|
Articles
-
Waxaan aad uga xunahay kalmadaha aan fiicnayn ee ka soo yeedhay ninkii muuse w/Qoray Axmed Guuto
Waxaan aad uga xunahay kalmadaha aan fiicnayn ee ka soo yeedhay ninkii muuse runtii taasi waxay ka marag kacaysaa in aanu muuse iska daa inuu siyaasad hogaamiyee aanu u qalmin inaan xaflad lagu macsuumin waayo dadkuu caayayaa mada...
Thursday, April 14, 2016
-
Xasuus iyo sheeko: noloshii Xaaji Ibraahin Askar – 1935 ilaa 2016 Maxamed Haaruun
Sheekooyinkii badnaa ee uu ii mariyay, waxa aan ka xasuusnahay middan. Xaajiga waxa ay qaraabo dhaw ahaayeen Colonel Ibraahin Koodbuur, oo mar ka mid ahaa ciidamadii xoogga Dalka Soomaaliyeed la odhan jiray, mar dambe na...
Thursday, April 14, 2016
-
Faallo: Khudbad Sanadeedka Madaxweynahe Siilaanyo, 2016. Qaybta 5aad, Qore: Dr. Saeed Sheikh Mohamed Abdalle A
Anshaxu waa waxa ugu mudan markasta oo wax la qabanaayo, ama la maamulaayo, ama cid wax la faraayo. Waa akhlaaqda looga baahan yahay inuu qof walba
Maamul Wanaag II
Madaxweyne Siilaanyo Khudbada wuxuu ku faanay i...
Thursday, April 14, 2016
-
Shabakadda Karrin Haldoorka Beesha Ciise Muuse Kolba Mid Marmarinayso Miyaanay Oggeyn Inuu Ilahay ka Xisaabin Doono, Danbiga Intaa Le’eg, Bal akhri Inta Masuul ee ay Maalinba Mid Dusha ka Saaran Danbi aanayGelin!!!
Shabakadda naxliga iyo Beentu madax martay ee Karrin, waxa ay noqotay mid ka araadan anshaxa iyo aqlaaqiyaadka Saxaafadda, waa mid masuubo ka talis ah, oo wasiirka hawlaha guud ee Qaranka xilka ka hayaa doonayo inuu Beelaha walaal...
Wednesday, April 13, 2016
-
The World Has to Revisit Current Development Models! By: Sharmarke Abdi Musse
The World Has to Revisit Current Development Models!
By: Sharmarke Abdi Musse
When you search the word “Development” in the search engine, you find thousands of articles, reports and journals which talk about developme...
Wednesday, April 13, 2016
-
Swedan Hooyo Somaliyeed Oo Lagu Amray Inay Bixiso Lacag Ka Badan 300.000 kr
Hay’ada Caymiska Sweden Försäkringskassan ayaa hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Borlänge ku amartay in ay bixiso lacag gaaraysa 335 904 kr ka dib markii lagu qabtay in ay been ka sheegtay aabaha caruurteeda. Hooya...
Wednesday, April 13, 2016
-
JABBUUTI:Laba Daran Mid Dooro!-W/Q.Cabdixakiin M. Maxamuud “Marayare”
Jimcihii(April,8 2016) waxa Jabbuuti ka qabsoontay doorosho natiijadeedu ku dambeysey geddii dadka badankiisu filayey ee ahayd; Geelle waa dooran yahay!
Asalkaba Kelitalisnimada ayaa is yara farsamo dhaanta;tan Geelle waa riwaaya...
Wednesday, April 13, 2016
-
Daawo Muuqalka”Muuse Biixi Oo Shacabka Reer Berbera Kutilmaamay Tuug Dadka Bada Usoo Dabaal Taga Kabaha Ka Xada,Mobiladana Ka Qaada,Hadalo Cunsuriyad Iyo Cadaawadi Ka Muuqatana Kula Kacay
Berbera(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ka baxsan anshaxa siyaasaddeed iyo dhaqanka suuban ee islaamka oo waliba ay ka muuqato cunsuriyad kula kacay shacabka reer Berbera ee ku nool x...
Tuesday, April 12, 2016
-
TARTANKA MADAXDA IYO MAALQABEENADA.W/Q.Qareen /Khadar Aar .
Hoggaamintu waa shay muhiim ah oo aanu ka maarmin Adanahu ,waana mida kaleya ee lagu gaadhi karo horumarka iyo horusocodka arimaha Bulshada ,hadii aad aragto Umad aan lahayn Madax hogaamisa waa umad an jirin .
Hoggaamiyuhu sidi...
Sunday, April 10, 2016
-
Doorashooyinkii Sanadiihii Tagayna Murugo Iyo Ciil Bay Nagu Dhaafeen, Doorashooyinkan Soo Socdana, Waxaan Ku Soo Dhaweyno Garan Mayno ,
Doorashooyinkii Sanadiihii Tagayna Murugo Iyo Ciil Bay Nagu Dhaafeen, Doorashooyinkan Soo Socdana, Waxaan Ku Soo Dhaweyno Garan Mayno ,
Ku: Guddida Arrimaha Gudaha & Amniga Golaha Barlamaanka JSL - Hargeysa –
Ku: Ururada R...
Sunday, April 10, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|