-
Baarlamanka Yurub Oo uDoodaya Nin Somali Ah Oo Maxkamad Giriiga Kutaalaa Ku Xukuntay 142 Sano Oo Xabsi Ah”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Athens(Berberatoday.com)-Baarlamanka Yurub Oo uDoodaya Nin Somali Ah Oo Maxkamad Giriiga Kutaalaa Ku Xukuntay 142 Sano Oo Xabsi Ah"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/nxzp7pK1nA8
...
Tuesday, January 10, 2023
-
Marxuum Shiikh Ibraahim Shiikh Cismaan Nuur Oo Aas Qaran Burco Loogu Sameeyey”Daawo Muuqaal
Burco(Berberatoday.com)-Marxuum Shiikh Ibraahim Shiikh Cismaan Nuur Oo Aas Qaran Burco Loogu Sameeyey"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/SWklIy-LbsM
...
Monday, January 9, 2023
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo.
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Wafti ay horkacayaan Gudoomiyaha xisbiga waddani musharaxa madaxwayne iyo masuuliyiin kale oo xisbiga katirsan ayaa sidiiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka sanaag,kuwaasi oo maalmihii udan...
Monday, January 9, 2023
-
Dadwaynaha Caasimada Hargaysa Oo Ka Hadlay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Madaxda Dhaqanka Beelaha Dhulba Hante.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah dadwaynaha ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa aragtidooda ka dhiibtay qodobadii ay maalintii shalay soo saareen madaxdhaqameedka beelaha dhulba hante oo ku shiray laascanood
Sidoo kale dad...
Monday, January 9, 2023
-
Waayeelka Iyo Waxgaradka Degmada Maydh Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Dacaayado Laga Faafiyay Dekeda Degmadaas Laga Hirgaliyay”Daawo Muuqaal
Maydh(Berberatoday.com)-Waayeelka Iyo Waxgaradka Degmada Maydh Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Dacaayado Laga Faafiyay Dekeda Degmadaas Laga Hirgaliyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kWX2I0S_1Zc
...
Monday, January 9, 2023
-
Eng. Cali Xoorxoor Oo Gudoomiyay Maanta Shir Lagu Dardar Galinayo Arimaha Bulshada Ee Heer Qaran
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed Xoorxor ayaa maanta shir gudoomiyay Shir ay isugu yimadeen Gudiga Arrimaha Bulshada ee golaha ...
Monday, January 9, 2023
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Magaalada Laascaanod Ku Gudoomiyay Shir Lagu Adkaynayo Nabad Galiyada
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, Wuxuu Shir gudoomiyey kulan Ballaadhan oo lagu xoojinayo Amniga guud ee Magaalada Laascaanood, kaasoo ka qabsoomay Xafiiska Gobolka Sool.
Kulankan waxaa...
Monday, January 9, 2023
-
Xildhibaan Siciid Cudhay Oo Sheegay In Xukuumadu Doonayso In Ay Kaambayn ku Gasho Qodista Ceelka Shidaal Ee Deegaanka Baho Dhamal.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cudhay oo katirsan golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa masuuliyiinta xukuumada ku eedeeyay in ay kaambayn ka dhigteen qodista ceelka shidaal ee dhawan laga helay deegaanka baho dha...
Monday, January 9, 2023
-
Afartan Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dalka Senegal”Daawo Muuqaal
Dhaka(Berberatoday.com)-Afartan Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dalka Senegal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/yaKH8JVgq8k
B...
Monday, January 9, 2023
-
Maxamud Xaashi Oo Ka Hadlay Xaalada Kacsan Ee Ka Taagan Laascaanod”Daawo Muuqaal
Maxamud Xaashi Oo Ka Hadlay Xaalada Kacsan Ee Ka Taagan Laascaanod"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/Fy9rTN9tQOg
Berberatoday.c...
Monday, January 9, 2023
« Previous Page — Next Page »