Articles
-
“Naga Baxa Hadaan Cali Xoorxor Idinla Socon Waxba Tarimaysaane”W/Q Maxamed Cabdillahi Soofadhiiste
"Naga Baxa Hadaan Cali Xoorxor Idinla Socon Waxba Tarimaysaane"Nin Kamida Dadka Maskaxda Ka Jiran Ee Cisbataalka Dhimirka Berbera Kujira Ayaa sidaa Kuyidhi Wafti Ay Wasiirada Maaliyada Samsam Cabdi Aadan Hogaaminaysay Oo Cis...
Monday, August 21, 2017
-
Wareysiyo Xiiso leh:- Daawo,,,General Fadhi ku salaan oo Taariikhdiisa Nusqarni in ka badan ka sheekeeyay iyo Wariye Ducaale oo Barnaamijkiisa Xusuus reeb ku wareystay
Wareysiyo Xiiso leh:- General Fadhi ku salaan oo Taariikhdiisa Nusqarni in ka badan ka sheekeeyay iyo Wariye Ducaale oo Barnaamijkiisa Xusuus reeb ku wareystay
https://youtu.be/JnM8953-GgI
https://youtu.be/RKITwpEc...
Monday, August 21, 2017
-
TV-yada Soomaaliyeed: Taran Tayadoodu Taban Tahay
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Mar waxaad dhadhamisiyo,
Mijin Qaad ah haw dhiman,
Hana talin masiibiyo
Wax makhluuqa kala dila.
Maskaxdaadu yay noqon,
Maqal lagula leeyahay,
Yaan toban m...
Monday, August 21, 2017
-
“Cawil Iyo Cali Warancadde Waan Ku Ammaanayaa Inay Muuse Biixi Ag Fadhiyaan Laakiin In Wixii Aanu Isku Ogayn Wax Aan Ahayn Ay Ku Hadlaan Kuma Ammaanayo Waayo…….Wixii Aynu Isla Ogayn Haddii Aad Been Sheegtaan Oo Wax Aan Jirin Tidhaahdaan Waxay Anigana Igu Kellifaysaa Inaan Masraxa Imaado Oo Aan Idinka Daba Hadlo
Siciid Sulub Oo Sheegay In Ay Dhegihiisa Ka Badatay Xan Uu Xisbiga WADDANi Kula Faqay Oo Ka Dhan Ah Waran-cadde iyo Cawil
“Cawil Iyo Cali Warancadde Waan Ku Ammaanayaa Inay Muuse Biixi Ag Fadhiyaan Laakiin In Wixii Aanu I...
Monday, August 21, 2017
-
DAAWO:-Mo Farax Oo ku Guulaystay Tartanka 3000m Ee Diamond League Oo Lagu Qabtay Dalka UK
DAAWO:-Mo Farax Oo ku Guulaystay Tartanka 3000m Ee Diamond League Oo Lagu Qabtay Dalka UK
(Berberatoday.com) –DAAWO:-Mo Farax Oo ku Guulaystay Tartanka 3000m Ee Diamond League In Birmingham.
...
Monday, August 21, 2017
-
Daawo Muuqalka”Suldaan Maxamed Nuur Cali Oo Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Lagu Caleema Saaray Iyo Salaadiinta Iyo Waxgaradka Kasoo Qeyb Galay
Burco(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Suldaan Maxamed Nuur Cali Oo Xarunta Gobolka Togdheer Ee Burco Lagu Caleema Saaray Iyo Salaadiinta Iyo Waxgaradka Kasoo Qeyb Galay
https://youtu.be/yzjVgqlSaVA?t=26
...
Sunday, August 20, 2017
-
Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Qodobo Qof Waliba Jecelyahay In La Weydiiyo Masuulka Oo La Weydiiyay Kana Jawaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa waraysi kulul oo magaalada Hargeysa lagula yeeshay hogaamiyaha xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan,waxaana uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay kamid...
Sunday, August 20, 2017
-
Waa Sidee Xaalada Dekedda Berbera Xiligan?Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Oo Warbixin Ka Diyaarisay
Lahaanshaha sawirkaAXMED SICIID CIGE, BBC HARGEYSAImage captionMaxjarka xoolaha ee dekedda Berbera
Berbera(Berberatoday.com)-Dhakhtarka xoolaha ee dekedda Berbera Dr. Axmed Xaaji Cabdillahi Ismaaciil ayaa sheegay in dekedda berbe...
Sunday, August 20, 2017
-
Nin Kamida Ahaa Shaqaalaha Muruqmaalka Dekeda Berbera Oo Laydh Ku Qabsaday Dekeda Gudeheeda Ugeeriyooday Iyo Shirkada DP World Oo Diiday Bixinta Magtiisa+Maydkii Oo Talaagad Lagu Kaydiiyay
Berbera(Berberatoday.com)-Marxuum Jaamac Ismaaciil Cali oo kamida ahaa shaqaalaha Muruqmaalka ah ee Dekeda Berbera ayaa habeenkii xalay abaara 10kii habeenimo oo laydh(koronto)ku qabtay Dekeda Berbera dhexdeeda goob ay kutaalo Qa...
Saturday, August 19, 2017
-
TV-yada Soomaaliyeed: Taran Tayadoodu Taban Tahay
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale
Mar waxaad dhadhamisiyo,
Mijin Qaad ah haw dhiman,
Hana talin masiibiyo
Wax makhluuqa kala dila.
Maskaxdaadu yay noqon,
Maqal lagula leeyahay,
Yaan t...
Saturday, August 19, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|