-
Daawo Muuqalka”Maamulihii Hore Ee Kastamka Berbera Oo Xilkii Ku Wareejiyay maamulaha Cusub Iyo Khudbad Cajiiba Oo Maamule Maxamed Cabdi Gurxan Ku Sagtootiyay Xilka Iyo Shaqaalihii Uu Hormoodka U Ahaa
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Maamulihii Hore Ee Kastamka Berbera Oo Xilkii Ku Wareejiyay maamulaha Cusub Iyo Khudbad Cajiiba Oo Maamule Maxamed Cabdi Gurxan Ku Sagtootiyay Xilka Iyo Shaqaalihii Uu Hormoodka U Ahaa
h...
Tuesday, February 6, 2018
-
Booqashada Madaxweyne biixi ee Xarunta dhexe ee kulmiye waa laba hal midkee ?
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shalay booqasho ku tegey xarunta guud ee xisbiga KULMIYE oo ah xisbiga uu madaxweynuhu ka soo jeedo ee haya talada dalka Somaliland.
Madaxweyne Biixi,...
Tuesday, February 6, 2018
-
Maamulihii hore ee kastamka Berbera Mohamed Abdi Gurxan oo la filayo in loo magacaabo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda. W/Q Rakad Mxd Sultan
Maamulihii hore ee kastamka Berbera Mohamed Abdi Gurxan oo la filayo in loo magacaabo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maaliyadda.
Mohamed Gurhan waa maamulihii hore ee Kastamka Berbera, waanna mid ka mida maamulayaashii ugu aqoo...
Monday, February 5, 2018
-
“Abooy Markaan. Adduunyada Imiyo. Ilaa Maanta Oon. Awood Leeyahoo. Arrin Lay Dirsado. Mar Kastaba Adaa. Usha Ii Sidoo. Edebta Iyo Diin. Iga Dhigay Adeec. Akhlaaq fiicanoo. Ma ilaabi karo. Abaalkaagiyoo. Aayado duco ah. Ayaantii kastaba Inaan kuu kuu akhriyo. Waad istaahishaa. W/Q Mohamed Abdillahi Soofadhiste
Waa Maanso Kooban Oo Baroordiiqa Aan Aabahay Alle Ha Unaxariistee Marxuumka Cabdillahi Faarax Jaamac(Soofadhiiste)Ugu Murugoonayo Kuna Sagootiyayo Ilaahayna Ubaryayo Inuu Wanaagiisii Ku Amaal Mariyo
Aadmiga dhamaan.
Idilkood...
Friday, February 2, 2018
-
Daawo aas qaran oo loo sameeyay taliyihii nabadgalayada wadooyinka gobolka togdheer
https://youtu.be/FUfsgy8O83U
...
Thursday, February 1, 2018
-
Daawo Muuqalka”Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Alle Ha Unaxariiste Taliyihii Laanta Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Cabdillahi Faarax Soofadhiiste
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Alle Ha Unaxariiste Taliyihii Nabad Galiyada Wadooyinka Gobolka Togdheer Cabdillahi Faarax Soofadhiiste
https://youtu.be/UXiAGKsEdp8?t=46
htt...
Thursday, February 1, 2018
-
Tacsi : Tafatiraha guud ee shabakada maxamed C/laahi soo fadhiiste oo aabihii geeriyooday
Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste ….
Geeridu xaq weeyee
gu’gii aad gaadhaba
gafi maysid geerida.
inaalilaalil...
Wednesday, January 31, 2018
-
Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste
Inaalillaahi wa inaa ilehi raajicuun :- Bahada berberatoday oo tacsi udireysa Reer C/laahi soo fadhiiste ....
Geeridu xaq weeyee
gu'gii aad gaadhaba
gafi maysid geerida.
inaalilaalilaahi r...
Wednesday, January 31, 2018
-
Daawo Muuqalka”Cuqaasha Iyo Waxgaradka Deegaamada Kalgumare,Suryo Iyo Banyaal Oo Cabasho Ka Muujiyay Ceel Biyood Ay Sheegeen Inay Deegaamadaas Ay Ka Qodanayaan Shaqsiyaad Gaar Ahi Iyo Baaq Culus Oo Ay Udireen Wasiirka Wasaarada Biyaha
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Cuqaal Iyo Waxgaradka Deegaamada Kalgumare,Suryo Iyo Banyaal Oo Cabasho Ka Muujiyay Ceel Biyood Ay Sheegeen Inay Deegaamadaas Ay Ka Qodanayaan Shaqsiyaad Gaar Ahi Iyo Baaq Culus Oo Ay Udire...
Tuesday, January 30, 2018
-
Xukumada Oo Amar Culus Duldhigtay Shirkada DP World Ee Dekeda Berbera Maamusha
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi oo wali kuk hawlan xalinta sicir bararka dalka ka jira ayaa soo saartay go’aamo la dul dhigay shirkada kala duwan oo loo aanaynayo inay lug ku leeyihiin dhibaatada jirt...
Sunday, January 28, 2018
« Previous Page — Next Page »