Articles
-
DOORASHADII MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO MUUJISEY QAAN-GAADHNIMADA DIMUQRAADIYADA, SOONA NOOLEYSAY RAJADII ICTIRAAFKA
OORASHADII MADAXTOOYADDA SOMALILAND OO MUUJISEY QAAN-GAADHNIMADA DIMUQRAADIYADA, SOONA NOOLEYSAY RAJADII ICTIRAAFKA
13kii November, ayaa Shacabka Somaliland waxay u dareereen doorashadii saddexaad ee madaxtooyada tan iyo mark...
Saturday, December 2, 2017
-
Khataraha qarsoon ee qof-walba ku maqan ee ay Leeyihiin Taawarrada Telefonada & Mobilada Gacanta.Qalinkii A/rahman fidhile
20- kii sanadood ee aynu soo dhaafney ayaa caalamka Waxaa aad loogu riyaaqay markii uu Telefoonkii xadhiga dheeraa uu isu bedelay ee uu noqdey nin aad Saaxiib-tihiin oo mar walba iyo meel-walba oo aad joogto kula socda oo marm...
Saturday, December 2, 2017
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadley Nooca Ay Noqon Doonta Xukuumada Uu Soo Dhisi Doono Waado Warbixin Muuqaal Ah
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha la doortay ee Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday inuu suulin doono musuqmaasuqa dalka ka jira isla markaana uu soo celin doono kalsoonida shacabka.
Mad...
Thursday, November 30, 2017
-
Labadi Suxufi Ee Talyaaniga Ahaa Ee 1988 Ku Go’doomay Dooxa Ina Higis Ee Waqooyiga Hargeysa W/Q Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe
Waxaanu ka mid aheyn ciidan SNM ah oo fadhiisinkiisu ahaa waqooyiga Hargeysa August-Oct 1988(Gogolwanaag-Annayo-Xeedho-Gaboobe-Geeddeeble).Laba suxufi oo Talyaani ah oo Dooni ka soo qaaday Jibouti ayaa bishi Sept soo gaadhay x...
Thursday, November 30, 2017
-
Daawo,Maayirka Caasimada Hargeysa Ayaa Shacabka Ugu Baaqay Inay Cashuurta Bixiyaan
Daawo,Maayirka Caasimada Hargeysa Ayaa Shacabka Ugu Baaqay Inay Cashuurta Bixiyaan
https://youtu.be/hTBt2032vJ0...
Tuesday, November 28, 2017
-
Daawo, Sheekh C/laahi Cali Jawhar oo hambalyo usoo direy madaxweynaha cusub ee somaliland
Daawo, Sheekh C/laahi Cali Jawhar oo hambalyo usoo direy madaxweynaha cusub ee somaliland
https://youtu.be/4S88qvlfamE...
Tuesday, November 28, 2017
-
Daawo, Wasiirkii Ciyaaraha ee dawladii daahir riyaale oo xamar ka soo laabtey iyo ujeedada uu ku maqnaa oo uu faahfaahiyey
Daawo, Wasiirkii Ciyaaraha ee dawladii daahir riyaale oo xamar ka soo laabtey iyo ujeedada uu ku maqnaa oo uu faahfaahiyey
https://youtu.be/x0KrXSOkcYo...
Tuesday, November 28, 2017
-
“Waa Inaanu Madaxweynaha La Doortay Aqbalin Dayn Xad Dhaaf Ah Oo Uu La Wareego Sidii Caadada U Ahayd Dhaqan Xumadda Siyaasadeed Ee Somaliland Ee Ninkastoo Madaxtinimo Ka Degayaaba Uu Qasnadda Dawlada Sii Faaruqiyo”Aqoonmyahan Jamal Cali Xuseen
Dad badan baa talooyin wax ku oola siiyey Madaxweynaha cusub Ilaahay ha la qabtee. Aniga tayda waxaan ku gudbinayaa kaftan ahaan iyadoo madaxweynaha cusub iyo dadka imika xilalka hayaba ku socota. Waxaan xasuustay sheeko uu ii...
Tuesday, November 28, 2017
-
Amar Culus Oo Lagu Joojiyay Dhismayaal Uu Hore U Fasaxay Wasiirka Hawlaha Guud Ee Wakhtigiisu Dhamaaday”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
Burco(Berberatoday.com)-Amar Culus Oo Lagu Joojiyay Dhismayaal Uu Hore U Fasaxay Wasiirka Hawlaha Guud Ee Wakhtigiisu Dhamaaday"Daawo Warbixin Muuqaal Ah
https://youtu.be/ZBIXBJkXdic?t=70
Berber...
Tuesday, November 28, 2017
-
“Xadhigaygii Waxa Uu Ka Bilaabmay Kuna Dhamaaday Wasiir Mohamud Hashi Iyo Taliye Fadal Iyo Intii Muse Hore Umiinayn Jiray. Waxana Uu Ahaa Qorshe Lagu Abuurayay Dagaal Sokeeye Oo Dhexmara Beelaha Muse Iyo Ciro”Maxamed Yasin Xasan
London(Berberatoday.com)-Maxamed Yasin Xasan oo hore uga soo mid ahaa wasiirada xukumada Madaxweyne Siilanyo xiligii la doortay kuna jiray golihii wasiirada ee xiligaas la magacaabay mudo koobana ahaa wasiirk kaluumaysiga,Khayraad...
Tuesday, November 28, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|