Articles
-
Daawo Muuqalka”Barnaamij Dhamaystiran Oo Lagu Wareystay Maareeye Ku-Xigeenka Waaxda Faraca Bada Ee Dekedda Berbera Oo Xaqiijiyay In Uu Dib U Dhac Ku Yimid Qaabkii Dekeda Berbera Ushaqayn Jirtay Iyo Maamul Xumo Uu Ku Eedeeyay Shirkada Maamulka Dekeda Gacanta Loo Galiyay Ee DP World
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeye ku xigeenka Waaxda Faraca Bada ee dekada Berbera Cabdi Cabdilaahi Xassan Mataan ayaa waxaa uu xaqiijiyey in uu dib u dhac ku yimid qalabkii ay shirkada Dp World ku balan qaadey in ay keenayso De...
Wednesday, September 6, 2017
-
Maxaad Ogtahay Taariikhda Muslimiinta Dalka Burma W/Q Abdirisaq Terra
90 ilbidhiqsi Walaal kaga boggo Sheekada burma.
حكاية بورما
Dhibikuma jirto waqtigaaga inaad 90 ilbidhiqsi kasiiso qoraalkan si aad u ogaato waxay tahay dhibaatada Burma iyo muslimiinta ku nool.
Sheekada oo gaab...
Wednesday, September 6, 2017
-
Marxuum Kamid Ahaa Shaqaalaha Banka Dawlada Ee Berbera Oo Xabsiga Berbera Ku Dhex Geeriyooday
Berbera(Berberatoday.com Abaaro 7dii Fiidnimo Ee Xalay Ayaa Alle ha u Naxariiste Marxuum Maxamed Jaamac(MJ) Oo Kamid Ahaa Shaqaalaha Bangiga Berbera 25 sanadood Ee Inasoo Dhaafay Waxaa Uu Ku Dhex Geeriyooday Xabsiga Weyn Ee Berbe...
Wednesday, September 6, 2017
-
Musharrax Muuse Biixi Oo Magacaabay Guddi Warbaahineed Laba Beelood Ah. W/Q Guuleed Xaamud Jibriil
Musharraxa Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si hoos ahaan ah u magacaabay guddida cusub oo Maamuli doona arrimaha Warbaahinta, inta lagu gudo jiro mudada ollollaha Doorashaddu lagu jiro. Xubnaha guddidan oo tiradooda la...
Tuesday, September 5, 2017
-
Daawo Muqaal:Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaaladda London oo Hambalyo u diray G/kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Axmed Yasiin Sh Cali,fariina u diray kuna bogaadiye
Daawo Muqaal:Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaaladda London oo Hambalyo u diray G/kuxigeenka Barlamaanka Somaliland Axmed Yasiin Sh Cali,fariina u diray kuna bogaadiyey.05.09.17
...
Tuesday, September 5, 2017
-
XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax
XUSKA IYO XUSUUSTA: Danjire Cabdiraxiim Caabbi Faarax
Meel walba oo aad tagtid, waxaa ordaya charlatans iyo chameleons. Waa sababtaas sababta Soomaaliya ay god ugu sii dhacayso maalin walba, halkii la filaayey inay ...
Tuesday, September 5, 2017
-
Lacagtii Cashuurta Kastamka Berbera Kasoo Xeroon Jirtay Oo Loo Leexiyey Baanan Gaar Ah Iyo Qandaraasyadii Dawladda Oo Dad Loo Xidhay+Wasiirada Ku Taliyay Arimahaas
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoggo Wargeyska Yool uu ka helay illo rasmi ah, ayaa daboolka ka qaaday in dakhligii Kastamka Magaaladda Berbera loo leexiyey Baananka gaarka loo leeyahay, halka markii hore dakhligaas lagu xerayn jiray ...
Tuesday, September 5, 2017
-
Booliska Dalka Argentine Oo Toogtay Shimbir Daroogo U Waday Xabsi Ku Yaal Dalkaas+Daawo Sawiro
Argentine(Berberatoday.com)-Booliska dalka Argentine ayaa toogtay Shimbir loo adeegsanayay gudbinta daroogo, xabsi ku yaal magaalada Santa Rosa ee Gobolka La Pampa.
Shimbirtan ayaa maro caloosha looga soo xidhay loo adeegsa...
Tuesday, September 5, 2017
-
Daawo ,Madaxda Wadani ee finland oo eedo ka difaacdey musharax C.raxman Cirro..
Daawo ,Madaxda Wadani ee finland oo eedo ka difaacdey musharax C.raxman Cirro..
https://youtu.be/xr70PMqqw_E
https://youtu.be/oTBHMdLln8g...
Monday, September 4, 2017
-
Daawo Muuqalka”Bulshada Reer Borama Oo Waftigii Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Muuse Biixi Hogaaminayeen Ku Qaabilay Eryo Ka Dhan Ah Xisbiga Kulmiye Oo La Xidhiidha Taageero Ay Uhayaan Xisbiga Waddani Iyo Qeylada Sawaxanka Wadata Ee Waftiga Lagu Qaabilay
Daawo Muuqalka"Bulshada Reer Borama Oo Waftigii Madaxweyne Kuxigeenka Iyo Muuse Biixi Hogaaminayeen Ku Qaabilay Eryo Ka Dhan Ah Xisbiga Kulmiye Oo La Xidhiidha Taageero Ay Uhayaan Xisbiga Waddani Iyo Qeylada Sawaxanka Wadata Ee wa...
Monday, September 4, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|