-
Ciidanka iyo dhaxanta iyo gurmad la’aanta haysata! W/Q Farxaan Maxamed Suldaan (Rakad)
Ciidanka iyo dhaxanta iyo gurmad la'aanta haysata! W/Q Farxaan Maxamed Suldaan (Rakad)
Ciidamada kala duwan ee qaranka ayaa bilihii u dambeeyay la tacaalayay dhaxanta iyo qabawga iyagoon haysan wax difaaca oo ka celinaya dhax...
Monday, January 15, 2018
-
War Deg Deg Ah”Maxkamada Gobolka Saaxil Oo Xukun Ku Riday Laba Wariye Oo Mayarka Berbera Dacwad Ku Oogaayay
Berbera(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobolka Saaxil ayaa Xukun Xadhig Ciqaabeeda ku rida waraiyayaal laba ah oo bishii udanbaysay dacwad uu ku oogaayay Gudoomiyaha Golaha deegaanka Degmada Berbera ahna Mayerka Berbera Cabdishakuur ...
Monday, January 15, 2018
-
Xukumada Somaliland Oo Go’aamo Adag Ka Soo Saartay Dhinaca Kaluumaysiga Badda Iyo Gabi Ahaanba Bixinta Ruqsadaha Kaluumaysi Ee Maraakiibta Shisheeye Oo Dhamaantood La Joojiyay”Daawo warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland Oo Go'aamo Adag Ka Soo Saartay Dhinaca Kaluumaysiga Badda Iyo Gabi Ahaanba Bixinta Ruqsadaha Kaluumaysi Ee Maraakiibta Shisheeye Oo Dhamaantood La Joojiyay"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
...
Sunday, January 14, 2018
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdillahi Oo Raalin Galin Ka Bixiyay Weedho Kaftan Ah Oo Madal Caleema Saar Uu Ka Jeediyay Oo la Mixnadeeyay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud ee Beelaha subeer Awal Suldaan Xasan suldaan Cabdillahi Suldaan Diiriye ayaa raali galin ka bixiyay hadal kaftan ah oo uu ka jeediyay fagaare lagu caleema saarayay garaad ay yeelan doonto ...
Sunday, January 14, 2018
-
Alle ha Unaxariiste Marxuum Aadan Xuseen Cilmi(Adan Daved)Oo Berbera Ku Geeriyooday
Berbera(Berberatoday.com)-Marxuum Aadan Xuseen Cilmi oo ku magac dheeree Adan Daved ayaa Saaka subaxnimadii ku geeriyooday magaalada Berbera ee xarunta Gobolka Saaxil oo uu daganaa,
Marxuum Adan Daved sida la sheegay waxa uu ku...
Saturday, January 13, 2018
-
Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hore Ee Ganacsiga Cumar Shaceyb Oo Noqday Beeralay Beertiisa Ka Shaqaysta
Berbera(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee ganacsiga Cumar Shucayb Maxamed ayaa noqday beeroole beertiisa fasha saddex maalmood oo todobaadka ka mid ah.
Cumar Shucayb oo xukuumadii madaxweyne Siilaanyo ka ahaa wasiirka ganacsi...
Saturday, January 13, 2018
-
“Hurdadii Ka Go,ayoo Sida Hogol Kaliileed Igu Hoor Jacaylkuye Hagaag Waa Wada Jirkeenee Ii Kalay Aan Wada Heshiinee”Halkan Ka Daawo Muuqaalka Fanaanka Codka Tolmoon Ee Mustafe Faarax Jaamac(Mustafe Boos)Oo Album Cusub Oo Heeso Ah Soosaaray
Hargeysa(Berberatoday.com)-"Hurdadii Ka Go,ayoo Sida Hogol Kaliileed Igu Hoor Jacaylkuye Hagaag Waa Wada Jirkeenee Ii Kalay Aan Wada Heshiinee"Halkan Ka Daawo Muuqaalka Fanaanka Codka Tolmoon Ee Mustafe Faarax Jaamac(Mustafe Boos)...
Friday, January 12, 2018
-
Baashe Morgan Oo Laga Wareejiyay Kawaankii Gawraca Xoolaha Ee Berbera Oo Dawlada Isutaga Imiraatku Ugu Deeqday Dawlada Somaliland Iyo Qorshe Baashe Morgan Damacsanaa Inuu Mulkiyada Kawaanka Isugu Qoro Oo Fashilmay
Berbera(Berberatoday.com)-Xukumada Cusub ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi hogaaminayo oo utafaxaydatay soo celintii hantidii qaranka ee la boobay mudadii ay dalka xukumaysay xukumadii Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilanyo...
Friday, January 12, 2018
-
Maxay Yihiin Go,aamada Laga Soosaaray Kalfadhigii Sadexaad Ee Golaha Wasiirada Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi
Hargeysa(Berberatoday.com)-Halkan ka akhriso kalfadhigii sadexaad ee golaha wasiirada xukumada cusub ee Somaliland iyo Madaxweyne Mudane Muuse Biixi cabdi oo hogaaminaayay iyo go,aamada laga soo saaray.
WAR-SAXAAFADEED:11/01/20...
Friday, January 12, 2018
-
Daawo Muuqalka”Fanaanka Cabdulahi Shariif Baastoow Oo Hees Uu Udhiibay Majaajilayste Sooraan Ismaaciil Sugule Ku Tilmaamay Mid Tafaaful Ah Iyo Sooraan Oo Ka Jawaabay
Garowe(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanka Cabdulahi Shariif Baastoow Oo Hees Uu Udhiibay Majaajilayste Sooraan Ismaaciil Sugule Ku Tilmaamay Mid Tafaaful Ah Iyo Sooraan Oo Ka Jawaabay
https://youtu.be/1JG9rqgmCfg?t=115
...
Friday, January 12, 2018
« Previous Page — Next Page »