-
Dowladda Sacuudiga Oo Xayiraadii Ka Qaaday Xoolaha Soomaalida
Riyadh(Berberatoday.com)-Hay’adda Guud ee cuntada iyo daawooyinka ee Sacuudiga ayaa soo saartay Go’aan Farxad leh oo ku saabsan in xayiraadii laga qaaday Hilibka Xoolaha Soomaalida ee loo soo dhoofin jirey Boqortooyadda Sacuud...
Friday, December 30, 2022
-
“Waxaan Leeyahay Xukuumada Uu Madaxwayne Biixi Gadhwadeenka Ka Yahay, Xiisada Iyo Xaalada Ka Taagan Gobolka Sool, Xoog Laguma Xalin Karo” Gudoomiye Maxamuud Xaashi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah oo si adag uga hadlayay dilal kusoo noqnoqaya magaalada laascanood iyo khasaaraha ka dhashay rabshado ay sameeyeen dad ka gadoodsani arimahaasi
Sidoo kale Siyaasi M...
Friday, December 30, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada macdanta iyo tamarta somaliland ayaa jawaab kulul ka bixisay qoraal kasoo baxay maamulka somaliya oo ay kaga hadleen shidaalka laga qodayo deegaano kamid ah somaliland
Wasaarada macdanta iyo...
Friday, December 30, 2022
-
Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Hogaan Cusub Oo Sadex Sano Hogaamin Doona Doortay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Hogaan Cusub Oo Sadex Sano Hogaamin Doona Doortay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PkrMVgDDsBw
&...
Thursday, December 29, 2022
-
Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Ku Dhawaqday Go’aan Ay Dhegta Utaageen Dadka Tahriibayaasha Ahi”Daawo Muuqaal
Washington DC(Berberatoday.com)-Maxkamadda Sare Ee Mareykanka Oo Ku Dhawaqday Go'aan Ay Dhegta Utaageen Dadka Tahriibayaasha Ahi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/e-TxO2Jlbio
&n...
Thursday, December 29, 2022
-
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Waddani Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Diwaangalintu Ka Socoto Ee Gobolka Gabiley
Gabilay(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga mucaaridka ee Waddani oo ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo masuuliyiin kale ayaa maanta galinkii danbe kormeer ku tagay goobaha diwaangalinta ...
Thursday, December 29, 2022
-
“Booliska Waxaan Waydiinayaa Yaalaynaya Dadka ,Yaa Diley Hadraawi, Waxaan Doonayaa Indhaha Shacabka Somaliland In Aynu Ku Jeedino Laascanood” Xildhibaan Maxamed Abiib.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somailand ayaa si adag uga hadlay dilalka kusoo noq noqday magaalada laascanood iyo rabashadihii ka dhashay dilkii marxuum cabdit...
Thursday, December 29, 2022
-
Madaxweyne Geelaha Jabuuti Oo Muqdisho Booqasho Kutagay Iyo Madaxweynaha Dawlada Xamar Oo Soodhaweeyay”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweyne Geelaha Jabuuti Oo Muqdisho Booqasho Kutagay Iyo Madaxweynaha Dawlada Xamar Oo Soodhaweeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/_VBMl_PHS6c
&...
Wednesday, December 28, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Qeybo Kamida Goobaha Isdiwaan Galinta Ee Hargeysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa saaka soo kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaangelinta cod-bixiyayaasha ee degmooyinka caasimadda Hargeysa, taas oo si r...
Wednesday, December 28, 2022
-
Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Hargeysa”Daawo Muuqaal
Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/TooTl9uPWnw
Berberatoday.com...
Wednesday, December 28, 2022
« Previous Page — Next Page »