Qoraal Rasmiya oo Cali Guray u diray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Qoraal Rasmiya oo Cali Guray u diray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Ku : Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Tar: 03/4/2016
Ujeedo: Jawaab Celin
Mudane
Waxan ka helay Facebook-ga qoraal aanan hubin inu yahay been abuur iyo inu yah...
Sunday, April 3, 2016
Nin Koomo Kujira Oo Yaala Cisbataalka Burco Oo La Garan Layahay
ilaahay Dartii u faafi sawirkan, waa nin xanuunsanaya oo an hadli karin oo saacad saacad koomo u gelaya oo in ka badan Bil ama 30 maalmood yaallay mid kamida waadhadhka cisbitaalka Burco, lama garanayo cid uu yahay iyo meel uu ka ...