SOONKA IYO RAMADAANKA FADLIGIISA
Qaybta: 1aad ee Taxanaha Ramadaanka
Asalamu caleykum yaa muslimiin! Sidaa dhamaantiin la wada socotaan waxaa fooda nagu soo haya bishii barakeysneyd {Ramadan}. Marka waxaa is tusay inaan mawduucyo ka hadlaaya soonka iyo bisha bar...
Monday, June 6, 2016
Maxaa Kuu Qorshaysan Bisha Ramdaan
Assalaamu calaykum waraxmatullaahi wa barakaatuhu
Waxa ina qaadaa dhigaya udugii iyo neecawdii kasoo kamkamaysay bisha barakaysan ee inagu soo fool leh ee ramadaan, illaahayna waxaynu ka baryaynaa inuu caafimaad qab inagu gaa...