Waa Nin Caynkee Ah Madaxweynaha Cusub ee Dalka Faransiisku?
ka dib markii lagu dhawaaqay natiijada tartankii loogu jiray qasriga Elesy ee Madaxtooyada Dalka faransiiska oo uu 65% ku guulaystay Emmanuel Macron ayaa mar kale Faransiisku waxa ay sameeyeen taariikh siyaasadeed oo ku saabsan do...