Ha Ii Dooranina Madaxwayne”Abdilmalik Musa Coldoon
Ha ii dooranina madaxwayne
Ha ii dooranina madaxwayne aniga , hadii aad ii doorataan madaxwayne , waxa aan dib u xorayn lahaa dhulalka soomaaliyeed ee la haysto , ee ay haysto itoobiya iyo kiiniya . Ka hor inta aanan bila...