-
Shirweynaha Xisbiga WADDANI Oo La Muddeeyay Iyo Hadal-hayn Ku Saabsan In Cabdiraxmaan Cirro Uu Xirsi Ku Wareejinayo Guddoomiye-nimada Oo Ka Dhalatay
Maxaa iska beddelay Heshiiskii Cirro Iyo Cabdiqaadir Jirde Ee dhigayey Inuu Xilka Guddoomiye-nimo ku wareejiyo, hadduu Madaxweyne Noqdo ?
Hargeysa (Geeska) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa shaaciyey xilliga la qaban...
Saturday, September 4, 2021
-
Hankii Siyaasada Ee Mulkiilaha Horn Cable Tv Farxaan Xaaji Cali Oo Debada Yimid Xili Degaankiisa Loo Oomana Siyaasi Ildheer W/Q Yaasin Jaamac Cali
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsadaha Mulkiilaha Horn cable Tv Farxaan xaaji Cali ayaa la filayaa in uu dhawaan shaciyo hamigiisa ku biirista madsha siyasada Somaliland oo mudaba uu il qoodha kala socday qaan gaadh...
Thursday, September 2, 2021
-
Qormo ku Saabsan Mid kamid ah Nicmooyiinka Alle Insaanka ugu galaday taasoo ah Kaadi_heysta
Inta aan u guda galin Qormada ama Mawduuca Bal Suureyso…
-Haddii ay Hal-daqiiqo ama ka yar Kaadida kugu xiranto Sidee baad noqon laheyd???!!!
-Waxaan filayaa in aad ugu jawaabto adiga oo dareenkaaga iska Caadi yahay
...
Tuesday, August 31, 2021
-
“Madaxwaynuhu Xaq Wuu Uleeyahay Inuu Marlabaad Tartamo Laakiin Wadada Uu Umarayo Waan Dhaliilay W/Q Cali Cismaan Xuseen(Cali Guray)
Doorashadii dhacday 2017 wax lagu ololeeyay qabyaalad gaar ahaan labada xisbi ee wadani iyo kulmiye waxaanay inagu keentay in ay dhegeheena mudo dheer ka dhexguugdo la hadlimaayo xisbiga dhacay ee waxaan la hadlayaa xisbiga soo ...
Monday, August 30, 2021
-
Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada Oo Ku Taliyay Inay Wasaarada Warfaafintu Wareegto Kasoo Saarto Inaanay Af Ingiriisi Waraaqaha Laysugu Qorin”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Shaqada,Shaqaalaha Iyo Arimaha Bulshada Oo Ku Taliyay Inay Wasaarada Warfaafintu Wareegto Kasoo Saarto Inaanay Af Ingiriisi Waraaqaha Laysugu Qorin"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/3xSKWFubDDo
...
Monday, August 30, 2021
-
“Dawladu Waa Inay Ka War haysaa Waxa Dalka Soo Galaya Oo Faafreebtaa” Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berbaraawi”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Dawladu Waa Inay Ka War haysaa Waxa Dalka Soo Galaya Oo Faafreebtaa” Sheekh Cabdillahi Xasan Xaashi Berbaraawi"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/wiZ2-l64lDc
...
Saturday, August 28, 2021
-
Akhriso Qisada Wiil Sadaqadaystay 2 Dollar Oo Aduunba Uu Haystay Iyo Lacag 50 Kun Oo Dollar Ah oo Markaliya Loogu Yaboohay
Barnaamik Tv ka baxayey oo tabarucaadda lagu uruuriyo ayuu weriyihii dad weynaha u soo bandhigay xaaladda bukaan u baahan in lagu sameeyo qaliin 150 kun oo dollar ku baxayso, bukaanka ma awoodi karin inuu lacagtaas iska bixiyo.
...
Friday, August 27, 2021
-
Sheekh Cabdirashiid Cali Sufi Oo Ka Sheekeeyay Qisada Wiil Yar Oo Masari Ah Oo Aabihii Oo Xanuunsan Alle Waraaq Ugu Qortay”Daawo Muuqaal
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Cabdirashiid Cali Sufi Oo Ka Sheekeeyay Qisada Wiil Yar Oo Masari Ah Oo Aabihii Oo Xanuunsan Alle Waraaq Ugu Qortay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/zdHREszUwl0
&...
Thursday, August 26, 2021
-
Cali Cabdi Dheere Oo Kamida Xubanah Golaha Deegaanka Berbera Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Lagu Baranaayay Toobabarkii Golayaasha Deeganka Hargeysa Loogu Qabtay”Daawo Muuqaal
Berbera(Berberatoday.com)-Cali Cabdi Dheere Oo Kamida Xubanah Golaha Deegaanka Berbera Oo Ka Hadlay Waxyaabihii Lagu Baranaayay Toobabarkii Golayaasha Deeganka Hargeysa Loogu Qabtay"Daawo Muuqaal
https://youtu.be/i83i...
Monday, August 23, 2021
-
“Madaxweyne Muuse Biixi Ma Mas’uulkii Wixii La Isku Khilaafo Ka Go’aan-qaadan Lahaa Baa Mise Waa Markhaati”Xuseen Axmed Caydiid
Madaxweyne Muuse Biixi Ma Mas'uulkii wixii la isku khilaafo ka go'aan-qaadan lahaa baa mise waa markhaati?
Horraantii 2018kii markii Xisbiga WADDANI duray Komishankii doorashada ee xilligaa, codsadayna in xilka laga qaado, ...
Saturday, August 21, 2021
« Previous Page — Next Page »