|
Articles
-
DHIBAATO INTEE LEEG AYAY XUKUUMADU KU LEEDAHAY SICIR BARARKA
galkiisii loo diiday sayax alaabaday xukuumada kulmiye waxay soo daabacday lacag fara bara badan oo s/land shilin ah hadana waxay cashuurta ku qaadaa doolar , sidoo kale waxay hoos u dhigtay hawshii baanka somaliland oo ay hawl ge...
Friday, April 14, 2017
-
Qadaafi Abaalkiisu wuxuu noqday Dil !.W/Q Maxamed Cabdi Nuur zaahid.
Qadaafi Abaalkiisu wuxuu noqday Dil !.
Waxa La Turjumay oo (Afsoomaali Loo bedelay) Qoraal U soo Dhigay Isago English Ku Qoran Nin U Dhashay Wadanka Ghana.
16 Qodob Amma Sababood Oo Loo Diley Qadafi Madaxwaynihii Libya, ...
Friday, April 14, 2017
-
Daawo Muuqalka”Suxufi Cabdisalaan Hereri Oo Wareysi Xiiso Badan La Yeeshay Nin Somali Ah Oo Aan Afsomaliga Aqoon , Cida U Kala Turjuntey Iyo Dalka Uu Ku Nool Yahay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saxafiga caanka ah ee Cabdisalaan Hereri oo ka hawl gala telefishanka Universal TV ayaa waxaa uu dhawaan wareysi xiiso badan la yeeshay nin Somali ah oo ku nool dalka Hinda kaas oo aan aqoon luuqda Somal...
Thursday, April 13, 2017
-
Wasiirka Madaxtooyada Oo Xilalkii Ka Qaaday Sadex Masuul Oo Kamida Shaqaalaha Halbawlaha Ah Ee Madaxtooyada Mudo Dheer Ka Tirsanaa Iyo Ciyaal Uu Kala Soo Wareegay Wasaarada Duulista Hawada Oo Xilalkoodii Uu Umagacaabay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sadexdan Masuul ee Xilalka Laga Qaaday Oo Kala Ah Xisaabiyihii Wasaaarada Madaxtooyada Maxamud Digaale, Madaxii Hab Maamuuska(Paratocolka) Madaxtooyada Cabdiraxmaan Saqadhi Iyo Madaxii Kaydka Iyo Arkeefi...
Wednesday, April 12, 2017
-
Daawo Muuqalka”Lataliyihii Madaxwayne Siilanyo Ee Arimaha Doorashooyinka Cabdillahi Jawaan Oo Iscasilay Iyo Taladii Iyo Xukunkii Dalka Uu Sheegay In Aanu Gacanta Ugu Jirin Madaxweynihii La Doortay
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaweyd magaalada Hargeysa kaga dhawaaqey in uu is casilay la taliyihii madaxweyne Siilanyo ee arimaha doorashooyinka Muddane Cabdilaahi Jawaan .
Sidoo kale Cabdilaahi Jawaan ayaa waxaa u...
Wednesday, April 12, 2017
-
WAJALE”500 Oo Milyan Oo Shilin Somaliland Ah Oo Layahay Meel Ay Mareen Iyo Mushahar La,aanta Haysata 3 Bilood Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Tog-Wajaale+Rafashada Gudoomiyaha Daymaysan
Waxaa bilihii la soo dhaafayba ay dawlada hoose ee degmada tog-wajaale ku mashquul sanayd ururinta lacagihii liisanada ee meheradaha waaweyn ee ku yaala magaalo ganacsiyeedkan lacagahaas oo lagu qiyaaso ilaa 500,000,000(shan boqol...
Wednesday, April 12, 2017
-
Daawo, Rogaal Celintii Abwaan Weedhsame ee silsilada miimleyda iyo maanso cusub oo la magac baxdey Maxaa Dareen lulay
Hargaysa (Berberatoday.com)_Daawo , maanso cusub oo weedhsame oo silsiladii miimleyda ku soo rogaal celiyey mansada magaceeda yahay MAXAA DAREEN LULAY.......
Halkan Ka Daawo
...
Tuesday, April 11, 2017
-
Dhacdo Cajiiba”Nin Curyaan Ah Oo Markii Ugu Horeysay Madaxweyne Ka Noqday Dal Caalamka Ka Mida+Daawo Sawirada
Ecuador(Berberatoday.com)-Shacabka wadanka Ecuador ayaa doortay Madaxweyne cusub oo lagu
magacaabo Lenín Moreno, isagoo xafiiska la wareegi doonaa Bisha soo socota.
Lenín Moreno ayaa noqon doona Madaxweynihii uggu hore...
Tuesday, April 11, 2017
-
“Mucaaridku Waxa Ay Is Diidsiinayaan Inuu Muuse Biixi Ka Soo Mudh-baxay Karin Kasta Oo Cidhiidhyoon Cagtana Saaray Wadadii Qasriga Madaxtooyada…”Cali-gurey
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye-ku-xigeenkii saddexaad ee hore ee xisbiga UCID, haatanna katirsan xisbiga KULMIYE Md. Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey), ayaa si qoto dheer uga hadlay waqtigii uu mucaaridka ku ahaa xisbiga KULM...
Monday, April 10, 2017
-
Somaliland Oo Xeebaheeda Ku Qabatey Markab La Sheegay Inuu Hub U Sido Dawlada Xamar Oo Biyaha Bada Somaliland Ku Cadilmay
Berbera(Berberatoday.com)-Ciidanka Ilaaladda xeebaha Somaliland ayaa lagu soo waramayaa inay gacanta ku dhigeen Markab Hub u siday Somaliya oo ka soo kicitimay dalka Jabuuti.
Illaa hada war sugan lagama hayo halka uu ...
Monday, April 10, 2017
« Previous Page — Next Page »
|
|