-
Gudida Kala Reebida Ururada Siyaasada Iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka Oo Soosaaray Ururadii Kasoo Gudbay Shurudihii Looga Baahnaa Tartanka Xisbiyadana Qeyb Ka Noqon Doona
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Soosaaray Ururadii Soo Baxay Ee Galaya Doorashada Oo 9 Urur Ah Kuwaas Oo Lagu Dari Doono 3 Xisbi Ee Hore Ujiray Oo Isku Noqonaya 12 Urur Siyaasadeed
https://y...
Sunday, November 6, 2022
-
Buuq Iyo Muran Hadheeyey Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland Ee Shalay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Buuq Iyo Muran Hadheeyey Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland Ee Shalay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/i8206WT0V58
&nb...
Sunday, November 6, 2022
-
Daawo Warbixin Laga Diyaariyay Dhismaha Wadada Hargaysa Pay Pass Oo Gabo Gabo Ku Dhow.
Hargeysa(Berberatoday.com)--Dhismaha wado casri ah oo laga dhisanayo duleedka magaalada hargaysa ayaa hada ku dhow gabo gabo taasi oo caasimada hargaysa ka maraysa galbeedka waqooyi
Wadada hargaysa pay pass ayaa kamid ah jidka ...
Sunday, November 6, 2022
-
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Kulan La Yeeshay Garsoorayaasha Maxkamadaha Hoose Ee Gobolka Maroodi-jeex.
Hargeysa-(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex Cali S...
Sunday, November 6, 2022
-
Ciidanka Ilaalada Cashuuraha Abaarso Oo Gacanta Kusoo Dhigay Laba Baabuur Oo Sharaab Kontaraban Ah Soo Galinaayay Dalka
Ciidanka Booliska JSL qaybta Ilaalada Cashuuraha ayaa gacanta ku Soo dhigay Baabuur Siday Kootarabaan.
Ciidanka ilaalinta cashuuraha kastamka abaarso Ayaa gacanta ku soo dhigay laba baabuur Oo sifo sharci daro ah da...
Sunday, November 6, 2022
-
Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Taagnaa Deegaanka Lughaya.
Lughaya(Berberatoday.com)-Babadhasaabka gobolka Awdal oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan maamulka gobolka iyo ka ciidanka booliska ayaa soo afjaray khilaaf muran oo udhexeeyay bulshada deegaano katirsan degmada lughaya kaasi oo...
Sunday, November 6, 2022
-
“Xisbiga Waddani Wuxuu Ka Faa’idaysta Dareenka Dadka“Wasiir ku-xigeenka Caafimadka Liiban Gaaxnuug”Daawo Muuqaal
“Xisbiga Waddani Wuxuu Ka Faa’idaysta Dareenka Dadka“Wasiir ku-xigeenka Caafimadka Liiban Gaaxnuug"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/kPplFi-XSDY
...
Sunday, November 6, 2022
-
Shirkii Deegaanka Ceel Bardaale Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay”Daawo Muuqaal
Gabiley(Berberatoday.com)-Shirkii Deegaanka Ceel Bardaale Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada Kasoo Baxay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/ZPjLJlPwhS4
...
Sunday, November 6, 2022
-
“Shirkaddo Madaxweynaha Ay Isku Reer Yihiin Uu Ku Naasnuujiyo Ciida Saylac Laga Guro, Ayey Isku Dhaceen Dadka Deegaanka”Farxaan Maxamed Yuusuf Oo KamidMasuuliyiinta Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaala
"Shirkaddo Madaxweynaha Ay Isku Reer Yihiin Uu Ku Naasnuujiyo Ciida Saylac Laga Guro, Ayey Isku Dhaceen Dadka Deegaanka"Farxaan Maxamed Yuusuf Oo KamidMasuuliyiinta Xisbiga Wadani"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/WnsE9C...
Saturday, November 5, 2022
-
“Hadii Aanu Ku Guulaysano Talada Dalka Masxaf Ayaanu Dhisidoonaa”Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Aadan Xasan Mataan”Daawo Muuqaal
"Hadii Aanu Ku Guulaysano Talada Dalka Masxaf Ayaanu Dhisidoonaa"Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Aadan Xasan Mataan"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zQrbwODNFtY
...
Saturday, November 5, 2022
« Previous Page — Next Page »