-
Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In $45 Milyan Oo Dayn Ah Lagu Leeyahay”Daawo Wasiir Sacad Cali Shire Oo Golaha Wakiilada Ufaahfaahinaya”Daawo Muuqaal
Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In $45 Milyan Oo Dayn Ah Lagu Leeyahay"Daawo Wasiir Sacad Cali Shire Oo Golaha Wakiilada Ufaahfaahinaya"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/iOaOwwWADCo
 ...
Monday, November 14, 2022
-
Warshada Korontada Berbera Oo Shaacisay Inay Bishan November Inay Kor Uqaadayso Oo Kordhinayso Qiimihii Iibka Laydhka
Shirkadda Korontada Berbera "Berbera Electricity Company"
Waxa ay ogaysiinaysaa dhamaan macamiisheeda in laga bilaabo Biilka Bisha 11aad ee sanadkan 2022 (November) wax ka badal lagu samayn doono qiimaha tacriifada ee halkii un...
Monday, November 14, 2022
-
“Nimanka Mucaraadka Ah Ee Beesha Calaamka Uqeylo Diranaya Ee Leh Yaan Somaliland La Caawinin Waxay Inaanay Dalka Lexejeclo Kalahayn Dalka”Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Toorno”Daawo Muuqaal
"Nimanka Mucaraadka Ah Ee Beesha Calaamka Uqeylo Diranaya Ee Leh Yaan Somaliland La Caawinin Waxay Inaanay Dalka Lexejeclo Kalahayn Dalka"Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Toorno"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/SMpwT3Vuiy0
...
Monday, November 14, 2022
-
“Timirteenii Meeday,10kun Oo Geed Ayaa Xeebta Inooga Beerna”Wasiirka Beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan”Daawo Muuqaal
"Timirteenii Meeday,10kun Oo Geed Ayaa Xeebta Inooga Beerna"Wasiirka Beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/XP6ZW8nZ66A
Berb...
Monday, November 14, 2022
-
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markale Faah Faahin Ka Bixiyay Mawqifka Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada
Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo uwaramayay idaacada BBCda ayaa markale faah faahin ka bixiyay mawqifka xisbiyada mucaaridka ku sheegeen in aanay aqoonsanayn xukuumada maadxwayne biixi kadib markii uu dhamaaday ...
Monday, November 14, 2022
-
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridku Soo Saareen”Daawo Muuqaal
Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Ka Dareen Celiyay Go,aankii Xisbiyada Mucaaridku Soo Saareen"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/hc9WESJH4Y0
Berberatoday.com...
Monday, November 14, 2022
-
Akhriso”Sheekada Waardiyahii Ingiriiska Ahaa Ee Basaaska U Ahaa Ruushka
Nin ilaalo ahaa ayaa qirtay inuu u basaasayay Ruushka, isagoo ka shaqaynayay safaaradda Britain ee Berlin.
Dacwad oogayaasha ayaa ku eedeeyay David Smith oo 58 jir ah in uu doonayay in uu waxyeeleeyo UK iyo safaar...
Monday, November 14, 2022
-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Somaliland Kusoo Caano Maashay, Xili Khilaaf Siyaasadeed Taagan Yahay.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo waxyaabihii Somaliland kusoo caano maashay ee ay kaga soo gudubtay marxalado adag.
...
Monday, November 14, 2022
-
Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Magaalada Istanbul Ee Dalka Turkiga"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/rhfOO9NiwRc
Berberatoday.com...
Monday, November 14, 2022
-
Hubanti La’aanta Wali Ku Gedaaman Soo Celinta Askarta Somalida Ah Ee Ku Sugan Eritrea
Wali waxaa jirta hubaal la'aan ku aadan xilliga ay soo noqonayaan dhallinyarada Soomaalida ee tababarka loogu qaaday Eritrea iyadoo madaxweynaha Soomaaliya uu booqasho ku tagay dalkaasi isbuucan markii labaad m...
Monday, November 14, 2022
« Previous Page — Next Page »