WAX KA BARO KUWAY HORE U HODAY DP WORLD! W/Q ABDIKARIIM AHMED MOGE
DP world tariikhdeeda ayaa ka marag kacaysa in ay tahay shirkad hadimo, si aan taas shacabka ugu cadayno waxaan soo qaadan doona wadamo dhawr ah oo DP World ay jajamisay oo halkii ay horumar ka egayeen ku hambabaray horumar la’a...