|
Warar
-
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saartay Muddo-kordhintii Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dalalka Beesha Caalamka ee dowladda Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka, ayaa qoraal ay soo saareen waxaa ay si adag kaga hadleen muddo kordhintii loo sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Bi...
Saturday, October 8, 2022
-
Dawlada Kenya Oo Garoonka Diyaaradaha Jome Kenyatta Ku Qabatay Haween Somali Ah Oo Lacag Hal Miyaln Oo Dollar Ah Shandad Ku Sita”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Nairobi(Berberatoday.com)-Dawlada Kenya Oo Garoonka Diyaaradaha Jome Kenyatta Ku Qabatay Haween Somali Ah Oo Lacag Hal Miyaln Oo Dollar Ah Shandad Ku Sita"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/2L4rQSz9NxM
&nbs...
Saturday, October 8, 2022
-
Dawlada Xamar Oo Taageertay Qaraar Ka Dhan Ah Shiinaha
Geneva (Aftahannews)- Soomaaliya, ayaa noqotay dalka keliya ee ku yaalla Afrika, kana tirsan Ururka Midowga Islaamka ee taageeray qaraar ka dhan ahaa Shiinaha oo la horgeeyey Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay.
Qar...
Saturday, October 8, 2022
-
Hooyo Danyara Oo Hargeysa Ku Haysata 13 Caruura Oo Mid Kamidi Uga Geeriyooday Gaajo Iyo Daryeel La,aan Caafimaad”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hooyo Danyara Oo Hargeysa Ku Haysata 13 Caruura Oo Mid Kamidi Uga Geeriyooday Gaajo Iyo Daryeel La,aan Caafimaad"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/IRwWugd9Hk0
&...
Saturday, October 8, 2022
-
Aqoonyahan Sare Oo Faalo Ka Bixinaya Qaabka Loo Hagaajin Karo Waxbarashada Sare Ee Somaliland”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Sare Oo Faalo Ka Bixinaya Qaabka Loo Hagaajin Karo Waxbarashada Sare Ee Somaliland"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/8C-GnFY8CIs
...
Saturday, October 8, 2022
-
Abyi Ahmed Iyo Wefdi Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Jigjiga
Jigjiga(Berberatoday.com)-Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiyi Ahmed iyo wefdi balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaadhay magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida.
Wefdiga ra’iisal wasaare ...
Saturday, October 8, 2022
-
Naasir Haybe Oo Mudo Dheer Ka Shaqaynaayay Warshada Laydhka Berbera Oo Farta Ku Fiiqay Caqabadaha Hortaagan Inay Warshadu Sidii La Rabay Ushaqayso Iyo Baaq Uu Udiray Madaxweyne Biixi”Daawo Muuqaal
Naasir Haybe Maxamed oo Ah Khabiir Mudo Dheer Ka Shaqeynaayay Warshada Laydhka Berbera Hadana Ah Xidhiidhiyaha Wasaarada Tamarta Iyo Macdanta Iyo Sollarka Berbera Ayaa Kawaramay Caqabada Laydhka Berbera Ka Jirta Iyo Sababta Keenta...
Saturday, October 8, 2022
-
“Ninka Kursi Raba Ee Ixtiraami Waayey Guurtida Waxa Weeye Somaliland Ma Ictiraafsani” Wasiirka Gaashaandhiga Cabdiqani Caateeye Fariid”Daawo Muuqaal
"Ninka Kursi Raba Ee Ixtiraami Waayey Guurtida Waxa Weeye Somaliland Ma Ictiraafsani" Wasiirka Gaashaandhiga Cabdiqani Caateeye Fariid"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/NsiWKle-S94
...
Friday, October 7, 2022
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo War Kasoo Saaray Doorashooyinka Iyo Muddo Kordhinta
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu sheegay in xukuumaddu soo dhawaynayso muddo kordhinta iyo in doorashooyinka loo qaban doono sida ugu dhakhsaha badan, Sida lagu sheegay qoraal k...
Friday, October 7, 2022
-
Xasan Daahir Aweys Oo Si Adag Uga Hadlay Wiilkiisii Oo La Dilay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xasan Dahir Aweys oo ka mid ahaan jiray saraakiishii sare ee Al-shaabaab, haddana ah maxbuus u xidhan Dowladda Soomaaliya, ayaa ka hadlay geeridii wiilkiisa iyo sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-shabaab, ...
Friday, October 7, 2022
« Previous Page — Next Page »
|
|