-
“Maynaan Filayn In Dad Rayigooda Cabiraya Xabad Lagu Laayo ,Qaar Kalena Xiniiyahii Ka Maqanyihiin”Cabdillahi Cukuse”Daawo Muuqaal
"Maynaan Filayn In Dad Rayigooda Cabiraya Xabad Lagu Laayo ,Qaar Kalena Xiniiyahii Ka Maqanyihiin"Cabdillahi Cukuse"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/4m_gOkOvPso
 ...
Sunday, October 9, 2022
-
“Anigu Qabiilkiisa Ma Diidin Muuse Ee Xukun Xumo Ayaan Ku Diiday “Marwo Kubra
“Salaadiinta Subeer Awal, Culimada Subeer Awal Iyo Waxgaradka Somaliland Waa In Ay Qabtaan Muuse Biixi, Nin Waalan Tolkiiba Umiyir Qabee”Marwo Kubra.
UK(Berberatoday.com)-Marwo kubra oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga waddan...
Sunday, October 9, 2022
-
Xuska Maalinta Dhalashada Nebi Maxamed “N.N.K.H”Oo Berbera Xaflad Balaadhan Loogu Sameeyay”Daawo Muuqaal
Xuska Maalinta Dhalashada Nebi Maxamed "N.N.K.H"Oo Berbera Xaflad Balaadhan Loogu Sameeyay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wswHe8cyYZ8
Berberatod...
Sunday, October 9, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacant Oo Soo Qabtay Nin Ku Eedaysan Inuu Gawracay Ilmd Yar Uu AbtiUyhay Oo 2 Sano Jirtay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Siciid Ismaciil Xassan oo ku eedeysan inuu dilay gabadh yar oo lagu magacaabi jiray Nashaad Sakariye Xassan oo 2 jir ah.
Dilkan aya...
Sunday, October 9, 2022
-
Sheekh Maxamed-khadar Maxamed Maxamud Oo Mudo 10 Sano Ah Ku Xidhnaa Dalka Mareynkan Oo Kawaramay Sababtii Lagu Xidhay Iyo Xaaladaha Ku Gadaaman Xabsiyada Mareykanka”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed-khadar Maxamed Maxamud Oo Mudo 10 Sano Ah Ku Xidhnaa Dalka Mareynkan Oo Kawaramay Sababtii Lagu Xidhay Iyo Xaaladaha Ku Gadaaman Xabsiyada Mareykanka"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/2xWo...
Sunday, October 9, 2022
-
“Wax Kastoo Aan Nebigii CSW Iyo Asxaabtii Aanay Samayni Waa Xaaraan Yaa Yidhi?Abwaan Xasan Daahir Weedhsame
wax kasta oo aan Nebigii iyo asxaabtii aanay samayni waa xaaraan yaa yidhi?
W/Q Abwaan Weedhansame
Marka Xuska Nebiga NNKH la weynaynayo, qolyaha ku andicooda in aanu bannaanayn oo uu xuska dhalashadu rasuulku bidco ta...
Sunday, October 9, 2022
-
“Xisbigii SNL Markaanu Ahayn Dalku Wuu Noo Qeybsanaa Meelba Waxbaanu Ugu Carari Jirnay Markaanu Yaabno Aanu Doonayno In Iimaankaygu Qasaabid Iyo Raasiq Noqdo Oo Baytariyada Buuxsano Gabiley Baanu Ucarari Jirnay.Gabiley Waxay Aheyd Meel Ay Ku Noolyihiin Dad Ilaahay Yaqaan Oo Mashaa.iikhi”Madaxweyne Marxuum Cigaal.
Madaxwaynihii hore ee jamhuuriyada Somaliland marxuum maxamed xaaji ibraahim Cigaal oo ka hadlay maalintii ciidamadii Snm ee Shanaad iyo 99 lagu wareejinayay dawlada ayaa qiray doorkii reer gabiley ku lahaayeen bilowgii halgan iyo...
Sunday, October 9, 2022
-
Ciidamo Katirsa Maamulka Puntland Oo Weerar Lagu Dilay
Boosaaso(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Sugure oo ku dhow tuulada Galgala oo 40-km dhinaca Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Boosaaso, ayaa sheegaya in halkaas qaraxyo lagula eegtay ciidamo ka tirsan...
Saturday, October 8, 2022
-
Meydka Wiilkii Macdan Qodaha Ahaa Ee Godku Ku Dumay Oo La Soosaaray
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Waxaa maanta lagu guuleystay in Meydkiisa la soo saaro Wiil Dhalinyaro ahaa oo shalay ilaa xalay ku go’doonsanaa God Dahabka laga qodo oo ku dumay oo ku yaalla deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag.
...
Saturday, October 8, 2022
-
Dowladda Xamar Oo Warbaahinta Deegaamada Ay Xukunto Ka Hawlgasha Iyo Dadka Baraha Bulshada Isticmaala Ka Mamnuucday Baahinta Wararka Al-shabaab
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqidsho, ayaa ka warbixiyay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isaga o...
Saturday, October 8, 2022
« Previous Page — Next Page »