-
Wasiirka Warfaafinta Oo Magacaabay Sadex Masuul Oo Kamida Noqon Doona Madaxda Warbaahinta Qaranka
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa waxa ayaa waxaa uu xilkii ka qaadey masuulyiin badan oo ay ka mid yahiin maareyihi telefishanka qaranka Somaliland Md Khadar Maxamed Kacule iyo Maareeyihi...
Friday, February 23, 2018
-
Daawo>/Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaaladda London, halka kuwa kale la dhaawacay.Feb 22.18
Dhalinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay Magaaladda London, halka kuwa kale la dhaawacay.Feb 22.18
...
Thursday, February 22, 2018
-
Edo Hargab Igu Dhacay Barigii Abaarihii Baa Iga Bixi Waayey Oo Dubai Baan Caafimad U Tagay ..” Ex Wasiir Samsam +[ Muuqaal ]
Hargaysa (Berberatoday.com)_ Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi
Aadan ayaa waxaa ay jawaab aan bulshada inteeda badan aan qancin ay ka bixisay warar ay warbaahintu qortey oo sheegaayey in ay M...
Thursday, February 22, 2018
-
“Cumaamadaha Odaygii Ma Sido Loo Codayn Jiraye. Camalbaa Wakhtiga Laga Dhigtaa Caaqil-baan Ahaye. Caa,ilad Kastaba Waxa Hor Tuban Caagle Fara Weyne. Cug Nimaan Ku iman-baa Usida Calanki Reeraaye”Gabayga Cibaaro Iyo Abwaan Xiis Maxamed Cilmi Shanfool
Berbera(Berberatoday.com)-CIBAARO Gabayga cibaaro wuxuu soo baxay 02.02.2018. Waxaa curiyay abwaan reer saaxil ah oo la yidhaahdo Xiis Maxamed Cilmi (Shanfool) Wuxuu kaga hadlayaa is bedelka hab dhaqabkii nololeed ku dhacay. Hadab...
Thursday, February 22, 2018
-
Halkay Ku Dambeeyeen Mashaariicdii Horumarineed Ee Ku Lammaanaa Heshiiskii Lagu Wareejiyey Dekedda Berbera?, Muxuuse Madaxweyne Muuse Biixi Waftiga DP-World U Sheegay?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inkasta oo aan si rasmi ah faahfaahin dheeraad ah looga bixin nuxurka rasmi ahaan qodobadii ay dorraad oo Arbaca ahayd ka wada hadleen Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Waftigii uu hogaam...
Thursday, February 22, 2018
-
Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE Oo Si Layaab Leh Uga Hadlay Cidduu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Wareejinayo Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE
Hargeysa (Foore)- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Jaamac Shabeel ayaa si layaab leh uga jawaabay su’aal laga waydiiyey Cidda Madaxweyne Muuse Biixi ku wareejinayo Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIY...
Thursday, February 22, 2018
-
20 FEB 1982. ANIGU BURCO AYAAN JOOGAY (W/Q: C/Raxman Caydiid)
35 sano kahor, 20 Feb 1982, maanta oo kale anigu waxaan joogay Dugsigii sare ee Farsamada Gacanta ee Burao (Technical Institute of Burao – ITB). Maalin ka dib markii Hargeisa dhagaxa laga tuuray ayay Burcana ka bilaabantay. Burc...
Thursday, February 22, 2018
-
Hooyo ka qayb gashay 20 February maalintii Dhalinyaraada Somaliland Waxa laga reebay wasiir baa wax noo tarin Xildhibaan ba wax noo tarin Agaasima wax noo tarin?
Waxa Hooyo ka qayb gashay 20 February ayaa waxa laga reebay Ka wasiir baa wax noo tarin Xildhibaan ba wax noo tarin Agaasima wax noo tarin?
Golayaasha iyo waxa isku mid ah geedkan tiinka ah.
Galoolkii iyo waxaa rawaxay...
Thursday, February 22, 2018
-
Xiisada muranka arimaha shidaal baadhista Gobolka Saaxil oo cirka isku shareeray. Qalinkii A/Rahman fidhinle
Shirkada ugu dhulka balaadhan ee dhawaan howlgalada sahaminta shidaalka dalka ka bilowday ee dadka iyo duunyada abaaruhu saameeyeen boodhka ku liqday waa shirkada cusub ee BGP ( China National Petroleum Company ) taas oo l...
Thursday, February 22, 2018
-
Fariin Culus Oo Lafa Guraysa Haamaha Shidaalka Berbera Iyo Dhaqaalaha Xukuumadda Ka Soo Gali Lahaa Ee Baal Mara Oo Si Toosa Ugu Socota M/Muuse
Mudane Madaxweyne, waxaan halkan kuugu soo diraynaa warqad furan oo ka hadlaysa dareenka qaar ka mida shacabkii codka ku siiyey oo awoodi waayay inay fariintooda toos kuu soo gaadhsiiyaan, hase ahaatee goostay inay warbaahinta kuu...
Thursday, February 22, 2018
« Previous Page — Next Page »