-
Fariin Caafimaad”Siyaabo Aad Ukaadido Oo Halis Caafimaad Ku Ah Kaadi h\Haystaada Iyo Kalyaha.
Siyaabo aad u kaadido oo halis caafimaad ku ah kaadi haysta iyo kalyaha.
1. Inaad kaadida isku xajiso markay ku qabato adigoo is leh wax aad gacanta ku hayso dhamee, ama sheeko kuu socota macaansanaya. Waxay kugu ...
Friday, December 16, 2022
-
Wasiir Siciid Sulub Oo Lagu Eedeeyay In Beeshiisa Kula Dhex Jiro Iska Horkeen Iyo kala Qaybin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland siciid sulub ayaa lagu eedeeyay in uu beesha uu kasoo jeedo kula dhex jiro kala fogayn iyo kala qaybin iyadoo loogu hanjabay in talaabo laga qaadi doono ha...
Friday, December 16, 2022
-
Ciidanka Socdaalka Iyo Xuduudaha Somaliland Oo Muwaadiniinta Iyo Gaadiidkooda uga Digay U Adeegida Iyo Fududaynta Tahriibayaasha
Ciidanka Socdaalka JSL wuxuu uga digayaa Muwaadinkasta oo ka qayb qaadanaya Fududeeynta Tahriibta Sharci darada ah sifo kasta ha ahaate oo lagu caawinayo in ay dadka sharci darada ah soo galan dalka ama ku dhax joogan ...
Friday, December 16, 2022
-
Wasiirka Shaqo-galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Hal Abuurka Dhalinyarada Gabiley!
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Iyo Maamulka Dowladda Hoose Gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Cusub Ee Youth Innovation Center oo laga hirgaliyay Maktabadda Qarank...
Friday, December 16, 2022
-
Salaadiinta Beelaha Dhexe Ee Somaliland Oo Waayadan Dambe Ku Sugnaa Dalalka Khaliijka Ayaa Sheekh Cabdillahi Cabdiraxmaan Ucumaamaday Inuu Noqdo Oday Dhaqameedka Beelahaas Ee Wadamada Khaliijka
Saaladiintii dhawaan ka tagtay Somaliland ayaa maanta (14/12/2022) u igmaday Cabdillahi Cabdiraxmaan in uu oday dhaqameedka iyo Salaadiinta SL ee Beesha dhexe ku metelo arrimaha Dhaqanka ee wadamada Khaliijka.
Sheekh Abdillahi ...
Thursday, December 15, 2022
-
Somalida Wadanka Irland Ku Nool Iyo Xaaladaha Ku Gadaaman Oo Warbixin Uu Ka Sameeyay Wariye Cabdisalaan Hereri”Daawo Muuqaal
Dublin(Berberatoday.com)-Somalida Wadanka Irland Ku Nool Iyo Xaaladaha Ku Gadaaman Oo Warbixin Uu Ka Sameeyay Wariye Cabdisalaan Hereri"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9S1bUD7ytZM
 ...
Thursday, December 15, 2022
-
Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Oo Kulan La Qaatay Gudida Toogtada ah Ee Golaha Guurtida.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha haayada duulista Iyo Hawada Somaliland cumar Sayid ayaa kulan la qaatay gudida Joogtada ah ee golaha Guurtida jsl isagoo ka warbixiyay ujeedadan kulankan iyo arimaha ay kawada hadleen.
...
Thursday, December 15, 2022
-
Masuuliyiinta Ururada Siyaasada Somaliland Oo Beeniyey In Doorasho Loo Qabanaayo Saddexda Xisbi Qaran Oo Kaliya”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Ururada Siyaasada Somaliland Oo Beeniyey In Doorasho Loo Qabanaayo Saddexda Xisbi Qaran Oo Kaliya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/07epzeIFh2Y
&n...
Thursday, December 15, 2022
-
“Coldoon Dad Badan Oo Aan Kamid Ahay Ayuu Noloshooda Badbaadiyay”Wariye Khadar Macalin Deeq Oo Xabsiga Hargeysa Ku Booqday Safale Coldoon”Daawo Muuqaal
"Coldoon Dad Badan Oo Aan Kamid Ahay Ayuu Noloshooda Badbaadiyay''Wariye Khadar Macalin Deeq Oo Xabsiga Hargeysa Ku Booqday Safale Coldoon"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Dypif1icKNk
&n...
Thursday, December 15, 2022
-
“Dawlada Hoose Hargeysa Waxaan Farayaa, Qorshahan Sidiisa Ayaynu Ufulinaynaa Meeshii Dumini Kusoo Beegan Tana, Waala Duminayaa”Wasiir Maxamed Kaahin.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin oo ka hadlayay daahfurka qorshe magaaleedka casimada hargaysa oo loo samaynayo Master Plan ayaa dawlada hoose ee hargaysa ku amray in qorshahan...
Thursday, December 15, 2022
« Previous Page — Next Page »