Waraysiyo
-
“Faysal Cali Waraabow Dhiidhiibso,Somaliland Mas Baad Ku Tahay,Shalayna Jaajuusbaad Gaani U Ahayd Maantana Kulmiye Ayaad Utahay Waa Caadadaa” Muj. Ooto Biixi Caali”Daawo Muuqal
"Faysal Cali Waraabow Dhiidhiibso,Somaliland Mas baad ku tahay,Shalayna Jaajuusbaad Gaandhi u ahayd Maantana Kulmiye ayaad u tahay waa caadadaa" Muj. Ooto Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Mujaahid Ooto Biixi Caalin
h...
Wednesday, March 30, 2016
-
Daawo Oo Dib Umilicso Xusuustii Siilaanyo Iyo Faysal”..Faysalow Ummaddu Laba Jeer Ayey Ku Diidey, Oo Ay Sanka Ka Qabsatay, Oo Aad Qabyaalad Ku Hadashay,Oo Tidhi Hargeysa Aniga Leh, Waatii Ummaddu Kugu Diiday Ee Uf Kugu Tidhi Ee Sanka Ka Qabsatay..”. Madaxweyne Siilanyo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Milicso xusuustii Siilaanyo iyo Faysal "..Faysalow ummaddu laba jeer ayey ku Diidey, oo ay Sanka ka Qabsatay, oo aad qabyaalad ku hadashay, oo tidhi Hargeysa aniga leh, waatii Ummaddu kugu diiday ee Uf k...
Tuesday, March 29, 2016
-
Daawo Muuqalka”Afhayeenka Qurba Jooga Dan iyo Duco Oo Hadalo Kulul Warbaahinta Umariyey Faysal Cali Waraabe Iyo Muuse Biixi+ Saldanada Subeer Awalna Ku Tilmaamay Lama Taabtan.
Afhayeenka Qurba Jooga Dan iyo Duco oo Hadalo kulul Warbaahinta u mariyey Faysal cali Waraabe iyo Muuse Biixi+ Saldanada Subeer Awalna Ku Tilmaamay lama Taabtan.
https://www.youtube.com/watch?v=Th6dUs46OTU&feature=youtu...
Tuesday, March 29, 2016
-
Fanaanada Wayn ee Muj. Shamis Qardo-jeex oo Kabaha La Dulmartay Eng.Faysal Cali Waraabe iyo Muj.Muuse Biixi Cabdi.
Fanaanada Wayn ee Muj. Shamis Qardo-jeex ayaa Faysal Cali Waraabe iyo Muuse Biixi ku Eedaysay Dulmiga ay ku hayaan Musharax Jamaal Cali Xuseen, Gudaha ka Akhri Warbixin Gaar ah oo ay siisay Shabakada Caalamiga ah ee berberat...
Tuesday, March 29, 2016
-
Gudoomiye Ku Xigeenkii Gobolka Saaxil Oo Hargeysa Lagu Xidhay Isaga Oo Aan Xilkii Wareejin Iyo Dawladda Oo Dilkii Taliye Casayr Qaab Baylaysan U Baadhaysa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa maanta Hargeysa lagu xidhay Badhisaab ku xigeenkii gobolka Saaxil Xaamud Xuseen Cabdilaahi .Ma jiro war rasmi ah oo dawladda ka soo baxay oo xadhigan ku saabsan ,hasayeeshee ilo xogogaal ah ayaa...
Monday, March 28, 2016
-
Daawo Muuqalka”Xildhibaanadii Awood Dhaqaale Iyo Taagerayaalba Galiyay Xisbiga Ucid Ee Degmooyinka Berbera Iyo Ceerigaabo Oo Kudhawaaqay Inay Maxkamad La Galayaa Faysal Cali Waraabe Oo Ay Ku Tilmaameen Hogaamiye Guuldarada La Saaxib Ah
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Xildhibaan Salebaan Cali Qayre iyo Xildhibaan Ibraahin Axmed Laangadhe oo kamida Xildhibaanada Xisbiga UCID uga Soo Baxay Magaalooyinka Ceerigaabo iyo Berbera Tartankii Golayaasha Degaanka Dalka ee ...
Monday, March 28, 2016
-
Daawo Muuqalka”Oo Dib U Xasuuso Heshiiskii Ay Wada Galeen Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Faysal Cali Waraabe Sanadkii 2012
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawo o Dib u Xasuuso Heshiiskii ay Wada Galeen aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Faysal Cali waraabe Sanadkii 2012
https://www.youtube.com/watch?v=RNb8BM-FSaw
...
Monday, March 28, 2016
-
Daawo Muuqalka Salaadii,Cuqaal,Waxgaradka, Dhalinayarada Iyo Haweenka Uu Kasoo Jeeday Taliyihii Qeybta Booliska Berbera Ee Dilkiisa Lagu Eedeynayo Dableyda xidhan Oo Ku Hanjabaya Inay Dilal Qorsheysan Fulin Doonaan
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Halkan ka Daawo Salaadiin.Cuqaal,Waxgarad, Dhalinyaro Iyo Haween kasoo Deeganka Yufle ee Goolka Sanaag oo ku hanjaaya inay si dag dag ah dil ufulin doonaan hadaa xukumadu Maxkamad dag dag ah Saarin Dab...
Sunday, March 27, 2016
-
“Faysaloow Adiga Iyo Kuwa Dabada Kaa Soo Riixaya Ee Muuse Biixi iyo Maxamed Aw Siciidna Waanu Iska Celin doona , Adiguna Gudoomiye Noo Noqon Meysid, Waxii Rag Iska Yeeli Jiray Ayaanu Kaa Yeeli Doonaa”Jamaal Cali Xuseen
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamaal Cali Xussen musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID waxa uu ka jawaabay hadallo kasoo yeedhay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe. Jamaal Cali Xuseen oo tilmaamay in uu faysal caawimo laxa...
Sunday, March 27, 2016
-
Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Kudhawaqaya Jamaal Cali Xuseen Musharax Madaxweyne Ee Xisbiga Ucid Maaha Iyo Jamaal Cali Xuseen Oo Jawaab Adaga Ku Difaacay Musharaxnimadiisa
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan Ka Daawo Muuqalka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo ku dhawaaqaya Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Musharax Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Maaha. Iyo Jawaabta uu hadalkaa Kasoo Yeedhay...
Sunday, March 27, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|