|
Warar
-
“Saxaafadeeni Beryahan Qaar Baa Cadowga Somaliland Ushaqeeya”Yuusuf Cabdi Gaboobe”Daawo Muuqaal
"Saxaafadeeni Beryahan Qaar Baa Cadowga Somaliland Ushaqeeya"Yuusuf Cabdi Gaboobe"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/IjIgEltv6C8
Berberato...
Sunday, January 22, 2023
-
“Kulmiye Waynu Isku Indho Badanay, Waxaa Loo Baahan Yahay Dhiig Cusub”Xil. Mubaarik Xeel Dheere”Daawo Muuqaal
“Kulmiye Waynu Isku Indho Badanay, Waxaa Loo Baahan Yahay Dhiig Cusub”Xil. Mubaarik Xeel Dheere"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PcJRGiuKqZs
Berberatoda...
Sunday, January 22, 2023
-
Siyaasi Kasoo Jeeda Gobolka Sool Oo Sheegay In Garaadada Laascanood Ku Shirayaa Ay Soo Saarayaan Go,aamo Dhabar Jab Ku Ah Somaliland!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Oday shariif Ibraahim oo kamid ah masuuliyiinta kazoo jeeda gobolka sool ayaa farta ku fiiqay halista laga filan karo shirka garaadada iyo madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante ku qabanayaan maga...
Sunday, January 22, 2023
-
“Somaliya Hadii Ay Kasoo Qaybgalayso Dhoolatuska Berbera, Waxay Ku Imanayaan Sida Dawladaha Kale Ku Imanayaan”Siyaasi Cadami.
“Social Miidhiyuhu Iyo Wabsiteyada Maanta Wararka Faafinayaan, Waxay Noqdeen Sidii Qashin Qubkii Oo Kale”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid ah siyaasiyiinta reer Som...
Sunday, January 22, 2023
-
Wasaarada Maaliyada Somaliland Oo Lacagta Cashuurta Ku Kordhisay Jaadka Itoobiya Miirooga Kenya-na Cashuurta Ka Dhintay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Maaliyada Somaliland oo Wareegto Kusoo saartay cashuurta Jaadka Hereriga ee Itoobiya kayimaada oo la kordhin doono halka Jaadka Miirooga ee Kenya kayimaadana cashuurtiisa la dhimi doono.
Jaa...
Sunday, January 22, 2023
-
“Garaad Waxaan Ku Leeyahay Lagaa Yeeli Maayo, Wixii Aabahaa 60sano Ka Hor Diiday, In Aan Tidhaa Maanta Waan ku Celinayaan”Siyaasi Warancade H
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Warancade oo xilal kala duwan kazoo qaybtay xukuumadihii Somaliland ayaa ka hadlay arinta laascanood isagoo fariin gaar ah udiray garaad jaamac oo uu sheegay in aan laga yeelayn wixi...
Sunday, January 22, 2023
-
“Cali Jibriil Waa Nin Dhalinyaro Ah Oo Kala Gartay Aaminaadiisa Shakhsiga Ah, Markay Gudaheena Tahay Iyo Waxa Inaga Wada Dhexeeya”Gudoomiye Xinif.
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed “Xinif” oo ka qaybgalay munaasibad lagu maamuusay saxafi cali mahdi jibriil ayaa sheegay in uu yahay nin dhalinyaro ah oo kala gartay aaminaad...
Sunday, January 22, 2023
-
Ciidamada Eritariya Oo Ka Baxay Magaalooyin Gobolka Tigray kamid Ah oo Ay Hore Uhaysteen
Mekkele(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ciidamada Eritariya ay ka baxeen goobo ay kaga sugnaayeen Adwa iyo Aksum oo ka tirsan gobolka Tigray ee Waqooyiga dalka Itoobiya.
Goobjoogayaal ku su...
Saturday, January 21, 2023
-
“Waxaanu Dacwad Musuqmaasuq Ka Gudbinaynaa Wasiir Siciid Sulub, Dalkana Waxa Soo Galay Beer Xun Oo Itoobiya Laga Keeno Wax Uu Yahayna aan La Aqoon”Gudoomiyaha Ururka Hiliblayaasha Somaliland Siciid Ibraahim Faarax”Daawo Muuqaal
"Waxaanu Dacwad Musuqmaasuq Ka Gudbinaynaa Wasiir Siciid Sulub, Dalkana Waxa Soo Galay Beer Xun Oo Itoobiya Laga Keeno Wax Uu Yahayna aan La Aqoon"Gudoomiyaha Ururka Hiliblayaasha Somaliland Siciid Ibraahim Faarax"Daawo Muuqaal
...
Saturday, January 21, 2023
-
Ciidanka Dawlada Xamar Ee Muqdisho Oo Laba Qof Oo shacab Ah Toogasho Ku Dilay”Daawo Muuqaal
Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidanka Dawlada Xamar Ee Muqdisho Oo Laba Qof Oo shacab Ah Toogasho Ku Dilay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/SI-OdwCkb5s
...
Saturday, January 21, 2023
« Previous Page — Next Page »
|
|