyo Ujeedada Socdaalkooda”Daawo Muuqaal
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Hogaanka Sare Ee Xisbiga Wadani Oo Safar Diyaaradeed Ceerigaabo Kutagay Laguna Soodhaweeyay Iyo Ujeedada Socdaalkooda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ATzpCPsIJME
&nbs...
Thursday, November 3, 2022
-
Xildhibaan Koodbuur Oo Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Arimaha Dibada, Waxna ka Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Gudi hoosaadka golaha wakiilada ee Arimaha dibada Iyo Xidhiidhka caalmiga Ah Xildhibaan maxamed jaamac koodbuur ayaa ka warbixiyay kulan ay la yeesheen wasiirka wasaarada arimaha dibada oo ay...
Thursday, November 3, 2022
-
General Jidhif Oo Ka Xog Waramay Aas Aaskii Ciidamada Booliska Jsl Iyo Marxaladihii Ay Soo Mareen. H
Hargeysa(Berberatoday.com)-General Maxamed Xassan C,laahi (Jidhif) Taliyhii hore Ciidamada Qaranka Somaliland Ahaana Taliyihii ciidankii nabadgalayada ee bilowgii somaliland ayaa hanbalyo u diray guud ahaa Ciidamada Booliska JSL X...
Thursday, November 3, 2022
-
Ingiriiska Iyo Ururka Solja Oo Walaac Ka Muujiyay Tacadiyada Iyo Xadhiga Ay Xukuumada Somaliland Ku Hayso Suxufiyiinta!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ayaa walaac ka muujiyay xadhiga iyo tacadiyada ay xukuumadu ku hayso suxufiyiinta iyo xadhiga warbaahinta madaxbanaan
Sidoo kale dawlada Ingiriiska ayaa iyana walaac ka ...
Thursday, November 3, 2022
-
“Anigu Ma Ihi Qof Ku Wiirsan Kara Qof Dhibaataysan, Laakiin Miyaan Khaldanahay Hadaan Idhi Kuwii Utalinaayay Tiina Ka Tashada Somaliland Waxba idiinkaba Baahnee…” Wasiir Saleeban Cali Koore”Daawo Muuqaal
"Anigu Ma Ihi Qof Ku Wiirsan Kara Qof Dhibaataysan, Laakiin Miyaan Khaldanahay Hadaan Idhi Kuwii Utalinaayay Tiina Ka Tashada Somaliland Waxba idiinkaba Baahnee..." Wasiir Saleeban Cali Koore"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/i1S8...
Wednesday, November 2, 2022
-
“Bal 12cisho Kadib Muuse Biixi Halka Uu Xukumo Hasoo Sheego Iyo Xuduudaheega”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ay uhadhay oo kaliya 12cisho oo kaliya wixii ka danbeeyayna aanay aqoonsanayn
Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa jawaab ka bixiyay had...
Wednesday, November 2, 2022
« Previous Page — Next Page »