-
“Jamaal Cali Xuseen Waxaan Ku Idhi Aan Kuu Duceeyee Iga Hadh. Hadh Iyo Habeenba Nafta Ayaad Iskugu Kaayo Keentaye,Wanan Ku Mahadinayaa Geesinimadiisa”Musharax Muuse Biixi Cabdi”Daawo Muuqal
Berbera(Berberatoday.com)-"Jamaal Cali Xuseen Waxaan Ku Idhi Aan Kuu Duceeyee Iga Hadh. Hadh Iyo Habeenba Nafta Ayaad Iskugu Kaayo Keentaye,Wanan Ku Mahadinayaa Geesinimadiisa"Musharax Muuse Biixi Cabdi"Daawo Muuqal
https://you...
Thursday, January 19, 2017
-
General Jidhif Oo Si Cilmiyeysan Uga Hadlay Khatarta Saldhiga Milatari Ee Imaaraadka Carabtu Ka Doonayo Magaalada Berbera
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj. Maxamed Xasan C/laahi Oo Ahaa Halgamayaashii ururkii SNM isla markaana ah Khabiir ku takhakhusay dhinaca militariga ayaa ka hadlay bixinta saldhiga militari ee xukuumada somaliland doonayso inay k...
Wednesday, January 18, 2017
-
“Aas Qaran Hay Sameyninee Aroos Qaran Ii Sameeya”Daawo Muuqal Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Iyo Hadaladiisii Tariikhda Galay Qaar Kamida
Berbera(Berberatoday.com)-"Aas Qaran Hay Sameyninee Aroos Qaran Ii Sameeya"Daawo Muuqal Marxuum Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Iyo Hadaladiisii Tariikhda Galay Qaar Kamida
https://youtu.be/AX0rx7i_mlE
Halkan Hoose Ka D...
Tuesday, January 17, 2017
-
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yasin Oo Ka Digay Dhibaato Uu Xambaarsan Yahay Saldhiga Milatari Ee Dalalka Carabtu Berbera Ka Sameysanayaan Iyo Fariin Qeylo Dhaan Ah Oo Uu Kasoo Saaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf
Yasiin ayaa waxaa uu ganafka ku dhuftey isla markaana uu si xoogan uga hor yimid saldhig military oo dawlada imaaradku ka sameysato magaalada Be...
Tuesday, January 17, 2017
-
SOMALILAND: Boqolka Doollar Oo Qarka U Saaran Hal Milyan Oo Shilin, Qiimaha Maceeshadda Oo La Socda, Baanka Dhexe Iyo Xukuumadda Oo Daawanaya
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa Maalinba Maalinba ka dambaysay sare u sii kacaya Qiimaha Sarrifka Lacagta Qalaad ee Doollarka, kaasi oo saamayn weyn ku leh Qiimaha Maceeshadda.
Magaalooyinka Somaliland oo Bilihii u dambeeyay Bo...
Sunday, January 15, 2017
-
Daawo Muuqalka”Musharax Muuse Biixi Oo Sheegay In Xisbiyada Mucaaridku Ergooyin Badan Usoo Dirteen Sidii Doorashada Dib Loogu Dhigi Lahaa.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Musharax Muuse Biixi Oo Sheegay In Xisbiyada Mucaaridku Ergooyin Badan Usoo Dirteen Sidii Doorashada Dib Loogu Dhigi Lahaa.
https://youtu.be/v_85t6MDmh4?t=1
 ...
Sunday, January 15, 2017
-
Daawo Muuqalka”Xoolihii Iyo Dadkii Abaaraha Uga Soo Hayaamay Gobolada Bariga Ee Ku Sugan Gobolada Galbeedka Oo Dhaxani Fara Baas Ku Hayso iyo Xoolo Maryo La Huwiyay Dhaxan Awgeed
Dilla(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Xoolaha Iyo Dadka Abaaraha Uga Soo Hayaamay Gobolada Bariga Ee Ku Sugan Gobolada Galbeedka Oo Dhaxani Fara Baas Ku Hayso iyo Xoolo Maryo La Huwiyay
https://youtu.be/J90Jl92JfME?t=93
&nb...
Friday, January 13, 2017
-
Daawo Muuqalka”Odayaasha iyo Waxgaradka Ku Dhaqan Deegaanka Mijacaseeye Oo Katirsan Gobolka Saaxil Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dugsiyo Waxbarasho Oo Aan Deegaankaas Ka Jirin Iyo Gudoonka Waxbarashada Gobolka Oo Dayacay
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Odayaasha iyo Waxgaradka Ku Dhaqan Deegaanka Mijacaseeye Oo Katirsan Gobolka Saaxil Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dugsiyo Waxbarasho Oo Aan Deegaankaas Ka Jirin Iyo Gudoonka Waxbarashada Go...
Thursday, January 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Ganacsatada Suuqyada Hargeysa Ee Waaheen Iyo Gobonimo Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sixir Barar Kuyimi Meceeshadii Iyo Qimihii Lacgata Somaliland Oo Hoos Udhacay Iyo Fariin Ay Udireen Madaxweynaha Iyo Xukumadiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Ganacsatada Suuqyada Hargeysa Ee Waaheen Iyo Gobonimo Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Sixir Barar Kuyimi Meceeshadii Iyo Qimihii Lacgata Somaliland Oo Hoos Udhacay Iyo Fariin ay Udireen Mada...
Thursday, January 12, 2017
-
“Muddo Kordhintu Waa Tii Ay Mucaaridku Durbaanada Ka Tumanayeen Ee Diidanaayeen Maxkamadana U Gudbiyeen Arinta Dorashadana Hayada U Xilsaaranbaa Xaq U Leh” Muuse Biixi”Daawo Muuqal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Muddo Kordhintu Waa Tii Ay Mucaaridku Durbaanada Ka Tumanayeen Ee Diidanaayeen Maxkamadana U Gudbiyeen Arinta Dorashadana Hayada U Xilsaaranbaa Xaq U Leh” Muuse Biixi"Daawo Muuqal
https://youtu.b...
Tuesday, January 10, 2017
« Previous Page — Next Page »