-
“Golaha Guurtida Dadkii Qiyamka Iyo Dal Jacaylka Lahaa Way Ka Dhamaadeen, Kuwa Hada Joogaana Waa Madaneeyayaal” Gudoomiye Wali.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maroodijeex ee xisbia waddani ayaa eedo culus ujeediyay golaha guurtida Somaliland oo uu sheegay in ay yihiin kansar ku yaala Somaliland oo caqabad ku ah hanaanka dimuqraadiy...
Friday, October 7, 2022
-
Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Oo Qirtay Danbi Uu Hore Uga Galay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Hawada Oo Qirtay Danbi Uu Hore Uga Galay Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/9ABogcOXVKs
&...
Friday, October 7, 2022
-
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Booqasho Ku Tagay Magaalada Gabiley Iyo Ujeedada kulan Ay La Qaateen Madaxda Xisbiga Ee Gobolka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa galab socdaal ku yimid magaalada gabiley halkaasi oo ay ku qaabileen maamulka gobolka ee xisbiga, xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ...
Friday, October 7, 2022
-
Munaasibada Xuska Dhalashada Nabi Muxumed N.N.K.H Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo”Daawo Muuqaal
Arabsiyo(Berberatoday.com)-Munaasibad loogu diyaar garoobayay xuska dhalashada nabigeenii suubaan nnkh ayaa maanta lagu qabtay magaalada arabsiyo ee gobolka gabiley.
Waxaana kasoo qaybgalay munaasibada xuska dhala...
Friday, October 7, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Oo Maamusay Sheekh Abdirashiid Cali Suufi Iyo Wafti Culumo Ah Oo La Socda”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Oo Maamusay Sheekh Abdirashiid Cali Suufi Iyo Wafti Culumo Ah Oo La Socda"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hiOEcC1F16o
&nbs...
Thursday, October 6, 2022
-
Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi Oo Ka Hadlay Dhismaha Jaamacada Qur’aanka Ee Hargeysa”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi Oo Ka Hadlay Dhismaha Jaamacada Qur'aanka Ee Hargeysa"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/coHTZSvi3js
&n...
Thursday, October 6, 2022
-
Dawlada Itoobiya Oo Bilaa Shuruud Ku Aqbashay Wada Hadal Ay La Gasho Jabhada TPLF Ee Tigrayga
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay si shuruud la’aan ah ku aqbashay dhex-dhexaadinta Midowga Afrika ee Itoobiya iyo TPLF, sida uu shaaciyay la-taliyaha Amniga Qaranka Redwan Hussein.
“Dow...
Thursday, October 6, 2022
-
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Saaray Wareegto Uu Amar Culus Ku Dul Dhigay Maayarada Dalka.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha Gudaha somaliand maxamed kaahin axmed ayaa maanta soo saaray wareegto uu maayarada dalka ku Amrayo in ay qandaraasyada ay bixiyaan soo mariyaan gudida qandaraasyada qaranka
...
Thursday, October 6, 2022
-
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Askari Lagu Diley Magaalada Hargaysa.
Hargeysa(Berberatoday.com)--Taliyaha ciidanka booliska Somaliland sareeye guuto maxamed aadan saqadhi “dabagale” iyo saraakiil katirsan ciidamada booliska ayaa ka qaybgalay aas qaran oo maanta magaalada hargaysa loogu sameeyey...
Thursday, October 6, 2022
-
Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kawar Bixiyay Guri Uu Dhisanaayay Oo Maamulka Dawlada Hoose Ka Dumiyay Iyo Eedo Uu Ujeediyay Mayarka Degmadaas”Daawo Muuqaal
Gabilay(Berberatoday.com)-Xubin Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Kawar Bixiyay Guri Uu Dhisanaayay Oo Maamulka Dawlada Hoose Ka Dumiyay Iyo Eedo Uu Ujeediyay Mayarka Degmadaas"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/J1fm-D_xu3g
&...
Thursday, October 6, 2022
« Previous Page — Next Page »