Waraysiyo
-
Daawo Muuqalka”Dadweynaha Kudhaqan Gobolka Sool Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh Umuujiyay Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen Fariin Digniin Xambaarsana Udiray Faysal Cali Waraabe
Laascanod(Berberatoday.com)-Shacab weynaha ku dhaqan Gobolka Sool oo isugu Jira Salaadiin,Cuqaal,Waxgarad,Aqoonyahan, Dhalinyaro iyo Haween reer Laascaanooda ayaa Taageero mug iyo Miisaan leh umuujiyay musharaxa Madaxweynaha Xisbi...
Friday, April 1, 2016
-
Mujaahid Cali Guray,Aqoonyahan Maxamed Haarun Iyo Xogahayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid Xasan Aadan Cismaan Sabce Oo Dhaliilo Qaraweyn Udusha Usaaray Faysal Cali Waraabe Kuna Dhawaaqay In Musharaxa Xaqa Ah Ee Xisbiga Ucid Yahay Jamaal Cali Xuseen
Hargeisa(Berberatoday.com)-Daawo Mujaahid Cali Guray, Aqoonyahan Maxamed Haaruun iyo xoghayaha golaha dhexe ee Xisbiga Xasan Aadan CismaanSabce ayaa Eng Faysal Cali Waraabe Dhaliilo dhusha Uga Saaray iyagoona Sheegayna in Jamaal...
Friday, April 1, 2016
-
Daawo Muuqalka”Dawlada Somaliland iyo Itoobiya Oo Heshiis Rasmi Ah Ka gaadhey Isticmaalka Dekadda Berbera
Addis Ababa(Berberatoday.com)-shir mudo sadex cisho ah uga socday magaaladda Debre zeit ee dalka itoobiya ,dawladdaha Somaliland iyo itoobiya oo ku saabsanaa istimaalka dekedda caalamiga ah ee Berbera ayaa maalintii shalay la...
Friday, April 1, 2016
-
“Karaamadi Waxaa Dilay Mid Aan Kiisba Qabanayne. Kun Jeer Faysaloo Dhacay Markuu Kaalin Geli Waayay.Jamaal Koobsayoo Hiil Markuu Ucid-da Kaalmeeyay”Abwaan Xiis Maxamed Cilmi(Shanfool)
"Gabayga KALA KAAN"
Kacdoonada siyaasigu beryahan kadde dadkoodiiye.
Kuraasidu masiibay noqdeen kooto iyo xooge.
Iyadoo kamaamada bulshada shicibku kooxoobay.
Nin Dan lihi intuu keeno sudhay dhab u karbaashaayo.
...
Thursday, March 31, 2016
-
Daawo Muqaalka”Caaqil Kamida Cuqaasha Gobolka Saaxil Oo Ka Digey Dabley Hubeysan Oo Ku Sugan Bariga Gobolka Saaxil Xukumadana Baaq Udirey
Berbera(Berberatoday.com)-Caaqil Cali Gawdh oo Kamida Cuqaasha Gobolka Saaxil ayaa ka Deyriyey Dabley Hubeysan oo ku Sugan Bariga Gobolka Saaxil, islamarkaasina Xukumada iyo Hayadaha Amaanka Baaq u direy, isagoo dhanka kalena Xuku...
Thursday, March 31, 2016
-
“Abti Muusow Kornayl bedelay Suldaankiisi waa Korneyl Madaxweynihii oo kale” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Arimo Badan
"Abti Muusow Kornayl bedelay Suldaankiisi waa Korneyl Madaxweynihii oo kale" Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ka Hadlay Arimo Badan
Suldaanka guud ee Beellaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiq...
Thursday, March 31, 2016
-
Amnesty Oo Ka Dayrisay Xadhigga Marwo Saado Jaamac Aadan Ee Maxkamadda Millateriga La Saaray
Nairobi(Berberatoday.com)-Hay’adda Calaamiga ah ee uu doodda Xuquuqda Aadamaha dunida ee lagu magacabo Amnesty International, ayaa cambarayse falki ay cidamada bileyska gobolka Saaxil ku soo xidheen marwo Saado Jaamac Aadan oo g...
Thursday, March 31, 2016
-
Salaadiinta, Cuqaasha,Waxgaradka Iyo Aqoonyahanka Gobolka Saaxil Oo Kudhawaaqay Inaanay Ogolayn Inay Doorashada Golaha Wakiilada Iska Sharaxaan Gobolka Saaxil Cid Aan Aheyn Dadkii Lixdii Iska Sharaxay
Berbera(Berberatoday.com)-Salaadiinta,Cuqaasha,waxgaradka iyo aqoonyahanka deegaanka Gobolka Saaxil oo ay maalntii shalay kulan la xidhiidha saami qeybiga kuraasta baarlamaanka wada qaateen gudi hoosaadka Arimaha Gudaha ee Tolaha ...
Wednesday, March 30, 2016
-
Awdal”Dad Mar Kale Gaajo Iyo Harraad Ugu Dhintay Deegaanka Kaxda Iyo Hooyooyin Dhabarka Ku Sida Carruur Gaajo La Ooyaya Oo Farriin Dhiilleysan Soo Diray”Daawo Muuqal Oo Akhriso
Abaarta Muddo Dhaaftay Oo Ka Sii dareysa Iyo Dadweynaha Magaalada Boorama Oo Shalay Tukaday Salaad Roob-doon Ah
Kaxda(Berberatoday.com)-Abaarta ka jirta Deegaannada Galbeedka Somaliland ayaa ka sii dareysa, Maaddaama oo ay dhaa...
Wednesday, March 30, 2016
-
“Faysalaw Haduu Jamaal Musharaxa Xisbiga Ucid Noqon Waayo Adiguna Gudoomiyihii Xisbiga Ma Tihid”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Dalka Isutaga Imiraatka Carabta Cabdijubaar Dubad Maxamed
Dubai(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ee dalka isutaga Imiraatka Carabta Cabdijubaar dubad ayaa ka hadlay khilaafka Xisbiga ucid ka dhex qarxay isaga oo Cabdijubaar Dubad Maxamed ku eedeeyay Gudoomiyaha xisbiga Ucid Fay...
Wednesday, March 30, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|