-
Maxaad Ka Ogtahay Madaxweynihii Carbeed Ee Dadkiisa Ka Mamnuucay Inay Soomaan Bisha Ramadaan?Dalkee Ayuu Xukumaayay”Muuqaalkan Ka Daawo
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynihii dalka Tunis Xabiib Burqiina ayaa sannadkii 1961 waxaa uu bulshadiisa ugu baaqey in aanay soomin bisha ramadaan ka dib markii uu isagu ka dhex muuqdey fagaarasha isaga oo aan soomanen
&nb...
Wednesday, March 22, 2017
-
Daawo Muuqalka”Fanaanada Yurub Geenyo Oo Ka Dareen Celisay Talabaada Lagaga Saaray Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Wareysii Dheer Oo Ay Bixisay
Muqdisho(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka"Fanaanada Yurub Geenyo Oo Ka Dareen Celisay Talabaada Lagaga Saaray Kooxda Xidigaha Geeska Iyo Wareysii Dheer Oo Ay Bixisay
https://youtu.be/mv3Z4q1M9YA?t=356
&nb...
Wednesday, March 22, 2017
-
Saldhiga dowlada emaaraadku may saxeexin ee carab baayaca-mushtara lala saxeexday by Abdi Mustafe
Saldhiga Berbera waxa lala saxeexday carab baayaca mushtara oo la yidhaa Al Suwaidi oo ka mida tujaarta ku le naadiyada ciyaartoyada ingiriiska. Waxay ahayd in wasiirka arimaha dibada ama wasiirka difaaca ee emaaraadku la saxeex...
Tuesday, March 21, 2017
-
Sir Culus Oo La Helay”Shirkadihii Ka Shaqayn Lahaa Dekeda Berbera Iyo Dhismaha Saldhiga Ciidan Oo La Qeybsaday,Faysal Cali Waraabe Oo Qeyb Qaatay Iyo Baashe Morgan Guud Ahaan Beelaha Subeer Awal Iyo Habar Yoonis Uga Dhaartay Inay Hal Shirkad Yeeshaan
Dubai(Berberatoday.com)-ugu Yaraan 120 shirkadooda oo ka shaqayn doona Dekeda Berbera iyo Dhismaha Saldhiga Ciidan Iyo Waliba Dhismaha Deked Dalalka Isutaga imniraatka Iyo Masar ku yelan doonaan Berbera ayaa qeydhinka lagu qeybsad...
Monday, March 20, 2017
-
Daawo:Waraysi xasaasiya:F.C.Waraabe oo wax laga weydiiyey Heshiiska Saldhiga Milateri & waxa loo adeegsan doono Saldhiga Berbera+Halka loo Ciirsan doono haddii Heshiiska dhinac jebiyo ama Buro!
Daawo:Waraysi xasaasiya:F.C.Waraabe oo wax laga weydiiyey Heshiiska Saldhiga Milateri & waxa loo adeegsan doono Saldhiga Berbera+Halka loo Ciirsan doono haddii Heshiiska dhinac jebiyo ama Buro!
...
Monday, March 20, 2017
-
Waalidiinta Dhallinyaradii Diyaaraddu Ku Xasuuqday Badda Yemen Oo Hadlay Iyo Dareenka Aabbo Uu Wiilkiisii U Dambeeyay Ka Mid Ahaa
Laascaanood(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Waalidiinta dhalay Tobaneeyo Dhallinyaro reer Somaliland ahaa oo habeenkii Jimcaha ee Toddobaadkan ku Geeriyooday Badda Dalka Yemen, ka dib markii Diyaarad nooca qumaatiga ku kaca ahi d...
Monday, March 20, 2017
-
NINKII MARKUU SAMADA JOOGAY DHULKA LA JECLAA EE MARKUU SOO DEGAY LA NACAY W/Q CALI CISMAAN XUSEEN(CALI GURAY)
NINKII MARKUU SAMADA JOOGAY DHULKA LA JECLAA EE MARKUU SOO DEGAY LA NACAY
waxoogaa riyo ah lahayd ayaa abaari ku dhacday iyada oo islaamo kale u waramaysa ayay tidhi riyahaba ri ayaan xaydh uga filaayay ridina xeef bay d...
Sunday, March 19, 2017
-
Kadi Fulaynimo Fay ma Ka tidhi Ina Cumar ( dadku maanta waxay ugu Yedhaan Maxamed Amiin) Waxaan Garanayaa isagoo Pharmarcy Yar furtay oo mowliid Osman ( Dacar) yidhaahda saxiib I kaalay aad dawooyinka I Bartide.W/Q MalaaqYasin Nirig HajiSaed
Kadi Fulaynimo Fay ma Ka tidhi Ina Cumar ( dadku maanta waxay ugu Yedhaan Maxamed Amiin) Waxaan Garanayaa isagoo Pharmarcy Yar furtay oo mowliid Osman ( Dacar) yidhaahda saxiib I kaalay aad dawooyinka I Bartide.
Ina Cumar Hor...
Sunday, March 19, 2017
-
Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Ka Shiftay Heshiiskii Saldhiga Ciidan Ee Berbera Inay Labo Dal Oo Kale Ay Ka Qeyb Yihiin (Waa Kuwee?)
London(Berberatoday.com)-Dhaxal-sugaha Abuu-Dhabi ahna ku-xigeenka taliyaha ciidamada qalabka sida ee dalka Imaaraadka Maxamed Bin Za’id Al-nahyaan ayaa shir jaraa’id uu qabtay ku sheegay in Imaaraadka uu Dekad ganacsi oo caal...
Sunday, March 19, 2017
-
GUDOOMIYAHA XISBIGA KULMIYE EE DALKA SWEDEN OO XILAL CUSUB MAGACAABAY
Stockholm(Berberatoday.com) Xisbiga Kulmiye Laantiisa Sweden oo caawa soo saaray Warsaxaafadeed uu ku saxeexanyahay Gudoomiya Xisbiga Kulmiye ee Sweden Mudane Fuad Kamil Ciise ayaa lagu sheegay magacaabista Xubno Cusub iyadoo ...
Sunday, March 19, 2017
« Previous Page — Next Page »