-
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani Oo Arimo Xasaasiya Ka Hadlay .
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay tacadiyada ay xukuumada madaxwayne biixi ku kacay mudadii sharciga ahayd ee ay xilka haysay
Sidoo kale xoghaye khaddar ayaa fashilay qorshe cabdilaahi a...
Wednesday, November 16, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dahab Iyo Agab Kale Oo Laga Xaday Gabadh!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidanka booliska ee saldhiga ibraahim koodbuur ee magaalada hargaysa ayaa gacanta kusoo dhigay dahab tiro badan iyo agab kale oo laga xaday gabadh muwaadinad ah taasi oo ciidamada kusoo wargalisay dhaca...
Wednesday, November 16, 2022
-
Xukuumada Somaliland Oo Fariin Udirtay Beesha Caalamka Iyo Nuxurka Ay Xanbaarsan Tahay!
Hargeysa(Berberatoday.com)-War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in Somaliland beesha caalamka u xaqiijinayso in Somaliland tahay nabad iyo waddan xasilloon, oo aanay wax shaqaaqo a...
Wednesday, November 16, 2022
-
Warbaahinta Dunida Oo Siwayn Wax Uga Qortay Khilaafka Siyaasadeed Ee Somaliland Ka Taagan!
Warbaahinta caalamka kuwo ugu waawayn ayaa siwayn wax uga qoray xaalada siyaasadeed ee ay Somaliland gashay muranka doorashooyinka ,mawqifka xisbiyada mucaaridka iyo dhamaadka mudo xileedka xukuumada madaxwayne biixi iyadoo walaac...
Wednesday, November 16, 2022
-
Daawo Muuqaalka Barnaamij Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Su’aalo Waydiiyeen Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire”Daawo Muuqaal
Daawo Muuqaalka Barnaamij Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Su'aalo Waydiiyeen Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/-Lp3T5CUsjw
&nbs...
Wednesday, November 16, 2022
-
Kulan Baroor Diiq Ah Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Oo Ku Geeriyooday Dalka Ingiriiska.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Kulan tacsi iyo baroor diiq ah ayaa magaalada hargaysa loogu sameeyay alle ha,unaxariistee Aadan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye oo habeenkii xalay ku geeriyooday
Kulankan ayaa waxaa kazoo qaybga...
Wednesday, November 16, 2022
-
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Beeniyay In Wax Qarax Ahi Ka Dhacay Hargaysa, Digniina Udiray Dadka Warar Kaasi Faafiyay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Jamhuuriyada Somaliland Waxa uu cadaynayaa inaanay Jirin Wax Qarax ah oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland.
Waxaanu Bulshada ...
Wednesday, November 16, 2022
-
Xabsiga Weyn Ee Berbera Oo Dib Udhis Iyo Dayactir Lagu Sameyn Doono Iyo Maxaabiistii Kujirtay Oo Xabsiga Dalka Loo Kala Qaaday”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Xabsiga Weyn Ee Berbera Oo Dib Udhis Iyo Dayactir Lagu Sameyn Doono Iyo Maxaabiistii Kujirtay Oo Xabsiga Dalka Loo Kala Qaaday"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/PGc0rWH1wcM
...
Tuesday, November 15, 2022
-
“Mucaridku Marin Hababinta Ha Kaka Dayaan Dadka” Ururada Siyaasada Oo Qodobo Adag Soo Saray”Daawo Muuqaal
"Mucaridku Marin Hababinta Ha Kaka Dayaan Dadka" Ururada Siyaasada Oo Qodobo Adag Soo Saray"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/CS62lvOszl8
Berberatoday.com...
Tuesday, November 15, 2022
-
“December Marka La Gaadho Magacii Xisbi Wuu Lumayaaye Wadani Iyo Ucid Waxan Leeyahay Doorashada ururada Udiyaar Garooba”Gudoomiyaha urur Siyaasadeedka Horseed Mujaahid Cabdilahi Darawal”Daawo Muuqaal
"December Marka La Gaadho Magacii Xisbi Wuu Lumayaaye Wadani Iyo Ucid Waxan Leeyahay Doorashada ururada Udiyaar Garooba"Gudoomiyaha urur Siyaasadeedka Horseed Mujaahid Cabdilahi Darawal"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/V9-wjOUQZ6...
Tuesday, November 15, 2022
« Previous Page — Next Page »