-
Shaqaalaha Dowladda Mareykanka Oo Laga Mamnuucayo Isticmaalka Tiktok”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Shaqaalaha Dowladda Mareykanka Oo Laga Mamnuucayo Isticmaalka Tiktok"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/nHDr-Ui9sec
...
Saturday, December 17, 2022
-
Waxka Baro Taariikhda Gabadhii Ugu Horreysay Ee Muslim Ah Ee Baratay Samaynta Nukliyeerka Iyo Cidii Dishay”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Waxka Baro Taariikhda Gabadhii Ugu Horreysay Ee Muslim Ah Ee Baratay Samaynta Nukliyeerka Iyo Cidii Dishay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/issVpz78rgI
&n...
Saturday, December 17, 2022
-
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Oo Daahfuray Tartanka Horyaalka Horyaalada Somaliland Oo Galabta Ka Furmay Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jsl oo ay weheliyaan wasiirka ciyaaraha iyo xubno kale ayaa galabta garoonka hargaysa Stiudum ee caasimada ka daahfuray tartanka horyaalka horyaalada Somaliland o ay ka qaybgalayaan 18kooxoo...
Saturday, December 17, 2022
-
“Maanta Gaaladii Waxay Doonayaan, In Magaca Saynis Ilaahay Lagaga Gaaloobo”Sh. Almis.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahim oo kamid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay qorshahayaasha wadamada reer galbeedku dadka muslimka ku gaalaynayaa iyo sida ay udoonayaan in maadada sayniska la doonayo...
Saturday, December 17, 2022
-
“Hadal Aan Tudhaale Lahayn, Dadka Oo La Colaysiiyo, Xaafad Xaafadna Loo Kala Saaro, Qarannimadu Taas Maaha”Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta farriin la xidhiidha arrimaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta dalka kusoo foolka leh u diray, axsaabta, ururrada siyaasadda ...
Saturday, December 17, 2022
-
Wadamada Reer Galbeedka Oo Wadanka Qatar Ugu Hanjabay Cunqabatayn La Xidhiidha Diidmada Astaamaha Lagu Taageerayo Qoomuluudka Iyo Madaxweynaha Ruushka Oo Balan Qaaday Inaanu Dalkiisa Dhaqankaasi Ka Hirgali Doonin Inta uu Talada Hayo”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Wadamada Reer Galbeedka Oo Wadanka Qatar Ugu Hanjabay Cunqabatayn La Xidhiidha Diidmada Astaamaha Lagu Taageerayo Qoomuluudka Iyo Madaxweynaha Ruushka Oo Balan Qaaday Inaanu Dalkiisa Dhaqankaasi Ka Hirgali Doonin Inta uu Talada Ha...
Friday, December 16, 2022
-
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Socdaal Ku Gaadhay Borama Iyo Ujeedada Socdaalkooda”Daawo Muuqaal
Borama(Berberatoday.com)-Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Socdaal Ku Gaadhay Borama Iyo Ujeedada Socdaalkooda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/YEPc1-BFkYA
&n...
Friday, December 16, 2022
-
Ciidanka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Ajaanab Ah Oo Meherada Mobile Ka Xaday Iyo Digniin Ay Udireen Ajaaniibta
Ciidanka Socdaalka JSL Somaliland (Immigration-ka)ayaa gacanta kusoo nin ajaanib ah oo maherad ka mid ah kuwa ku yaala maagalada Hargeysa kaxaday Mobile isaga oo iska dhigayay in uu yahay Dawarsade baahan. halka Kamara...
Friday, December 16, 2022
-
Hooyo aan $10 haynnin oo la ilmaynaysa xanuunka wiilkeeda haya oo dhakhaatiirta Hargeysa sheegeen in uu ku dawoobayo qalliin ah $3000:
Hooyo aan $10 haynnin oo la ilmaynaysa xanuunka wiilkeeda haya oo dhakhaatiirta Hargeysa sheegeen in uu ku dawoobayo qalliin ah $3000:
Waxa Qortay Ubah Esse
“Maanta qof familygayga ka xanuusanaya ayaan dhakhtarka kus...
Friday, December 16, 2022
-
Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Caasimada Dalka Ireland Ee Dublin
Dublin(Berberatoday.com)-Galbeedka Magaalada Dublin ee Caasimada dalka Ireland Ayaa waxaa lagu dilay wiil dhalinyaro ahaa oo lagu magacaabo Maxamed Ilyaas.
Marxuumka oo da’diisu lagu sheegay inay tahay 22 sanno,...
Friday, December 16, 2022
« Previous Page — Next Page »